BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by ReturnOfMariixmaan »

The security minister of Puntland, Gallan has revolted and sided with his Cali Saleebaan kinsmen who brought in 49 teknikos to Bossaso and take their city back from the fake PL administration. The Reer Bari (Cali Saleebaan, Siwaaqroon, Warsangeli, Dishishe, Dhullos) clans are in open revolt against Deni whose sending ciidan from Garowe to stop this! Puntland is on the brink waa Xog xaqiiq ah Watch below:

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by gobdoon »

Deni will still be in charge when Farmajo is gone boy
Puntland is bigger than a recovering Somalia and wiser people like their peace and tranquility
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by gobdoon »

Waxan dhan waxa waaye shirkad kunturad laga qaatay kadib markay kunturad haysatay toban sano oo marka kard qabiil isticmalaya
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by kaliil »

Reerku waaba dawlad. 50 tikniko ayay lasoo galeen oo markiiba magaalada qabsadeen?dekeda iyo madaarka hadii qabsadaan oo cashuurtaan wixii kasoo dega,iyagaa maamul u gaara samaysan kara.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by gobdoon »

Magalada ma qabsan askarti kantarolka joogay bay isxabadeyen dabaded magaladay so galeen wa maleeshiyo beleed dadka dhulka wax ka dega oo ay so abaabulen ganacsato kunturad waayey maalmaha so socda odayashoda lo diray way ka bixin hadi kale xoog
Caasimada Garoowe dawladu waaba ignore garaysay oo waxay ku mashquleen si sagootiska babuurta gargaarka u wada Beledweyn iyo doorashada gudomiyaha cusub barlamanka
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by barbarossa »

Cunugaan sarkhaanimada hadalka dhibaayo adi ma kuula egyahey mid wax qabsan kara..
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Fri Nov 15, 2019 3:05 am Reerku waaba dawlad. 50 tikniko ayay lasoo galeen oo markiiba magaalada qabsadeen?dekeda iyo madaarka hadii qabsadaan oo cashuurtaan wixii kasoo dega,iyagaa maamul u gaara samaysan kara.
Allaa kariim imika ma waxaas baad run moodaysa . Kkkkkkkkkk
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Post by grandpakhalif »

theyuusuf143 wrote: Fri Nov 15, 2019 4:50 am
kaliil wrote: Fri Nov 15, 2019 3:05 am Reerku waaba dawlad. 50 tikniko ayay lasoo galeen oo markiiba magaalada qabsadeen?dekeda iyo madaarka hadii qabsadaan oo cashuurtaan wixii kasoo dega,iyagaa maamul u gaara samaysan kara.
Allaa kariim imika ma waxaas baad run moodaysa . Kkkkkkkkkk
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Fri Nov 15, 2019 4:50 am
kaliil wrote: Fri Nov 15, 2019 3:05 am Reerku waaba dawlad. 50 tikniko ayay lasoo galeen oo markiiba magaalada qabsadeen?dekeda iyo madaarka hadii qabsadaan oo cashuurtaan wixii kasoo dega,iyagaa maamul u gaara samaysan kara.
Allaa kariim imika ma waxaas baad run moodaysa . Kkkkkkkkkk

Iska hadli maayee boosaaso waxa gacanta ku haya ciidan beeleedka cali saleebaan.markii magaalada la wareegeen iyagoo dekeda iyo madaarka u socda baa iigu danbaysay laakiin koley odayaasha ayaa hakiyay.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by gobdoon »

Kan tuutaha qaba Minosota ayu joogi jiray wuxu aha alkoholiste iyo khamaare facebook ka nacnac leeya weligiis dagaal ma arag hadana muxu yiri ciidan bu wata
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by theyuusuf143 »

grandpakhalif wrote: Fri Nov 15, 2019 6:07 am
theyuusuf143 wrote: Fri Nov 15, 2019 4:50 am
kaliil wrote: Fri Nov 15, 2019 3:05 am Reerku waaba dawlad. 50 tikniko ayay lasoo galeen oo markiiba magaalada qabsadeen?dekeda iyo madaarka hadii qabsadaan oo cashuurtaan wixii kasoo dega,iyagaa maamul u gaara samaysan kara.
Allaa kariim imika ma waxaas baad run moodaysa . Kkkkkkkkkk

