Page 1 of 1
Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 5:30 pm
by Django
Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
By
Cabdi Cade
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo katirsan Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa fariin qoraal ah uu soo saaray ku codsaday in la gaarsiiyo Madaxweynaha Soomaaliya si uu wax uga weediiyo arimo xiligan taagan.
Halkan ka Akhriso Fariinta Xil Mahad Salaad oo u Qorneyd sida tan
CODSI: qofkii Madaxweyne Farmaajo xiriir la leh fadlan fariintaan ha iga gaarsiiyo!
Mudane Madaxweyne, sanadihii 2015 – 2016 xarunta ololahaaga doorashada waxay ahayd magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas ayaadna maalin walba fariimo isugu jira handadaad iyo propaganda uga soo diri jirtay Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud xilli uu ku mashquulsanaa difaaca badda Soomaaliya oo dacwadeedu ka socotay Maxkamada Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ), cid ilaa hada iska waraysatay ama adiga wax kaa waydiisayna majirto.
Sanadkii 2018 bishii May waxaa degmada Dhoobleey ee gobolka jubada hoose tagay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata isagoo fasax aan soo waydiisan dowlada Soomaaliya, kamana aadan hadlin. Isla sanadkaas siyaasiin Soomaali ah ayaa loo diiday in ay shir ku qabsadaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Gudoomiyaha Barlamaanka Kenya Adan Bare Ducaale oo arintaas ka hadlayna wuxuu sheegay in dowlada Soomaaliya ay dacwad usoo gudbisay, qof mucaarad ku ah Farmaajo na uusan shir ku qabsan karin dalka Kenya. Wuxuu sidoo kale sheegay in ADIGA, ISAGA iyo UHURU isku qabiil tahiin mar uu la hadlayay shacabka reer Gaariso.
Sidaas si lamid ah hotelada magaalada Mogadishu waxaa kuu degan Gudoomiye ku xigeenkii hore barlamaanka Kenya Faarax Macalin oo hada kahor yiri Kismaayo iyo Kulbiyoow lagama xukumayo Xamar, maalin walbana idaacadaha la taagan cayda iyo propagandada siyaasiinta reer Mogadishu iyo qabaa’ilada ay kasoo jeedaan. Lacagta ku baxdana laga bixiyo canshuurta laga soo qaado hooyada suuqa bakaaraha Yaanyada ku gada!
Haddaba, su’aashaydu waxay tahay:
1. Shalay Adan Bare Ducaale markii hoteelada iyo maqaayadaha Kenya uu ka xirayay siyaasiinta siyaasad ahaan ku dhaliishan, uuna ku faanayay in aad isku beel tihiin muwaadin Soomaali ah miyuu ahaa maantana ma ajnabi dalka kusoo duulaybaa?
2. Hadii Adan yahay muwaadin Kenyan ah xaqna uusan u lahayn in uu ka hadlo ama yimaado dhulka Soomaaliyeed in ina adeerkiis Faarax Macalin hotelada Mogadishu kuu jiifo, caydeenana lacag aad ku siiyo ma xalaalbaa iyadu?
3. Diyaarad Kenya ka timid oo dad Soomaali ah sida hadii ay tahay ku xadgudub madax banaanida Soomaaliya maxaa xalaal ka dhigay safarkii Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ku tagay Dhoobleey oo dhul Soomaaliyeed ah isagoo aan fasax ka haysan dowlada Soomaaliya. Qof dowlada Soomaaliya ka socdana uusan la socon?
4. Ciidamada Itoobiya in ay dadka ku xasuuqaan Baydhabo, doorashadana kuu dhacaan, maalin walbana diyaarad aad usii saarantahay maxaa xalaal ka dhigay Kenyana xaaraan ka dhigay bal iyadana wax nooga sheeg?
Mudane Madaxweyne dadku kaama garasho yara, wax gooni ahna ma dheerid ee xilka laguu dhiibtay ayaa lagugu xurmaynayaa ee xayndaabkaaga sharciyadeed hasoo dhaafin hadii
hadii kale qof dadka la siman ayaad noqonaysaa!
Mahadsanid Madaxweyne.
Hon. Mahad Salad
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 5:42 pm
by AbkoowDhiblaawe
Do mahad salaad read my posts?

Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 5:47 pm
by ReturnOfMariixmaan
Mahad Salaad is useless. All the MPs are the ones pushing for the term extension because they know nobody likes them. N&N cucked Golaha Shacabka
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 5:57 pm
by Django
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Oct 13, 2019 5:42 pm
Do mahad salaad read my posts?
Warya you are spot on.
I do beleive snet is a platform every Nabar& Naxdin and other folks visit.
So we have to fight N&N disinformation.Because the moment we keep quiet.
You will here bots outside of snet recycling snet material.
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 6:00 pm
by AbkoowDhiblaawe
Django wrote: Sun Oct 13, 2019 5:57 pm
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Oct 13, 2019 5:42 pm
Do mahad salaad read my posts?
Warya you are spot on.
I do beleive snet is a platform every Nabar& Naxdin and other folks visit.
So we have to fight N&N disinformation.Because the moment we keep quiet.
You will here bots outside of snet recycling snet material.
Yeah it's a socia media dowladd lmaoo. I know a guy who was offered 500 usd a month.
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 6:05 pm
by Django
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Oct 13, 2019 6:00 pm

By the way did you notice how active these bots were yesterday.They would shamelessly claim Hawiye or MJ or even Ogaden etc and try to pass their strongest condemnation to what was happening in Kismaayo while they shed crocodile tears for somalinimo.
The problem with this langaab dawlad is they think they are above the law and can replicate Baidoa stunt in JL then PL then eventualy Xamar.
Dont let a hyena reach maturity.Deal with it when its still a cab.
They had no shame or regret when they killed protestors in Baidoa and the cold blood murder of Yarisow aun.
You know when a hyena tastes y
Human blood you have to kill it.
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 6:20 pm
by AbkoowDhiblaawe
Django wrote: Sun Oct 13, 2019 6:05 pm

Yup. Fake crocodile tears waxba ma tareyso. They are desperate as hell now.ceeb uma dhina. Waa la wada bartay.
Next step is GM and Banadir..
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 6:23 pm
by Django
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Oct 13, 2019 6:20 pm

Are you folks planning a take over in those regions?
GM & Banadir.
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 6:28 pm
by AbkoowDhiblaawe
Django wrote: Sun Oct 13, 2019 6:23 pm

Of course there is doorasho in gm soon. Banaadir state will be built as well.
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 6:37 pm
by Django
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Oct 13, 2019 6:28 pm
Django wrote: Sun Oct 13, 2019 6:23 pm
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Oct 13, 2019 6:20 pm
Yup. Fake crocodile tears waxba ma tareyso. They are desperate as hell now.ceeb uma dhina. Waa la wada bartay.
Next step is GM and Banadir..
Are you folks planning a take over in those regions?
GM & Banadir.
Of course there is doorasho in gm soon. Banaadir state will be built as well.
Galmudug will be N&N stronghold so might Xamar.
How are you folks going to fight their disemination etc?
They use both Qarax,Ethiopian military and money to overcome opposition in Xamar.
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 6:50 pm
by Typhoon
Django wrote: Sun Oct 13, 2019 6:37 pm
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Oct 13, 2019 6:28 pm
Django wrote: Sun Oct 13, 2019 6:23 pm
Are you folks planning a take over in those regions?
GM & Banadir.
Of course there is doorasho in gm soon. Banaadir state will be built as well.
Galmudug will be N&N stronghold so might Xamar and jubaland
How are you folks going to fight their disemination etc?
They use both Qarax,Ethiopian military and money to overcome opposition in Xamar.

Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 6:54 pm
by ReturnOfMariixmaan
Typhoon wrote: Sun Oct 13, 2019 6:50 pm
Django wrote: Sun Oct 13, 2019 6:37 pm
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Oct 13, 2019 6:28 pm
Of course there is doorasho in gm soon. Banaadir state will be built as well.
Galmudug will be N&N stronghold so might Xamar and jubaland
How are you folks going to fight their disemination etc?
They use both Qarax,Ethiopian military and money to overcome opposition in Xamar.

Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Sun Oct 13, 2019 8:05 pm
by Turbulence
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Oct 13, 2019 5:42 pm
Do mahad salaad read my posts?
This was posted on Facebook hours before you made your thread. Are you saying you came up with these questions on your own and he stole your shit?
ps. Is that even the real Mahad Salaad facebook page though?
Re: Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Posted: Mon Oct 14, 2019 3:27 am
by DalJecel60
Django wrote: Sun Oct 13, 2019 5:30 pm
Xildhibaan Codsaday in Fariintiisa la gaarsiiyo Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
By
Cabdi Cade
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo katirsan Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa fariin qoraal ah uu soo saaray ku codsaday in la gaarsiiyo Madaxweynaha Soomaaliya si uu wax uga weediiyo arimo xiligan taagan.
Halkan ka Akhriso Fariinta Xil Mahad Salaad oo u Qorneyd sida tan
CODSI: qofkii Madaxweyne Farmaajo xiriir la leh fadlan fariintaan ha iga gaarsiiyo!
Mudane Madaxweyne, sanadihii 2015 – 2016 xarunta ololahaaga doorashada waxay ahayd magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas ayaadna maalin walba fariimo isugu jira handadaad iyo propaganda uga soo diri jirtay Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud xilli uu ku mashquulsanaa difaaca badda Soomaaliya oo dacwadeedu ka socotay Maxkamada Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ), cid ilaa hada iska waraysatay ama adiga wax kaa waydiisayna majirto.
Sanadkii 2018 bishii May waxaa degmada Dhoobleey ee gobolka jubada hoose tagay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata isagoo fasax aan soo waydiisan dowlada Soomaaliya, kamana aadan hadlin. Isla sanadkaas siyaasiin Soomaali ah ayaa loo diiday in ay shir ku qabsadaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Gudoomiyaha Barlamaanka Kenya Adan Bare Ducaale oo arintaas ka hadlayna wuxuu sheegay in dowlada Soomaaliya ay dacwad usoo gudbisay, qof mucaarad ku ah Farmaajo na uusan shir ku qabsan karin dalka Kenya. Wuxuu sidoo kale sheegay in ADIGA, ISAGA iyo UHURU isku qabiil tahiin mar uu la hadlayay shacabka reer Gaariso.
Sidaas si lamid ah hotelada magaalada Mogadishu waxaa kuu degan Gudoomiye ku xigeenkii hore barlamaanka Kenya Faarax Macalin oo hada kahor yiri Kismaayo iyo Kulbiyoow lagama xukumayo Xamar, maalin walbana idaacadaha la taagan cayda iyo propagandada siyaasiinta reer Mogadishu iyo qabaa’ilada ay kasoo jeedaan. Lacagta ku baxdana laga bixiyo canshuurta laga soo qaado hooyada suuqa bakaaraha Yaanyada ku gada!
Haddaba, su’aashaydu waxay tahay:
1. Shalay Adan Bare Ducaale markii hoteelada iyo maqaayadaha Kenya uu ka xirayay siyaasiinta siyaasad ahaan ku dhaliishan, uuna ku faanayay in aad isku beel tihiin muwaadin Soomaali ah miyuu ahaa maantana ma ajnabi dalka kusoo duulaybaa?
2. Hadii Adan yahay muwaadin Kenyan ah xaqna uusan u lahayn in uu ka hadlo ama yimaado dhulka Soomaaliyeed in ina adeerkiis Faarax Macalin hotelada Mogadishu kuu jiifo, caydeenana lacag aad ku siiyo ma xalaalbaa iyadu?
3. Diyaarad Kenya ka timid oo dad Soomaali ah sida hadii ay tahay ku xadgudub madax banaanida Soomaaliya maxaa xalaal ka dhigay safarkii Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ku tagay Dhoobleey oo dhul Soomaaliyeed ah isagoo aan fasax ka haysan dowlada Soomaaliya. Qof dowlada Soomaaliya ka socdana uusan la socon?
4. Ciidamada Itoobiya in ay dadka ku xasuuqaan Baydhabo, doorashadana kuu dhacaan, maalin walbana diyaarad aad usii saarantahay maxaa xalaal ka dhigay Kenyana xaaraan ka dhigay bal iyadana wax nooga sheeg?
Mudane Madaxweyne dadku kaama garasho yara, wax gooni ahna ma dheerid ee xilka laguu dhiibtay ayaa lagugu xurmaynayaa ee xayndaabkaaga sharciyadeed hasoo dhaafin hadii
hadii kale qof dadka la siman ayaad noqonaysaa!
Mahadsanid Madaxweyne.
Hon. Mahad Salad
Mahad Salaad waa Aqoonyahan si sharafleh ula hadley Ina Cabdullahi Maxamed