Page 1 of 2

Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sat Oct 05, 2019 9:52 am
by LeJusticier

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sat Oct 05, 2019 7:26 pm
by cheifaqilbari
Yes burco walee waa wadnaha somaliland. Wataa Hadalki ruunta ee kululah Somaliland leysku sheeg jirey oo aha aslanimda iyo asasiga qowmiyada somaliland. Ruunta wax ka qalisan oo ka fcn ma jirta wana ta keenetey nabad iyo hormar Somaliland. Meeyar Solteco Out , Somaliland forward.

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 2:20 am
by theyuusuf143
Gar iyo gardaraba Anigu Mayor ka waan ku taageersanahay , hadalkiisana si qaloocan baa loo fasirtay oo aan sax ahayn. Reer burco waxba laga waydiin maayo hargeisa, haday naf leeyihiin alshabaab hayska xoreeyan. Soltelco runbuu sheegay bisadaha hargeisa baa ka nasiib dadka xamar u hoyda ee haday banaanka u baxaan saadaalin karin inay nabad ku Soo laabanayan iyo in kale. Haday dhintaana cidi iswaydiinayn. Weligiin miyaad aragteen qof xamar lagu diloo mag la siiyey. Hargeisa sac duqa oo wadada maraya hadaad jiidho walaahi magtiisa baa lagaa tirinaya.

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 3:05 am
by kaliil
Mayor soltelko waa mayorkii ugu liitay e ugu musuqmaaduqa badnaa.intuu xilka hayay cashuuraha aad baa loo kordhiyay oo kuwa ugu yar 100‰ ayaa la kordhoyay qaarna 400‰ ayaa la kordhiyay.lacagtaa hadiu magaalada wax loogu qaban lahaa hargeysa waxay noqon lahayd caasimad kuwa geeska afrika ugu qurux badan.hadda hargeysa waa tuulo fiday oo aad u qaab daran.wadooyin male,biyomareen male,qashinka lagama ururiyo oo magaaladaba qashin qub baa la moodaa.dhulkii danta guud waa la dhameeyay oo magaalada meel iskuulo,cisbitaalo,saldhig boolis garoomo kubadeed laga dhiso ma hadhin.markii dhulkii dhameeyeen beryahan dadka waxa laga iibiyaa wadooyinka.summerkii hargeysa anigaa joogay oo waxa la isku haystay laba wado oo dad la siiyay oo loo ogolaaday inay wadada jaraan oo wadada badhtankeeda guri ka dhistaan.
Wadooyinku waa wada godad oo markay caadiga tahay ayaa dirqi lagu maraa,hadii roob da'ana baabuur iyo lug midna lagu mari karimaayo.soltelkona qasriyo ayuu dhisanayaa oo hadda xaraf meesha madaxtooyada loo rarayo qasri weyn ayuu ku leeyahay hargeysa guri weyn ayuu ku leeyahay.intaanu qaban kahor waxba ma lahayn.

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 3:22 am
by kaliil
Mayor cidin ayaa shaqo fiican qabtay oo berbera ayaa wadooyin fiican oo tayo leh laga dhisay.berbera caasimad ku fiicnaan lahayd laakiin kulaylkeeda laguma noolaan karo.

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 8:31 am
by ImamAhmed
Kalilow labada nin waa habar awal labada magaalo na waa beled zuberiyaa

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 8:42 am
by kaliil
ImamAhmed wrote: Sun Oct 06, 2019 8:31 am Kalilow labada nin waa habar awal labada magaalo na waa beled zuberiyaa
Waxaasi waa waxad isugu sheekaysaan.waxa jira rag sacad muuse ah oo weligood daanta habar awal kasoo talaabin hadana hargeysa sheeganaya :lol:

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 8:46 am
by LeJusticier
ImamAhmed wrote: Sun Oct 06, 2019 8:31 am Kalilow labada nin waa habar awal labada magaalo na waa beled zuberiyaa
kan waa inaan hadana ban gareeyo. Sida dumarkuu u sheekeeyaa

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 9:03 am
by X.Playa
LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 8:46 am
ImamAhmed wrote: Sun Oct 06, 2019 8:31 am Kalilow labada nin waa habar awal labada magaalo na waa beled zuberiyaa
kan waa inaan hadana ban gareeyo. Sida dumarkuu u sheekeeyaa
Kaliil na raaci iyo timiro be fair labadaada baa ka daran oo 24/7 wax aan ahayn habar habar ama war ahayn habar habar kama hadlaanba.

