Siday dawladu wax uga qabatay duufantii sagar

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Siday dawladu wax uga qabatay duufantii sagar

Post by theyuusuf143 »


1. Waxa dib loo dhisay dhismayaashii dumoo dhan
2. Waxa guri kasta loo geliyey qasabad biyo ah
3. Beeralayda waxa laga moosay dooxyada, yadoo la siiyey machiino ,loona qoday ceelal.
4. Dadkii xooluhu ka baxeen 80% waxa qoys kasta la siiyey Tiro xoolo ah.

Xukuumada jamhuuriyada somaliland , intii karaankeeda aha way waydadaashay dadkii masiibadaasi ku dhacday. Handaraab ku ha waaro. :sland: :up:
AwBarkhadle
Posts: 26
Joined: Thu Nov 28, 2019 12:09 pm

Re: Siday dawladu wax uga qabatay duufantii sagar

Post by AwBarkhadle »

Dad baa cadoon markey arkaan warkan fiican.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Siday dawladu wax uga qabatay duufantii sagar

Post by theyuusuf143 »

AwBarkhadle wrote: Sat Nov 30, 2019 7:48 pm Dad baa cadoon markey arkaan warkan fiican.
Ku tuf maxaa kaa galay , qoroxda sacabada laguma qarin karo.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Siday dawladu wax uga qabatay duufantii sagar

Post by X.Playa »

good news indeed , unlike the usual b.s where few ministers go to the scene talk rubbish in front of the camera displaying the affected poor citizens and disappear never to be seen again .
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”