Page 1 of 1

War deg deg ah ceelbuh falls

Posted: Sun Oct 13, 2019 7:08 pm
by xiimaaya
war DeG DEG AH

Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal oo Ay wateen iyo xeradoodii ay ku lahayeen Magaaladda #Ceelbuh ayaa saaka kuwareegay Ciidamadda Difaaca Puntland Ee Gobolka Sanaag.

Ciidamadda Saaka Puntland kuwareegay ayaa horay Uga tirsanaa Ciidamadda Maamulka Somaliland waana guutadii 93aad ee maamulkaas

Ciidamadaas ayaa waxaa hogaaminayey Gaashaanle Mustafe Siciid Toor.

baaburta ciidamadas waten waxa kala lahaa somalilind iyo ashkaas beelaha Gobolka

guul ba ka dhacday

Re: War deg deg ah ceelbuh falls

Posted: Sun Oct 13, 2019 7:12 pm
by xiimaaya