Page 1 of 3

are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 2:01 pm
by sahal80
ilaa hada arinta ahmed madoobe iyo dawlada meel lama dhigin beesha caalamka dhinac lama safna waliba UN envoy wuxuu diiday in doorashada JL la joojiyo laakiin wuxuu codsadey inay noqoto mid loo dhan yahay. waxaa jira dagaal diblomaasiyadeed oo labada dhinac u dhaxeeya dawlada oo dacwado danbiyo ku oogi rabta madoobe ayadoo wasiirkiisa janan lagu qasbi rabo inuu dusha uga saaro asaga. waxaa dawlada garab taagan itoobiya oo hada oromo hogaamiso waxaa la sheegaa in janan iyo reer hassan ka mx ee dolow itoobiya iyo mooyaale ay dagaalka la galeen garre arintaan oo madoibe oo marsiiyay cabdi ileey waliba garraha la hubeeyay sida ay qabaan itoobiya. sidaas ayay dacwada dawlada ula safantahay ee "danbiyada madoobe iyo janan" waxey la midtahay qaabka lagu xirey gen gebre oo danbiyo loo heesto laakiin maaha kuwii uu soomalida ka galay ee waa kuwii uu oromada ka galay(jigjiga) warqada arintaan ku saabsan ayaa UNka loo diray

hayeeshee waxaa itoobiyo ka dhacay shir maamulada iyo dawlada lagu casumay JL oo fonorskana itoobiya uga danbeeyaan arintan. waakan wasiirka JL minister la taagan kuwa kale. in kastoo la dhihi karo waa acting finance minister laakiin wali JL muasaasaad ahaan waa la aqoonsan yahay. waxaa kaloo jira luga dheere oo ah a sheekhal second vice president oo kulamo nairobi u tagey waxaa la sheegay in shir nabada iyo horimarinta ah ka qayb gali rabo .

therefore, shariif iyo mucaaradka waxey xaq uleeyihiin inay cusleeyaan garabkeey rabaan ama dawlada ama JL inta lakala baxayo amaa hadii aduunka madoobe ka hadlo oo lasaftaan dawlada markaas waa qalad inuu madoobe la safto ama kismaayo aado.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 2:15 pm
by Sagax
sahal80 wrote: Sun Sep 22, 2019 2:01 pm ilaa hada arinta ahmed madoobe iyo dawlada meel lana dhigin beesha caalamka dhinac lama safna waliba UN wuxuu diiday in doorashada JL la joojiyo laakiin wuxuu codsadey inay noqoto mid loo dhan yahay. waxaa jira dagaal diblomaasiyadeed oo labada dhinac u dhaxeeya dawlada oo dacwado danbiyo ku oogi rabta madoobe ayadoo wasiirkiisa janan lagu qasbi rabo inuu dusha uga saaro asaga. waxaa dawlada garab taagan itoobiya oo hada oromo hogaamiso waxaa la sheegaa in janan iyo reer hassan ka mx ee dolow itoobiya iyo mooyaale ay dagaalka la galeen garre arintaan oo madoibe oo marsiiyay cabdi ileey waliba garraha la hubeeyay sida ay qabaan itoobiya. sidaas ayay dacwada dawlada ula safantahay ee "danbiyada madoobe iyo janan" waxey la midtahay qaabka lagu xirey gen gebre oo danbiyo loo heesto laakiin maaha kuwii uu soomalida ka galay ee waa kuwii uu oromada ka galay(jigjiga) warqada arintaan ku saabsan ayaa UNka loo diray

Walahi i'll talk to you as real iljeex i can get,

N&N 100% correct on this, if i was one of leaders in the N&N maamul, i would have arrested spoilers like Abdishakur,Madobe, Sakiin, Fiqi, Sheikh Shariif, faroole iyo HSM they would have long ago and fed them led of metal as they rot in Jail known throughout Somalia as the Godka Munaafiqiinta Khaa'inal Wadan, Country always comes first before any clan loyalty.

