Sh Umal

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Sh Umal

Post by Seedyare »

Eray diin ah oo sugan odayga noo sheega
Abaal intuu noo galaa aadamuhu sheegaaye
Umal maxaa laga rabaa amar Allaa jira e ?

Aaladaha xadiiskiyo ninkaa sharraxa noo ogay
Aayadaha uu macneeyaa lagu istareexaaye
Umal maxaa laga rabaa Amar Allaa Jira e ,

Awliyo inuu yahaan idin ogaysiine
Umuuraha islaamkiyo markii arin la eegaayo
Aminkii abaar ay kacdee uunka wada qaysho
Arxankii Taakulo gartee Eebe garadsiiyay
Isagaa aamin ahoo aabigaw sida e
Umal maxaa laga rabaa Amar Allaa jira e ?
User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1761
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: Sh Umal

Post by DalJecel60 »

Umal wuxuu ahaa tiir iyo astaanteeniye
Awoodii ilahay ayuu na baray Adeerkeeniye
Imtixaanka aduunka iyo camashiiye
Abaal maleh aadamaha iyo dadkeeniye

Eebow Abaar ba jira Diimeede
Furuq Aargoosiye ah iyo Jahliyad Aasane
Eebow Daacun Adag iyo Iftiin La'ane
Qabyalad Ooman oo Asal iyo Raad Lahayne
Abaal Maleh Aadamaha iyo Dadkeeniye

Ayadaha Quraanka Ayaa Lagu Aflaxaye
Arsaaqda Eebeheen weye Cilmiguuye
War Barta Aqiidada Aad Arxan Ka Heshaane
Umal Allow Ka Sii Janada Aqal iyo Amuurahiis Toosi e
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Sh Umal

Post by Nomand »

seedyare==daljecel

side note props to any who understands double equals meaning
User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1761
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: Sh Umal

Post by DalJecel60 »

Nomand wrote: Fri Nov 22, 2019 10:28 am seedyare==daljecel

side note props to any who understands double equals meaning
Wiil iyo Macalinkiis

Bestplaya is my teacher

what does double equals mean
Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Sh Umal

Post by Seedyare »

Nomand wrote: Fri Nov 22, 2019 10:28 am seedyare==daljecel

side note props to any who understands double equals meaning
Seedyare= Bestplaya

I can no longer access my former account .That is why l made a comeback with seedyare

But why do you even care ? Get a life ilkayar midget
Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Sh Umal

Post by Seedyare »

DalJecel60 wrote: Fri Nov 22, 2019 9:47 am Umal wuxuu ahaa tiir iyo astaanteeniye
Awoodii ilahay ayuu na baray Adeerkeeniye
Imtixaanka aduunka iyo camashiiye
Abaal maleh aadamaha iyo dadkeeniye

Eebow Abaar ba jira Diimeede
Furuq Aargoosiye ah iyo Jahliyad Aasane
Eebow Daacun Adag iyo Iftiin La'ane
Qabyalad Ooman oo Asal iyo Raad Lahayne
Abaal Maleh Aadamaha iyo Dadkeeniye

Ayadaha Quraanka Ayaa Lagu Aflaxaye
Arsaaqda Eebeheen weye Cilmiguuye
War Barta Aqiidada Aad Arxan Ka Heshaane
Umal Allow Ka Sii Janada Aqal iyo Amuurahiis Toosi e

Umal waa astaan iyo udub islaameed e
Waa awliyo ilaahiyo wadaad agaasimane
Waa arxan iyo imaam iyo ehlu quraankiiye
Allaha waynbaa baa ku daray amarro wayntiiye
Alalaaska suufiyadaa , uubatada oogi
Waa eber iyo duulkaa aduun abaarsadaye
Umal maxaa laga rabaa amar Allaa jira e ?
User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1761
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: Sh Umal

Post by DalJecel60 »

Seedyare wrote: Sat Nov 23, 2019 12:04 am

Isma Oran Sheikhii Baala Eryayaaye
Isma Oran Aflagaadaa Loo Quurayaye
Inkastoo Aan Nahay Aadama Khaldami Karee
Inkastoo Aan Nahay Insi oo soo Noqon Karee
Awoodii Ebehey ayaan Intifacsanaynee
Allow Sahal Umuuraha Wey Adagyihiin e
Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Sh Umal

Post by Seedyare »

DalJecel60 wrote: Sat Nov 23, 2019 2:37 am

Isku dayy wacan masuul.Wax fiican kuma dhaamo blse labo god ha yeelato maansadu

ISMA LAHAYN wadaadkii waa LA AAMUSINE
ISMA LAHAYN aflagaadaa LOO ABAABULIYE
IN KASTOO aadami nahoon UUBATADA DAYNIN
User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1761
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: Sh Umal

Post by DalJecel60 »

Seedyare wrote: Sat Nov 23, 2019 3:04 am
DalJecel60 wrote: Sat Nov 23, 2019 2:37 am
Seedyare wrote: Sat Nov 23, 2019 12:04 am

Umal waa astaan iyo udub islaameed e
Waa awliyo ilaahiyo wadaad agaasimane
Waa arxan iyo imaam iyo ehlu quraankiiye
Allaha waynbaa baa ku daray amarro wayntiiye
Alalaaska suufiyadaa , uubatada oogi
Waa eber iyo duulkaa aduun abaarsadaye
Umal maxaa laga rabaa amar Allaa jira e ?
Isma Oran Sheikhii Baala Eryayaaye
Isma Oran Aflagaadaa Loo Quurayaye
Inkastoo Aan Nahay Aadama Khaldami Karee
Inkastoo Aan Nahay Insi oo soo Noqon Karee
Awoodii Ebehey ayaan Intifacsanaynee
Allow Sahal Umuuraha Wey Adagyihiin e
Isku dayy wacan masuul.Wax fiican kuma dhaamo blse labo god ha yeelato maansadu

ISMA LAHAYN wadaadkii waa LA AAMUSINE
ISMA LAHAYN aflagaadaa LOO ABAABULIYE
IN KASTOO aadami nahoon UUBATADA DAYNIN
:clap:
Ina Adeer Gacaliye Libaax Baa Tahay
Wiil iyo Macalinkii

Dhiiranow maansada waanka tagay Damaciis Dheeraade
Dug Markaan Iri oo Dabanka Dhigey ayey Igu Soo Duxdaye'

Duniduna waa Maalmo Kooban oo Walaga Dhoofayaaye
Dadkuna Hadeysan Khayrka Iskaga Deyan, Waloo Digayaaye

Durbaanadii Aakhirana oo Soo Dhowatey Waa Dig leeyahaye
Dayuuskii Inkira Diintana walle waa Damqanayaaye

Daqtar Dabiibana Kufriga Maleh Daaim Mooye
Dhafar Baa ii Diley Anigu Waa iga Dardaarane

Diiwanka Gal SeedYarow iyo Danabka Suugaanta
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”