Jacbur ka tarjumaya huluulaha iidoor
Moderator: Moderators
Jacbur ka tarjumaya huluulaha iidoor
Handaraaban meeshii ay habru yaalleene
Hindisihii IIDOOR lahaa hadafkii beenowye
Waxaa haanka loo jarahayaa ineey hallaabane
Habrihi waa sheeganaa weey hamranayaane
Habaryoonis heeryaa u tolan laguna hiifaaye
Hafaryaa lala eegtay reerkii oo weey hawinayaane
Hiih iyo tacaw beey Ree mataan halo ku raacaane
Kama haasaawaan HERERTAY hibo u lahaayeene
Ku hungoobe Habarxaabush jeegaan hadimadeediiye
Waa kaa huf iyo colaad lagu halaakayne
Waa hambadiii Awal waxay hallowda dhawrtaane
Nimaan huuniyo ahayn haybta sacad muuse
Waa halaan jirin inuu, horumar ku taamaaye
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Jacbur ka tarjumaya huluulaha iidoor
War iidoor iyo wacdi ogaaden midna ma dhegaysto.
Re: Jacbur ka tarjumaya huluulaha iidoor
Kwrn sidaan u falanqeeyay afduubka sacad muuse la helay Iidoorland
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Jacbur ka tarjumaya huluulaha iidoor
Somaliland= Sacad muuse. Waxayaga kaloo dhalan dul saar baan ku nahay dalka , macaal trade mark ga iidoor , sacad muusa leh . Berigay timirta kaa iibin jireen ee aad karisay , laftayadu waxba kumaanu dhaamin , HJ futo xun baa la odhan jiray labadii qayd ee u horeey sacad muusa nasiiyey xitaa lacag nagamay qaadin , HY na 100 sano oo Danbe bay sii qaawanaayen waayo weligood ba bacbay ka qabeen subeeriyada , markii hore kafan bay moodayen waxan cadcad ee huunadu HJ u qaybisay . Kolkan dhiman waynay bay yaguna xidheen, weliba bahal Asal la dhaho bay ku maydheen si aysan kafantooda u noqon.Seedyare wrote: Sat Nov 30, 2019 1:19 pm Kwrn sidaan u falanqeeyay afduubka sacad muuse la helay Iidoorland
Ilaa hada laba qayd oo pink ah baa u dhaqana HY iyo HJ. Dadka noocaasa bay isaaqu ahaayen intaanay indhaha noo jeexin niman kaasi. Bidhiiqii u horeeyey baanu indho garasho yaguun ka dhamaan waynay , maahmaada doqonku sagaal indhoodbay leedahay , waxay ku baxday isaaqa sacad muusuun la dabo dhigay. Si share garee niyaw caawa lecture wax ku oola oo aan hore loo maqal baan jeediyee, sir culus baan baahiyey . Caruur taada bar the legacy of Zubeer awal .



Re: Jacbur ka tarjumaya huluulaha iidoor
PINK-iyo kuushu waa bilcaan dharkeediiye
Maxaa Buurmadow u xidhay waa balo aduun taal e ?
Burco iyo markaasay ku odhan bari kuwii yiillay
Beledkii raggaan nihiyo badhalo waawayne
Maxaa Buurmadow u xidhay waa balo aduun taal e ?
Burco iyo markaasay ku odhan bari kuwii yiillay
Beledkii raggaan nihiyo badhalo waawayne
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 216 Views
-
Last post by *jr
-
- 14 Replies
- 631 Views
-
Last post by Ureysoo
-
- 1 Replies
- 569 Views
-
Last post by Maria*
-
- 4 Replies
- 3554 Views
-
Last post by Twist
-
- 0 Replies
- 11 Views
-
Last post by C O S T A
-
- 0 Replies
- 422 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 1372 Views
-
Last post by VeiledGarbasar
-
- 6 Replies
- 1834 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by IRONm@N