REER MAGAADLE!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

REER MAGAADLE!

Post by Timiro1999 »

Weligey hore umaan arag qof yidhaahda waxaan ahay reer magaadle lknse maalin dhawayd ayaan arkay.
Wuxuun baan maqli jirey magaado iyo xabuusho, magaadahu waxay yidhaahden waxaanu nahay reerkii Sh. Isaxaq ka guursaday.
Waxay yidhaahden waxaanu degnaa Bari.
Idinku weli ma aragteen qof idinku yidhahda reer magaadle ayan ahay
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: REER MAGAADLE!

Post by LeJusticier »

Timiro1999 wrote: Sun Oct 06, 2019 5:18 am Weligey hore umaan arag qof yidhaahda waxaan ahay reer magaadle lknse maalin dhawayd ayaan arkay.

Waxay ku noolyihiin Burta tabca ilaa maydh with Jibriil Tuuriwaa. Waxaa loo ixtiraamaa si weyn. Waa reerkay kasoo jeed first lady of sheikh Isahaq radiyalaahu canhu.
Anigu kuligood ilaa xitaa suldaankooda meel baan kula koray.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: REER MAGAADLE!

Post by X.Playa »

Sawkii dhowr sanadood ka hor boqor Ku caleemo saartay Hargaysa.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: REER MAGAADLE!

Post by LeJusticier »

X.Playa wrote: Sun Oct 06, 2019 8:14 am Sawkii dhowr sanadood ka hor boqor Ku caleemo saartay Hargaysa.
Boqoradu wey iga danbeeyeen. Markaan yaraa ee ceerigaabo iyo maydh ku noolaa Boqoro may jirin. Boqornimo waa shuqul darood.
Waxaan xusuusta in qofka magaadla ah fadhiga looga kici jiray. Waxaa kaloo jira Jibraahiil oo isna aha gacanyarihii sheikh Isixaaq. Iyaguna waxay la degaan Jibriil Tuuriwaa. Iyaga laftooda aad baa loo ixtrimaa.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: REER MAGAADLE!

Post by X.Playa »

LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 8:53 am
X.Playa wrote: Sun Oct 06, 2019 8:14 am Sawkii dhowr sanadood ka hor boqor Ku caleemo saartay Hargaysa.
Boqoradu wey iga danbeeyeen. Markaan yaraa ee ceerigaabo iyo maydh ku noolaa Boqoro may jirin. Boqornimo waa shuqul darood.
Waxaan xusuusta in qofka magaadla ah fadhiga looga kici jiray. Waxaa kaloo jira Jibraahiil oo isna aha gacanyarihii sheikh Isixaaq. Iyaguna waxay la degaan Jibriil Tuuriwaa. Iyaga laftooda aad baa loo ixtrimaa.
Jibraahiil waxay sheegtaan ogaadeen ba-geri
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: REER MAGAADLE!

Post by LeJusticier »

X.Playa wrote: Sun Oct 06, 2019 9:01 am
LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 8:53 am
X.Playa wrote: Sun Oct 06, 2019 8:14 am Sawkii dhowr sanadood ka hor boqor Ku caleemo saartay Hargaysa.
Boqoradu wey iga danbeeyeen. Markaan yaraa ee ceerigaabo iyo maydh ku noolaa Boqoro may jirin. Boqornimo waa shuqul darood.
Waxaan xusuusta in qofka magaadla ah fadhiga looga kici jiray. Waxaa kaloo jira Jibraahiil oo isna aha gacanyarihii sheikh Isixaaq. Iyaguna waxay la degaan Jibriil Tuuriwaa. Iyaga laftooda aad baa loo ixtrimaa.
Jibraahiil waxay sheegtaan ogaadeen ba-geri
Yep, waana suurtagal 4ta ilma Absame waxay ku aasanyihiin Wareeg meel la yidhaahdo oo u dhaw Ceel-afwein. Waxaa kalo jira Gahayle oo iyana la dega Cabdi_Hamudka ii iyana sheegta Siwaaqroon MJ.
Ceerigaabo waa meel aan caadi ahayn. Muuse Tuuriwaaga Yufle dega waxaa ku dhex jira xoogaa Mareexaan ah iyana. Besides, after jigjiga and Hargeisa Ceerigaabio have the 3rd significant Tumaal population in Somali peninsula
User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: REER MAGAADLE!