N&N would have gone far had they not arrogantly pissed off their early adamant hardcore loyal supporters.

In short N&N is correct on this but due to bad politics they played at last 3 years they have lost all support from the HAG mass, right now they probably choose the Devil over them, farmaajo if he is smart should renew his Government and appease the hardcore clans that he pissed among Hiraabs if he truly wants to reign for years to come, even Siade barre's long 21 years knew this.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 3:04 pm
by sahal80
Sagax wrote: Sun Sep 22, 2019 2:15 pm

ok thanks ustad for your opinion. i personally believe sharif and hassan sheekh should stand up and fix their regions first instead of selling their necks to JL and PL. others are korkooda ku dagaalamaya what a shame! :wow:

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 3:16 pm
by original dervish
Obviously your default position is anti any Darood consolidation in Somalia......however, your out of step with your hag daddies whom are playing the short game of maximum pressure and oppisition to the Farmaajo regime till the elections.

Will these two former presidents change policies after a hag president enters Villa Somalia.....who knows? :)

Until then Madoobe's position has been greatly strengthened by the intervention of HSM and Sheikh Shariff.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 4:07 pm
by knet
This is a Dictatorship move by Farmaajo. There will be a huge price to be paid for this mistake.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 4:41 pm
by sahal80
original dervish wrote: Sun Sep 22, 2019 3:16 pm Obviously your default position is anti any Darood consolidation in Somalia......however, your out of step with your hag daddies whom are playing the short game of maximum pressure and oppisition to the Farmaajo regime till the elections.

Will these two former presidents change policies after a hag president enters Villa Somalia.....who knows? :)

Until then Madoobe's position has been greatly strengthened by the intervention of HSM and Sheikh Shariff.
SAHALISM aa madaxa kaa martey aniga sharci ahaan aan u hadley. waxaa jira wax la dhoho "somalia partners" sida USA, EU, UAE, AU/AMISOM kuwa hore waxay taageeraan waxa ay AU/ AMISOM ku he shiiso, Labo dal oo partnernimo sheegta ayaa laka safan dawlada iyo JL. therefore waxaa lagu kala bixi karaa diplomatically like Kenya oo Amisom laga saaro by cutting EU funds markaas waxee noqonee labada dal oo iska soo horjeeda...this will take until next year laakiin madoobe ahaan sharicga somaliyuu hoostagaa saa darteed dacweey ku furi rabaan. im professional here u effing SAHALIST i can have my position though why i have to side with one group? is being you qabiilist? then let it be!

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 4:56 pm
by vinshom
knet wrote: Sun Sep 22, 2019 4:07 pm This is a Dictatorship move by Farmaajo. There will be a huge price to be paid for this mistake.
I agree with you, he is playing with fire now.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 5:31 pm
by Caytame
What do you mean wrong? lol people should go where they want in the country.

Hawiye would be stupid not to house arrest farmaajo indefinitely when they become president next election.

Everything he is doing will be done to him and his folks tomorrow.

aano qabiil doesnt forget.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 5:31 pm
by GeoSeven
Denying a former president the right to board a flight to wherever he wants? Very damaging to the government and plain disrespectful.

With that being said, I'm all for the government putting pressure on Kismaayo. The government must reign in and assert it's authority over maamul goboleedyada.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 9:50 pm
by paperino
Former presidents shouldn't be involved in current politics. You don't see Carter, Clinton, Bush or Obama involved in current politics. You don't even see them in public. Former president Adan Adde (AUN) led a quiet & humble life after his term ended, far from politics.
GeoSeven wrote: Sun Sep 22, 2019 5:31 pm Denying a former president the right to board a flight to wherever he wants? Very damaging to the government and plain disrespectful.

