Beeni waa tan!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Beeni waa tan!

Post by Timiro1999 »




Qudhmiye todobadii sanadod ee la soo dhaafay waxay wadeen, biyo balaadhin iyo sheeko daciif ah
Shan sano ka hor waxay sameeyen taangiyo waaweyn oo ay dadka indho sarcaad uga dhigayeen, dadkii iska masaakiinta ahaa way iska rumeysteen.
Maalin walba waxay soo sawiraan tuumbooyin waaweyn oo biyo ka socdaan, mudo ayaa dadkii masaakiinta ahaa iskula warwareegen " dawladii biyo ayay soo wadaa" lol
Xukuumadan daciifka ahi xishood ma laha waa indho adayg miidhan maalin walba war folosh ah ayay dadka u sheegayan inkastoo dadka badankiisu aanu rumeysan beenta qudhmiye hadana waxa jira dad yar oo wax walba iska aamina, kuwaasan ka naxsanahay.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Beeni waa tan!

Post by X.Playa »

jaariyadu waxay u haysataaba dadkuba inay sidii mafrish reer hebel shaaha ka kariyaan
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Beeni waa tan!

Post by Timiro1999 »

X.Playa wrote: Sun Sep 22, 2019 2:22 pm jaariyadu waxay u haysataaba dadkuba inay sidii mafrish reer hebel shaaha ka kariyaan
Xaarplaya adigu waxaad u haystaa dadku inay sidaada yihiin oo 24/7 gidaarka raacayan, ilayn qof fayow ma tihide
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”