Ethiopia to Djibouti Oil/Gas Pipeline Construction Begins

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Jabuutawi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2673
Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe

Ethiopia to Djibouti Oil/Gas Pipeline Construction Begins

Post by Jabuutawi »

:eat:


Wasaarada macdanta iyo shidaalka oo ka hadashay shidaalka deegaanka ee la soo saarayo
........................
Wasiiru dawlaha, wasaarada macdanta iyo shidaalka ee JDFI Dr, Kuwank Tutlan oo maanta waraysi sii yay telefishinka Faana ayaa sheegay in sanadkan ladhamaystirayo xidhiidhinta tuubooyinka qaadaya shidaalka caydhiin ee isku xidhaya goobaha shidaalku ka soo baxayo ee deegaanka Soomaalida iyo dalka Jabuuti, wada xaajoodka arintaas lagu fulinayana uu meel fiican marayo.
wasiiru dawlaha ayaa sidoo kale sheegay in ilaa hada la iib geeyay 3,900 oo barmiil oo tijaabo ah, halka 1,000 barmiilna kayd ahaan loo dhigay,
Wasiirka oo wax laga waydiiyay saami qaybsiga shidaalka ayaa sheegay, in lagu salayn doono go'ankii ay golaha fadareeshinku soo saareen ka soo dhigayay in 50% uu leeyahay deeganka uu ka soo baxo halka 50% ka soo hadhayana, 25% dawlada fadaraalku leedahay, 25% ka kalena ay leeyihiin deegaanada kale,
Waxaa xusid mudan in DDS ay door xoog leh ka ciyaartay sidii saami qaybsiga shidaalka iyo khayraadka kale ee dalkaba si cad loogu qeexi lahaa, taaso hada ka hor mugdi iyo muranbadani ka taagnaa.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”