With that being said, I'm all for the government putting pressure on Kismaayo. The government must reign in and assert it's authority over maamul goboleedyada.
Recently, Trump denied Nancy Pelosi (3rd in line) the right to board a flight; notice this is for a current member of the government.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Sun Sep 22, 2019 10:56 pm
by Shirib
paperino wrote: Sun Sep 22, 2019 9:50 pm Former presidents shouldn't be involved in current politics. You don't see Carter, Clinton, Bush or Obama involved in current politics. You don't even see them in public. Former president Adan Adde (AUN) led a quiet & humble life after his term ended, far from politics.
GeoSeven wrote: Sun Sep 22, 2019 5:31 pm Denying a former president the right to board a flight to wherever he wants? Very damaging to the government and plain disrespectful.

With that being said, I'm all for the government putting pressure on Kismaayo. The government must reign in and assert it's authority over maamul goboleedyada.
Recently, Trump denied Nancy Pelosi (3rd in line) the right to board a flight; notice this is for a current member of the government.
Shariif is a candidate for the next elections so he's still active on the politcal scene.

Trump denied Pelosi a flight during the shutdown because it was tax payer funded. He didn't deny her a flight on her own dime.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Mon Sep 23, 2019 2:22 am
by ImamAhmed
.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Mon Sep 23, 2019 2:33 am
by ImamAhmed
The problem is not whether sharif should go or not but the lack of constitution and laws that makes things ambiguous. Somalia is a federal government so that means fed members states wey uu madax bananyaheen their elections. However somalia or its member states don’t control the ground apart from puntland so can’t have 1 man 1 vote elections and instead have tribal selection. The issue is now does the tribal selection get hijacked by a dominant clan like in puntland were maxamoud selebaan are always the President no matter what or does the president force a candidate in with Ethiopian muscle like in baydabo. Truly speaking both sides are khaimeen no one is better than the other.

Let’s not act stupid aswell the intention of farmajo is to keep things ambigous install puppets in fed member states so he can be re elected however that’s just dumb. Wax dowlad layrado uma malaynayo inay jireyso if farmajo re selects himself. There will be a coup or the city will be over run with tribal militia. Look at turkey erdogan lost Istanbul to the opposition party he could have just arrested the opposition and installed his own candidate however that would damage the stability and unity of his country. A country is either ruled by its constitution or by a boqor. The only true boqortoyo that still exist are the Arabs. The Europeans moved to constitutional monarchies. After the 30 years of burbur it seems like Konforians haven’t learnt a damn thing. Wax ku qabankara waa inu jiro. Just reminds me of how said barre refused to give up even after he was chased from Mogadishu but mengistu left addis ababa before the rebels even got there. Now ethiopia dominates us. Waa daxalka uu naga tagay big mouth.

All in all somalia needs a president that will finish the constitution and build maxkamada sare if it wants to get out of the humiliation of Bantu colonisation. Tbh if farmajo just done that instead of paying social media trolls and reshuffling the military every couple of months he might of got a second term

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Mon Sep 23, 2019 2:46 am
by knet
Farmaajo and CO have been brought out nake. His cards have been over played. The people that hold weight on the ground have zero trust for this administration. It's now to the point where Farmaajo iyo PM are a serious threat to the Somali dowlad itself. These guys are doing everything to stay in power forcefully. And we all know what happens in Somalis when anyone tries to stay in power with force. They will be meant with force. We are clearly headed in that direction.

Re: are Sharif and mucaaradka wrong on Kismaayo or no?

Posted: Mon Sep 23, 2019 3:34 am
by Turbulence
ImamAhmed wrote: Mon Sep 23, 2019 2:33 am Just reminds me of how said barre refused to give up even after he was chased from Mogadishu but mengistu left addis ababa before the rebels even got there. Now ethiopia dominates us. Waa daxalka uu naga tagay big mouth.
Don't forget Ethiopia's rebels were not a bunch self serving idiots who couldn't agree on anything either and they had a real plan in place for the country once Mengistu was removed.