X.Playa wrote: Sat Oct 05, 2019 11:56 am
When the Mullah mentioned Haabiil's member size. He replied.
Hawlaha haweenk iyo raggaa lagu hubshaa taase
Habalhaa cadayn kara hadaad yare heshiisaane
Hubka dumar miyuu leeyahaan hoyga kula seexday
Ma hugaan ka dhigay aan aroos shin ula haasaaway
Ma haweynaydii aan qabaa hooge laga yaabye
Huluq dheeridayda iyo siduu ku arkay hoostayda?
Hadal ileen lafaa lagama guro horeba loo sheegaye.
Full poem.
Post sayidkas poem, anigu gabayada weygu baxaane
Edit:waa heley kkkk
"
Iidoorka hoosada Berbera ka hawisaa hey leh
Harag uraya Muusa Carrihii hoodhin jireybaa leh
Xaal hadura Habar Yoonis iyo herer nin joogaa leh
Hadduu awrku heeryada ka rido hoogey Arabbaa leh
Hilib qudhuna Gadabuursigii haysan jireybaa leh
Ciisaha baqtiga hiigayiyo haqay midgaanbaa leh
Huuraale Cali Jaamac iyo *huluq* dameerbaa leh"