Cabdisalaan Midnimo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Cabdisalaan Midnimo

Post by Seedyare »

Waa ninka ugu shacbiyada badan warbaahinta dawlad deegaanka .Waana gadabuurtii ganafka jeexnayd.Inkastoo qolo Ree Cabdille ladhoho Ree Isaaq nacayb u daba orodo hadana waxaad moodaa in dhagarta Cabdisalaan ay soo fahmayaan .


Tix dan jacbur xigeenka ah aad u dhuuxa .


Midnimaan jirin iyo waxaad muran dhitaysaaba

Maqaawir sideedii waxaad madaxa taagtaaba

Kol Mustaf iyo hadaa Shidaha kala miirtay

Oo sida uu makalay aapahaa cagjarka aad maagi

Allay lehe maqaamkii iyo tuurtay maradiiye





Majnuun falan inaad tahaan kuu marinayaaye

Ay miciya leh inaad tahaan muslinka qaadsiine

Ogaadeen magaca uu yahaad adigu maagtaaye

Mustaf iyo Maadeey iyo gidi madaxyo waynteena

Mid waliba gaar baad ugu masaabidiye

Ood waliba macno gurran ,ugu masaashaaye







Magaadleey Dir iyo Obbiyo Maxasata Gadabuursi

Ciise Madoobe iyo Gurriyo maadha Madaluuga

Mid qudha adoo ku maran, maanan kaa arage

MAXAA KALIGII REE TOLKEEY kugu masaabiiray
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”