Mahad salaad completly annihilates Farmaajo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Mahad salaad completly annihilates Farmaajo

Post by sahal80 »

really im not fun of mahad salaad but the way he exposes the hypocrisy of Farmaajo is irrefutable.



i said this yesterday about ducaale claiming him and farmaajo and uhuru belonging to the same clan :damn:

and now they talking about wadaniyad
:snoop:


Sanadkii 2018 bishii May waxaa degmada Dhoobleey ee gobolka jubada hoose tagay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata isagoo fasax aan soo waydiisan dowlada Soomaaliya, kamana aadan hadlin. Isla sanadkaas siyaasiin Soomaali ah ayaa loo diiday in ay shir ku qabsadaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Gudoomiyaha Barlamaanka Kenya Adan Bare Ducaale oo arintaas ka hadlayna wuxuu sheegay in dowlada Soomaaliya ay dacwad usoo gudbisay, qof mucaarad ku ah Farmaajo na uusan shir ku qabsan karin dalka Kenya. Wuxuu sidoo kale sheegay in ADIGA, ISAGA iyo UHURU isku qabiil tahiin mar uu la hadlayay shacabka reer Gaariso.



User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Mahad salaad completly annihilates Farmaajo

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Another irrelevant hater

Image
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Mahad salaad completly annihilates Farmaajo

Post by Django »

Then they talk about there was no Daroodism
:damn:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Mahad salaad completly annihilates Farmaajo

Post by sahal80 »

Django wrote: Mon Oct 14, 2019 1:48 am Then they talk about there was no Daroodism
:damn:
OG xoogeey ay u soo dhaweeyeen Farmaajo nimankaan kenya jooga adan ducaale iyo Farah macalin waxeey dhaheen "war anagu culusow iyo Hawiye Dakadaan u diidanayn marhadii wiil meesha nooga soo baxay duulaan danbe ma jiro aan la shaqayno"
OG cuqdad waxaa ku jirtey in Somalinimadooda la diidan yahay oo Dakeda la rabo in laga farmaroojiyo. im not saying who is wrong and who is right darod ma dhexgalayo but im talking from the qabiil prespective ducaale was emparking from back than; ciiilkii 2013. hada waxey aaminsanyihiin sida mj in unukaleh goofkooda loo dhaafo labasababood. waagii hassan sh waxaa JL loo arkayay darod land so diplomatically(IC) waxaa loo arkaayey duulaan hawiye hada farmaajo waaba nin darood ah looma arko sidii hore 2- wuxuu kala qaybinaa base-ka;wixii marginalized ah iyo smaller clans support him against the big boys so waxeey leeyihiin ilaahoow bogeymankii HAG soo celi.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Mahad salaad completly annihilates Farmaajo

Post by theyuusuf143 »

They can't answer none of his questions.
DeborahJohnson1122
Posts: 16
Joined: Wed Apr 06, 2022 1:28 pm

Re: Mahad salaad completly annihilates Farmaajo

Post by DeborahJohnson1122 »

madhibaan are many groups. those north of Galkacyo like ali samatar and nimco yasin caraale subclans have been offered to assimilate in the big clans they refuse this want recognition. there r madhibaan with duduble connections like bashir gobe. thats the secret why this guy dominates in the security once he is NISA head or the police commander represents .5 but works for HG! access atm near me
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”