Post by DalJecel60 »

LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 9:43 am
X.Playa wrote: Sun Oct 06, 2019 9:01 am
LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 8:53 am
Boqoradu wey iga danbeeyeen. Markaan yaraa ee ceerigaabo iyo maydh ku noolaa Boqoro may jirin. Boqornimo waa shuqul darood.
Waxaan xusuusta in qofka magaadla ah fadhiga looga kici jiray. Waxaa kaloo jira Jibraahiil oo isna aha gacanyarihii sheikh Isixaaq. Iyaguna waxay la degaan Jibriil Tuuriwaa. Iyaga laftooda aad baa loo ixtrimaa.
Jibraahiil waxay sheegtaan ogaadeen ba-geri
Yep, waana suurtagal 4ta ilma Absame waxay ku aasanyihiin Wareeg meel la yidhaahdo oo u dhaw Ceel-afwein. Waxaa kalo jira Gahayle oo iyana la dega Cabdi_Hamudka ii iyana sheegta Siwaaqroon MJ.
Ceerigaabo waa meel aan caadi ahayn. Muuse Tuuriwaaga Yufle dega waxaa ku dhex jira xoogaa Mareexaan ah iyana. Besides, after jigjiga and Hargeisa Ceerigaabio have the 3rd significant Tumaal population in Somali peninsula
Gaheyle Siwaaqroon waa dad asalkooda la hubo iney galaan Siwaqroon
Laakin Jibraahil waxaan u heystey

Jibraahil Jidwaaq
Bartire Jidwaaq
Abasgul Jidwaaq
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: REER MAGAADLE!

Post by paperino »

LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 7:12 am Waxay ku noolyihiin Burta tabca ilaa maydh with Jibriil Tuuriwaa. Waxaa loo ixtiraamaa si weyn. Waa reerkay kasoo jeed first lady of sheikh Isahaq radiyalaahu canhu.
Anigu kuligood ilaa xitaa suldaankooda meel baan kula koray.
:comeon:
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: REER MAGAADLE!

Post by JSL3000 »

Reer magaadle is not dar ood they are their own tribe like gadsan madigaan iyo iwm.

And I thought they pay blood money with hy so that technically means they fell under hy protection.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: REER MAGAADLE!

Post by hargaysaay »

Maagdle's Suldaan visited Hargeysa few years ago.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: REER MAGAADLE!

Post by Timiro1999 »

LeJusticier wrote: Sun Oct 06, 2019 7:12 am
Timiro1999 wrote: Sun Oct 06, 2019 5:18 am Weligey hore umaan arag qof yidhaahda waxaan ahay reer magaadle lknse maalin dhawayd ayaan arkay.
Wuxuun baan maqli jirey magaado iyo xabuusho, magaadahu waxay yidhaahden waxaanu nahay reerkii Sh. Isaxaq ka guursaday.
Waxay yidhaahden waxaanu degnaa Bari.
Idinku weli ma aragteen qof idinku yidhahda reer magaadle ayan ahay
Waxay ku noolyihiin Burta tabca ilaa maydh with Jibriil Tuuriwaa. Waxaa loo ixtiraamaa si weyn. Waa reerkay kasoo jeed first lady of sheikh Isahaq radiyalaahu canhu.
Anigu kuligood ilaa xitaa suldaankooda meel baan kula koray.

Waxay yidhahden reer barigaanu wada degnaa iska guursanaa.
Waxay igu tidhi gabadh magaadle ahi magaadle dir ayanu nahay, dir ku miyaanu buuxsamin reerkii doonaba wuu iska galaa lol
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: REER MAGAADLE!

Post by Timiro1999 »

JSL3000 wrote: Sun Oct 06, 2019 1:06 pm Reer magaadle is not dar ood they are their own tribe like gadsan madigaan iyo iwm.

And I thought they pay blood money with hy so that technically means they fell under hy protection.

HY layskama galo Nimco Yaasiin QUFAC qufac Cali Awal
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: REER MAGAADLE!

Post by theyuusuf143 »

Timiro1999 wrote: Sun Oct 06, 2019 4:14 pm

Sawdiga adba HY galay, goormuu isaxaaq HY noqday isku habarba idinma dhaline :lol:
Last edited by theyuusuf143 on Sun Oct 06, 2019 4:52 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: REER MAGAADLE!

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote: Sun Oct 06, 2019 4:25 pm
Timiro1999 wrote: Sun Oct 06, 2019 4:14 pm
JSL3000 wrote: Sun Oct 06, 2019 1:06 pm Reer magaadle is not dar ood they are their own tribe like gadsan madigaan iyo iwm.

And I thought they pay blood money with hy so that technically means they fell under hy protection.

HY layskama galo Nimco Yaasiin QUFAC qufac Cali Awal
Sawdiga adba HY galay, goormuu isaxaaq HY noqday isku habarba idinma dhaline. :x

Hadaa isaxaaq maadigaa dhalay candho weyneyde.

REER DOOD ka waran xataa idinku hindi ayaa tirada ku badsateen laangaab waaxid
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: REER MAGAADLE!

Post by theyuusuf143 »

Magaadle , isaaqa , biimaalka , dabruube iyo quraanyawgu kulli waa isku same family according to our Dir tradition.

Magaadluhu isaaqu la degaa. Dabruubena biimaal. Quraanyaw na kenya bay garraha la falgaleen laakiin nasabadoda way yaqaaniin. Markan 4.5ka qaybsanayno caynkaas baan wax u kala goosana. Dadkiina barta waxyaw dhintay intaad carabta isku dhedhejinaysan.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”