Somaliland forces launched a surprise attack on a military base manned by forces loyal to Suldaan Wabar near Borama. A huge battle ensued and Somaliland forces withdrew. The reports are mentioning that at least one Somaliland armoured vehicle was destroyed in the battle. So far no reports on casualties.
Deg Deg:Somaliland iyo Ciidanka Udaacada Suldaan Wabar oo Saaka uu Dagal ku dhex maray Duleedka Borama.
https://aljasiiranews.com/deg-degsomali ... 41O3SXJYmk
BREAKING NEWS: Huge battles erupts Friday morning between Somaliland and forces loyal to Suldaan Wabar
Moderator: Moderators
- Somalisquad
- Posts: 57
- Joined: Mon Apr 15, 2019 2:29 am
BREAKING NEWS: Huge battles erupts Friday morning between Somaliland and forces loyal to Suldaan Wabar
Last edited by Somalisquad on Fri Nov 15, 2019 10:19 am, edited 1 time in total.
- Somalisquad
- Posts: 57
- Joined: Mon Apr 15, 2019 2:29 am
Re: BREAKING NEWS: Huge battles erupts Friday morning between Somaliland and forces loyal to Suldaan Wabar
War Deg Deg ah:- Dagaal Saaka Dhexmaray Ciidamada Suldaan Wabar iyo Kuwa Somaliland iyo Khasaare Ka Dhashay
Waxa saaka abaaro 5tii subaxnimo weerar ciidamada somaliland ku qaadeen saldhig jabhada suldaan wabar ku leedahay deegaanka degmo laqas ee galbeedka magaalada borama.
Halkaasi oo la sheegay inay iska caabin xoogan kala kulmeed dagaalkuna socdo mudo saacado ah ,
Mar 2aad ayaa hadana saaka abaaro 9kii subaxnimo rogaal celin sameeyeen ciidanka somaliland iyagoo isla saldhigii jabhada weerar ku ekeeyay balse ay kala kulmeen iska caabin ka xoogan tii saaka .
Waxa la sheegay in khasaare gaadiid laga gubay ciidanka somaliland ka dib markii jabhada wabar ay caawimo ka heleen dadka deegaanka oo gurmad xoogan siiyay isla markaana ku khasabtay in ciidamada somaliland dib uga soo baxaan deegaanka ay weerarka ku qaadeen.
ilaa iyo hada ma jiraan sheegayo labadana dhinac ah wixii khasaare ee gaadhay balse mar aan isku daynay inaan la xidhiidhno masuuliyiinta gobolka iyo jabhada wabar nooma suurtagalin inaan helno.

War Deg-Deg ah
Dagaal saacado socday ayaa saaka kadhacay galbeedka Magaalada Boorama . Dagaalkan ayaa udhaxeeya Jabhad uu hogaamiyo Suldaan Wabar iyo Ciidamada Somaliland.
Majiro wax khasaare ah oo kadhashay dagaalkaasi. Wixii soo kordha halkan kala soco.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1054 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 2 Replies
- 568 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 5 Replies
- 838 Views
-
Last post by waranle84
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 18 Replies
- 3050 Views
-
Last post by Righteous
-
- 13 Replies
- 971 Views
-
Last post by udun
-
- 5 Replies
- 674 Views
-
Last post by Addoow
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 21 Replies
- 1349 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 680 Views
-
Last post by adanboy