BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comments!!
Moderator: Moderators
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comments!!
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa ka taagan hadal heynta hadal loo qaatay gef ee uu magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ka jeediyay Aadan Barre Ducaale hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya oo ka qaybgalay munaasabadda caleema-saarka Axmed Madoobe.
Hadalkaas ayaa ahaa “islaan aan uusan jirin, hadii ay uunsato, waxay ka guban doontaa meel aysan ka guban jirin” hadalka Aadan Barre Ducaale ayaa ahaa weerar siyaasadeed oo dad-ban islamarkaana lagu weeraray hoggaanka dowladda Soomaaliya.
Dad badan ayaa u arka in madaxdii ka qaybgashay Shirkii Kismaayo hadii aysan qaadan lahaayeen hal go’aan in ay soo celin lahaayeen sharafta iyo karaamada umadda Soomaaliyeed. Go’aanka ama aragtida ay qabaan dadka Muqdisho ee ah ka jawaabidda hadalkii Aadan Barre ayaa ah.
Hadii madaxdii Kismaayo laga heli lahaa hal siyaasi oo Aadan Barre Ducaale ka difaaca hadalkaas gefka ah, sidoo kalane ahaa meel ka dhac loo geestay madaxda dalka in ay xaaladu ahaan laheyd difaaca Qaran iyo ilaalinta sharafta umadda Soomaaliyeed.
“Dhamaan madaxdii Kismaayo ku sugneed malaga waayay hal qof oo ka jawaaba hadalka Aadan Barre Ducaale maadaama uu meel uga dhacay xubno ka tirsan Astaanta Qaranka, gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo” ayuu yiri Salaad Cali Jeelle oo ka tirsan siyaasiinta Muqdisho.
https://www.caasimada.net/siyaasiinta-k ... dan-barre/

Re: BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comment
You mean embarrassed amongst these bots above?

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comment
It's all over Farmaajo has been defeated.....he has no other cards to play.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comment
I am telling you a Cali Naafto moment took place. Alhamdulilah Allah (swt) has given me such a perspective on Somalis and then turned around and given me an inverse perspective. I am able to not be them and critically view the culture objectively while at the same time might as well have been born in the Somali baadiye and view them so subjectively.
Somalis have a very peculiar anamoly. In most cases around the world as time goes on, the fire subsidies but Somali controversies are always slow burning embers that get worse as time goes in.
This issue will take a life of its own. Some people have suffered irreparable damage.
Somalis have a very peculiar anamoly. In most cases around the world as time goes on, the fire subsidies but Somali controversies are always slow burning embers that get worse as time goes in.
This issue will take a life of its own. Some people have suffered irreparable damage.

Re: BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comment

It was solely your adeer who was dragged.
Reminds me when he said If you insult me, you insult yourselves.
Indha adkaa.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comment
I cant wait until HSM and co return to Mogadishu, they will be treated with disgust and ridicule. What an embarassment!!
Re: BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comment
Non of them killed r
Protestors in Baidoa in cold blood.
Protestors in Baidoa in cold blood.
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comment
We taught you this nationalism. Listen to your nephew:Caytame wrote: Mon Oct 14, 2019 5:58 pm@ making it about Somalia and others.
It was solely your adeer who was dragged.
Reminds me when he said If you insult me, you insult yourselves.
Indha adkaa.
Re: BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comment
My nephew who we raised? Who do you think instilled that in him? Only for him to betray us in the end.ReturnOfMariixmaan wrote: Mon Oct 14, 2019 6:06 pmWe taught you this nationalism. Listen to your nephew:Caytame wrote: Mon Oct 14, 2019 5:58 pm@ making it about Somalia and others.
It was solely your adeer who was dragged.
Reminds me when he said If you insult me, you insult yourselves.
Indha adkaa.
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: BREAKING: The politicians who went to Kismaayo are embarrassed amongst the Somali masses due to Adan Uunsi's comment
I'm getting tired of Cagdheers always calacaaling about MSB. He took care of you more than he did MXs. He made you Minister of Defense of Somalia. He resettled you in my land in Luuq without our permission. Lead a war to free you out of love that destroyed the statehood of Somalia. What did MZ do? Stab us in the back for Caydiid. Any OGs that complains about MSB is a bitch ass nigga.Caytame wrote: Mon Oct 14, 2019 6:11 pmMy nephew who we raised? Who do you think instilled that in him? Only for him to betray us in the end.ReturnOfMariixmaan wrote: Mon Oct 14, 2019 6:06 pmWe taught you this nationalism. Listen to your nephew:Caytame wrote: Mon Oct 14, 2019 5:58 pm@ making it about Somalia and others.
It was solely your adeer who was dragged.
Reminds me when he said If you insult me, you insult yourselves.
Indha adkaa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 451 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 633 Views
-
Last post by Murax
-
- 21 Replies
- 2280 Views
-
Last post by zidane88
-
- 9 Replies
- 702 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 4 Replies
- 444 Views
-
Last post by Kolombo
-
- 38 Replies
- 27628 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 0 Replies
- 311 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 16 Replies
- 6670 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 16 Replies
- 1343 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 12 Replies
- 1487 Views
-
Last post by LeJusticier