siyaarada halka saac ee farmaajo baladweyne ku tagay waa inay xalaaleystaan lacagta lagu duway "gudaiga gurmadka qaran" iyo wixii dibada ka yimaada ooy rabaan inay khaznadooda u wareejiyaan. this is why funds should be directed to Hirshabelle they r corrupt but atleast half will will reach its place. jabuuti hadeey wax bixinayso hiiraan way joogtaa may toos u geyso? waxaa ka daran inta somali magaca baladwayne meel walbe ku tuuganaysa.

