Ceelafweyn saaka

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Ceelafweyn saaka

Post by kaliil »

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Ceelafweyn saaka

Post by LeJusticier »

I cant watch it now. Is it good news or bad news?
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ceelafweyn saaka

Post by theyuusuf143 »

LeJusticier wrote: Tue Nov 05, 2019 8:00 am I cant watch it now. Is it good news or bad news?
I never open his Links but I bet it's bad and sad. I bet 10 Euro if I am wrong I am gonna send you 10 Euro just for fun. How match you can bet if it's positive news. :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Ceelafweyn saaka

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Tue Nov 05, 2019 8:58 am

:lol:

Waa war farxad leh.saaka waa la heshiiyay oo dadkii baa is dhex galay oo magaalada dhex lugaynaya iyagoo gacmaha is haysta.waa inaan heshiiskaa iyo xabad joojintaa mar danbe la jebin.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Ceelafweyn saaka

Post by LeJusticier »

theyuusuf143 wrote: Tue Nov 05, 2019 8:58 am
LeJusticier wrote: Tue Nov 05, 2019 8:00 am I cant watch it now. Is it good news or bad news?
I never open his Links but I bet it's bad and sad. I bet 10 Euro if I am wrong I am gonna send you 10 Euro just for fun. How match you can bet if it's positive news. :lol:
Hadaan daawaday, it seems this time its Boho and Idarays SY, no dawlad and other actors. What worries me after this proliferation of peace agreement, one geeljire sniper can shoot dead another geeljire and then again halkeedii ka bilaabanto.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Ceelafweyn saaka

Post by LeJusticier »

kaliil wrote: Tue Nov 05, 2019 9:14 am
LeJusticier wrote: Tue Nov 05, 2019 8:00 am I cant watch it now. Is it good news or bad news?
Waa war farxad leh.saaka waa la heshiiyay oo dadkii baa is dhex galay oo magaalada dhex lugaynaya iyagoo gacmaha is haysta.waa inaan heshiiskaa iyo xabad joojintaa mar danbe la jebin.
Maansha allah. Sidaa haku wadeen
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ceelafweyn saaka

Post by theyuusuf143 »

So you are telling me kaliil posted positive news. Duni aakhiro Zamaan .
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Ceelafweyn saaka

Post by kaliil »

LeJusticier wrote: Tue Nov 05, 2019 9:27 am
kaliil wrote: Tue Nov 05, 2019 9:14 am
LeJusticier wrote: Tue Nov 05, 2019 8:00 am I cant watch it now. Is it good news or bad news?
Waa war farxad leh.saaka waa la heshiiyay oo dadkii baa is dhex galay oo magaalada dhex lugaynaya iyagoo gacmaha is haysta.waa inaan heshiiskaa iyo xabad joojintaa mar danbe la jebin.
Maansha allah. Sidaa haku wadeen
Nimanka axmed faarax ayaa nabada aad u diidane iska ilaaliya yaanay idin shirqooline.baho iyo idarays ayaa dagaalka ku madhay haddana axmed faarax oo dagaalka dhawr qof uun kaga dhinteen ayaa nabada diidan oo odhanaya maxay baho idarays ula heshiinayaan.boqor buurmadow oo ganacsiga xoolaha nool bilaabaya oo raba inay degmadu nabad noqoto ayaa aad u dadaalay oo labada reer isu keenay.markii hore isagaa la eedayn jiray laakiin markan wuu dadaalay.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Ceelafweyn saaka

Post by kaliil »

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Ceelafweyn saaka

Post by Timiro1999 »

Waaryaadhahen SY adeerayal is ilaaliya reerkani toban dhaarod oo horey la baxeene horaa loo yidhi
"Habarjeclo nabad intay kugu yeesho dagaal kuguma yeesho"
Reer gaadmo yaan la aaminin idinkoo il hoosta ka nabaya seexda.
Haday doonto waa shirqool baaruur madow dhigayee
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Ceelafweyn saaka

Post by X.Playa »

In the meantime Bohol had attempted suicide upon hearing the cease fire and potential end of hostility , his Majeerteen handlers are giving him a week to find another hot clannish spot in Somaliland to perpetuate the hate campaign or else his prostitution career is finished.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Ceelafweyn saaka

Post by LeJusticier »

kaliil wrote: Tue Nov 05, 2019 1:19 pm
LeJusticier wrote: Tue Nov 05, 2019 9:27 am
kaliil wrote: Tue Nov 05, 2019 9:14 am

Waa war farxad leh.saaka waa la heshiiyay oo dadkii baa is dhex galay oo magaalada dhex lugaynaya iyagoo gacmaha is haysta.waa inaan heshiiskaa iyo xabad joojintaa mar danbe la jebin.
Maansha allah. Sidaa haku wadeen
Nimanka axmed faarax ayaa nabada aad u diidane iska ilaaliya yaanay idin shirqooline.baho iyo idarays ayaa dagaalka ku madhay haddana axmed faarax oo dagaalka dhawr qof uun kaga dhinteen ayaa nabada diidan oo odhanaya maxay baho idarays ula heshiinayaan.boqor buurmadow oo ganacsiga xoolaha nool bilaabaya oo raba inay degmadu nabad noqoto ayaa aad u dadaalay oo labada reer isu keenay.markii hore isagaa la eedayn jiray laakiin markan wuu dadaalay.
Waan gartay
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Ceelafweyn saaka

Post by cheifaqilbari »

Dadkan wa walalo illah nabad ay dortey ku hayo. Kuwan siyaseenta ka ialaeyo.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”