Page 1 of 1

Gudoomiyaha gudida garxajis

Posted: Wed Sep 25, 2019 12:40 am
by kaliil

Re: Gudoomiyaha gudida garxajis

Posted: Wed Sep 25, 2019 12:54 am
by kaliil
Saalaxbaashe dadka munaafaqada kala dhex baxa.

Re: Gudoomiyaha gudida garxajis

Posted: Wed Sep 25, 2019 5:37 am
by ImamAhmed
Maanaad Somaliland ka qusaan? I thought caare was your President maxad muse weli uu hadal haysaan

Re: Gudoomiyaha gudida garxajis

Posted: Wed Sep 25, 2019 11:31 am
by kaliil
ImamAhmed wrote: Wed Sep 25, 2019 5:37 am Maanaad Somaliland ka qusaan? I thought caare was your President maxad muse weli uu hadal haysaan
Deegaanada madaxweyne caare ka taliyo waxa ka jirta nabad iyo cadaalad laakiin muuse qori dab leh ayuu beelaha la dhex wareegayaa oo marba meel dab ku qabanayaa.munaafaqadu ma fiicna.

Re: Gudoomiyaha gudida garxajis

Posted: Thu Sep 26, 2019 4:54 am
by kaliil
Madaxweynaha oo deked dhisaya


Re: Gudoomiyaha gudida garxajis

Posted: Thu Sep 26, 2019 8:00 am
by Timiro1999
kaliil wrote: Thu Sep 26, 2019 4:54 am Madaxweynaha oo deked dhisaya



Mujaahid Caare ALLOW dhawr, Caarow cadawgaagu ma ciil baxo.
Daah igama saarna mujaahid Caare inay taariikhdu xusi doonto.
Ninkaasi waa ninka jeegaan bari iyo galbeed QAAAAAAAAQ kaga yeedhsiiyey, ILLAAHAYOW isha nacabka ka weeci.
Cadaga caare sun liqa quraarad jajabtay indha idinkagaga daadatay.

Re: Gudoomiyaha gudida garxajis

Posted: Mon Sep 30, 2019 11:29 am
by kaliil
Waraysigan bilowgiisa caare wuxu ku sheegay ina rag beelahoodu soo xidheen muuse biixi iyo ina kaahin sii daayeen si wax u dilaan oo dagaalkuna u joogsan.



Re: Gudoomiyaha gudida garxajis

Posted: Mon Sep 30, 2019 1:44 pm
by X.Playa
kaliil wrote: Wed Sep 25, 2019 12:40 am
since when the little sultan of Sacad Yoonis became the so called Gudoomiyaa Garxajis? maybe he represent the cow ( timiro) and the castrated steer Kaliil , but no one else.

too much bacaac about nothing , why make the small skirmishes in dusty Ceel Afweyn a national cause of all Garxajis? most ciidagale are chewing qaad and can't tell the differences between your Caare and some faqash .

stop wasting our time with mafrish thread.

Re: Gudoomiyaha gudida garxajis

Posted: Tue Oct 01, 2019 1:30 am
by kaliil
X.Playa wrote: Mon Sep 30, 2019 1:44 pm
kaliil wrote: Wed Sep 25, 2019 12:40 am
since when the little sultan of Sacad Yoonis became the so called Gudoomiyaa Garxajis? maybe he represent the cow ( timiro) and the castrated steer Kaliil , but no one else.

too much bacaac about nothing , why make the small skirmishes in dusty Ceel Afweyn a national cause of all Garxajis? most ciidagale are chewing qaad and can't tell the differences between your Caare and some faqash .

stop wasting our time with mafrish thread.

Gudoomiyaha gudida garxajis waa ciidagale.waa gudidii lagu doortay shirkii gacanlibaax.gudidaa ayaa garxajis metesha oo u hadli karta.gudoomiye cadegude shirkii nabadaynta ceelafweyn wuu joogay,caarena wuu lasoo shiray oo way is afgarteen markaa waa nin xogogaal ah.