Madaxwaynaha qaranka oo geel awdal ku raacaya

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Madaxwaynaha qaranka oo geel awdal ku raacaya

Post by theyuusuf143 »

Waxba lagama qaban karo. Laandheeerenimo iyo kalsooni buu isku darsaday. Muuse biixi waa geeljiraha ugu da,dada weyn dalka , dhinaciisa dhulka lama dhigi karo. Haday muuse biixi , farmaajo iyo cirro legdaman . Horta cirro markiiba Wuu butuluqsan lahaa sidii habar 90 jira. Farmaajo na laba jeer marku ligligto caguhuu dhulka uga qaadi lahaa.

Muuse biixi waa mucjiso rabaaniya , marku Hana qaaday , reer samatar iyo abuskuul baa islaayey, abuskuulki cagtaa la mariyey , hadana dagaalkii xabashida muuse biixi wuxu geesinimo ka qabo diyaarad Bomber ahbuu xabashida ku rushaynayey , halkaa diyaarad baynu lahaynba wax bomber ah. Waar yaa fuulaya markii la yidhi laba nin oo sacad muuse ahbaa laga Soo helay wax ku dhiirada. Mid waa ku shahiiday midna waa muuse, madaxwaynuhu waa mujaahid kun nafood ku jirto oo weligiiba jab iyo hoog usoo taagna.

User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Madaxwaynaha qaranka oo geel awdal ku raacaya

Post by mahoka »

He is following the camels around because all the doors have been shut on his face. Only qawdhaan guul wadayaal think following sheep around is something to be proud of
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Madaxwaynaha qaranka oo geel awdal ku raacaya

Post by theyuusuf143 »

mahoka wrote: Sat Sep 28, 2019 4:22 am He is following the camels around because all the doors have been shut on his face. Only qawdhaan guul wadayaal think following sheep around is something to be proud of
Ras we'll come back :lol:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Madaxwaynaha qaranka oo geel awdal ku raacaya

Post by original dervish »

How come he's using Mahoka's account? :?
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Madaxwaynaha qaranka oo geel awdal ku raacaya

Post by Timiro1999 »

Fuleynimada Muuse shaani waa kii bulletproof xidhey markuu Bari tegey ee waliba gaadhi dushii dadka ka salaamayey.
Ka gabo mujaahid Caare ayaa ka dhacday.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”