https://www.caasimada.net/dagaal-yahana ... ah-sanaag/
Dagaal-yahanada kooxda Al-Shabaab oo qabsaday qeybo ka mid ah Sanaag
November 17, 2019
Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa ku warramaya in saaka dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo hubeysan ay gudaha u galeen deegaanka Gacan-Maroodi oo hoostaga degmada Yubbe ee gobolkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in guud ahaan Al-Shabaab ay la wareegtay gacan ku heynta deegaankan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad deegaanka ah oo isaga baxay halkaasi.
Ilo deegaanka ah ayaa sidoo kale u sheegay Caasimada Online in dagaalyahannada Al-Shabaab ay dhaq dhaqaaq cusub ka bilaabeen halkaasi, una jiheysteen dhanka degmada Yubbe oo qiyaastii 50 KM bari ka xigta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.
Sidoo kale dadka aan la hadalnay ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-Shabaab ee gaaray deegaanka Gacan-Maroodi ay ka yimaadeen dhanka buuraha Calmadow ee gobolkaasi.
Xaaladda ayaa hadda ah mid kacsan, iydoona laga cabsi qabo in dagaal uu ka qarxo halkaasi, maadaama gobolka laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeedo
Deegaanada ay xiisadu ka taagan tahay waxaa horay ugu dagaalamay ciidamada maamullada Somaliland iyo kuwa Puntland, kuwaas oo weli isku hor fadhiya deegaano ka kala tirsan gobollada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga dalka Soomaaliya.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com
Breaking news: Al shabab captures Yubbe, Somaliland
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Breaking news: Al shabab captures Yubbe, Somaliland
Jihaaadkii miyaa gaaray Sanaag somaliland. Maasha allah. Waxaa mooday huutus iyo dooroos kaliya inay gaalo lagu jihaado yihiiin. Haddii jihaadka la gaarsiiyey somaliland waa nimco.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Breaking news: Al shabab captures Yubbe, Somaliland
Seems like the chickens have come home to roost! They are 90km away from Ceerigaabo now! I knew Ismaciil Caraale was not preaching in Burco for nothing!DR-YALAXOOW wrote: Sun Nov 17, 2019 2:11 pm Jihaaadkii miyaa gaaray Sanaag somaliland. Maasha allah. Waxaa mooday huutus iyo dooroos kaliya inay gaalo lagu jihaado yihiiin. Haddii jihaadka la gaarsiiyey somaliland waa nimco.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Breaking news: Al shabab captures Yubbe, Somaliland
Ictiraafkii waa uu soo dhawaaa.. dunida haddii ay maqlaan Al shabaab ayaa somaliland ka jirta markaa ictiraafkii 30 sano kale ayuu dib uga dhacaa Somaliland... ictiraaaaf . We neeed ictiraaaf!!
- barbarossa
- SomaliNet Super
- Posts: 5560
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Breaking news: Al shabab captures Yubbe, Somaliland
Yubbe? Sounds like a remote jungle town in the Congo Basin.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 31 Replies
- 205 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 5 Replies
- 1183 Views
-
Last post by quark
-
- 15 Replies
- 2883 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 21 Replies
- 298 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 4 Replies
- 740 Views
-
Last post by zidane88
-
- 21 Replies
- 3440 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 2 Replies
- 698 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 4 Replies
- 1289 Views
-
Last post by SahanGalbeed