Adiga imika ma waxa kaa dhaadhacsan in juffida Yar ee cali Salebaan dawlada puntland boosaso kala wareegi karto. Be realistic man. Puntland hanti kaleba maleh waxay ciidan hayso oo dhan bay gelinaysa waxan aad u jeedaa waa iska photo opportunity meel ay jaan iyo cidhib dhigeen arki maysid berri.
Last edited by theyuusuf143 on Fri Nov 15, 2019 8:43 am, edited 1 time in total.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Fri Nov 15, 2019 7:25 am
theyuusuf143 wrote: Fri Nov 15, 2019 4:50 am
kaliil wrote: Fri Nov 15, 2019 3:05 am Reerku waaba dawlad. 50 tikniko ayay lasoo galeen oo markiiba magaalada qabsadeen?dekeda iyo madaarka hadii qabsadaan oo cashuurtaan wixii kasoo dega,iyagaa maamul u gaara samaysan kara.
Allaa kariim imika ma waxaas baad run moodaysa . Kkkkkkkkkk

Iska hadli maayee boosaaso waxa gacanta ku haya ciidan beeleedka cali saleebaan.markii magaalada la wareegeen iyagoo dekeda iyo madaarka u socda baa iigu danbaysay laakiin koley odayaasha ayaa hakiyay.
60 jir ka waynid waayo aragnimana kuuma korodho , wax kasta waad isaga riyaaqaysa sidii ilmo caruura.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by gobdoon »

theyuusuf143 wrote: Fri Nov 15, 2019 8:27 am
kaliil wrote: Fri Nov 15, 2019 7:25 am
theyuusuf143 wrote: Fri Nov 15, 2019 4:50 am

Allaa kariim imika ma waxaas baad run moodaysa . Kkkkkkkkkk

Iska hadli maayee boosaaso waxa gacanta ku haya ciidan beeleedka cali saleebaan.markii magaalada la wareegeen iyagoo dekeda iyo madaarka u socda baa iigu danbaysay laakiin koley odayaasha ayaa hakiyay.
60 jir ka waynid waayo aragnimana kuuma korodho , wax kasta waad isaga riyaaqaysa sidii ilmo caruura.
Wa Burco oo la yiri beesha Habar Yoonis ba qabsatay
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by theyuusuf143 »

gobdoon wrote: Fri Nov 15, 2019 8:41 am
theyuusuf143 wrote: Fri Nov 15, 2019 8:27 am
kaliil wrote: Fri Nov 15, 2019 7:25 am

Iska hadli maayee boosaaso waxa gacanta ku haya ciidan beeleedka cali saleebaan.markii magaalada la wareegeen iyagoo dekeda iyo madaarka u socda baa iigu danbaysay laakiin koley odayaasha ayaa hakiyay.
60 jir ka waynid waayo aragnimana kuuma korodho , wax kasta waad isaga riyaaqaysa sidii ilmo caruura.
Wa Burco oo la yiri beesha Habar Yoonis ba qabsatay
Burco is not even that important. This is more like ciise muuse taking over berbera, you can imagine that we would deploy all our troops against them within hours..
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: BREAKING: Bossaso in chaos, as Reer Bari tookover Bossaso and Deni is sending ciidan from Garowe!

Post by grandpakhalif »

theyuusuf143 wrote: Fri Nov 15, 2019 8:27 am
kaliil wrote: Fri Nov 15, 2019 7:25 am
theyuusuf143 wrote: Fri Nov 15, 2019 4:50 am

Allaa kariim imika ma waxaas baad run moodaysa . Kkkkkkkkkk

Iska hadli maayee boosaaso waxa gacanta ku haya ciidan beeleedka cali saleebaan.markii magaalada la wareegeen iyagoo dekeda iyo madaarka u socda baa iigu danbaysay laakiin koley odayaasha ayaa hakiyay.
60 jir ka waynid waayo aragnimana kuuma korodho , wax kasta waad isaga riyaaqaysa sidii ilmo caruura.
Bosaso is Cali Salebaan territory its like Wajaalr being captured by habar awal militia wa isla iyaga :pac:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”