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 9:52 am
by LeJusticier
X.Playa wrote: Sun Oct 06, 2019 9:03 am
LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 8:46 am
ImamAhmed wrote: Sun Oct 06, 2019 8:31 am Kalilow labada nin waa habar awal labada magaalo na waa beled zuberiyaa
kan waa inaan hadana ban gareeyo. Sida dumarkuu u sheekeeyaa
Kaliil na raaci iyo timiro be fair labadaada baa ka daran oo 24/7 wax aan ahayn habar habar ama war ahayn habar habar kama hadlaanba.
Timiro iyadu sheekada habraha way ku talax tagtaa laakiinse qadiyada Somaliland dhiigay iyo lafahay kaga jirtaa Somalilandnimadeedu waa unshakable. Kaliilse waxaan arkay isagoo calankii somaliland xitaa ku sheegaya jeegaan.
Kaliil jeegaan wuxuu u yaqaan HJ&HA ana waxaan u aqaan intii yaraydee kulmiye hor boodi jirtay.

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 11:31 am
by X.Playa
LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 9:52 am

Waxba Isma dhaamaan ayaduna shaaha ayey ka karisaa mafrish ka habar habar ta Isba qaadkuu ka iibiyaa. Waa umad sheekadooduba dhaafiin xinif xinif ta sokeeye. Car arag labadaada caag oo wax aan ahayn Ina Biixi iyo Jeegaan iyo h.y ka sheekaynya? They are a virus and a pollution. Waa laga maarmi karaa sheeko xumadooda aan waxba soo kordhin.

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 4:18 pm
by Timiro1999
X.Playa wrote: Sun Oct 06, 2019 11:31 am

Xaarplaya adigu magacayga ayad ku hadartaa kuu noqon mayso hadaanad iga daba qaadan oo aanad magacayga sheegin iska qiro waad iga heshaaye.
Xataa hadaanad kuu jeedin adigaa isku kay soo jeediya oo laydh isku shida

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 4:58 pm
by theyuusuf143
LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 8:46 am
ImamAhmed wrote: Sun Oct 06, 2019 8:31 am Kalilow labada nin waa habar awal labada magaalo na waa beled zuberiyaa
kan waa inaan hadana ban gareeyo. Sida dumarkuu u sheekeeyaa

Anigana igu dar hadaad ban garayso. Oday Cunsuri baad tahay oo HA neceb. Inanka Yar naqaska haku dhejin. Mareexaan kaba waad ka baqdaaye . Kan laangab ka ah ee kaliil maad tuurtid ee 24 hours belaayada ay afuufaya maxaa inanka Yar ee HA lagaa siiyaa.

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Sun Oct 06, 2019 5:07 pm
by theyuusuf143
X.Playa wrote: Sun Oct 06, 2019 9:03 am
LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 8:46 am
ImamAhmed wrote: Sun Oct 06, 2019 8:31 am Kalilow labada nin waa habar awal labada magaalo na waa beled zuberiyaa
kan waa inaan hadana ban gareeyo. Sida dumarkuu u sheekeeyaa
Kaliil na raaci iyo timiro be fair labadaada baa ka daran oo 24/7 wax aan ahayn habar habar ama war ahayn habar habar kama hadlaanba.

For some reason LEJ yarkaas saalax uunba lagu salliday. Inyar faan haduu is dhaho permanent buu lej u ban gareeya. Halka labadan laangab ee isaxaaq 24 hours isaaq xumaan kula dhex jiraan. maalin qudhana aan la tuurin. Aniguba cid walban caayaa weligayna layma ban garayn. Markaa saalax ma dunuub kabaa,iiruu galay waa yaabe. Lej cawaandad toosuu kuwada ilmahaa Yar. Absolutely unacceptable..

Re: Reer Burco have new nickname for Hargeisa Mayer.

Posted: Mon Oct 07, 2019 1:27 am
by kaliil
[quote=theyuusuf143

For some reason LEJ yarkaas saalax uunba lagu salliday. Inyar faan haduu is dhaho permanent buu lej u ban gareeya. Halka labadan laangab ee isaxaaq 24 hours isaaq xumaan kula dhex jiraan. maalin qudhana aan la tuurin. Aniguba cid walban caayaa weligayna layma ban garayn. Markaa saalax ma dunuub kabaa,iiruu galay waa yaabe. Lej cawaandad toosuu kuwada ilmahaa Yar. Absolutely unacceptable..
[/quote]

Adigu saalaxbaashe ma lawyer baad u tahay mise waa gabadh u baahan ina la difaaco oo loo doodo?isagu ha is difaaco oo hala garnaqsado ragga.adiguna taada ka hadal :lol: