Tixdii towbad keenka
Mudanoow Allahayooow maalig baa tahaye
Adaa Muunad iyo lahaa magacyo waawayne
Adaa Macbuud sariyo ahaa lagama maarmaane
Inyaroo masuuba maa hee oo madaxa taagaysa
Idil makhluuq oo dhami aduu kugu madiixaaye
Moowloow miskiin baan ahiyo magac-u-yaalkiiye
Mid xanuuno uu daashadoo maaruqaan ahaye
Mid maroor iyo qalooc maamay baan ahaye
Mid mool sii gala hayoo muquurtaan ahaye
Mid ma huraanka laayacoo meel dhigaan ahaaye
Maquustaan heeyeeshee ihiyo midaan faaruqine
Magan Alloow adaan kuu ahoon ,midig ku saaraaye
Adaan muxubada qalbiga kuugu muraadaaye
Ma jirto cidaan kula simaa ama kugu misaalaaye Alloow mawd inta uu i helin Muslinna i aasin
Macno Allahayoow ii yeel maalig baa tahaye
Maahir Alloow iga yeel oon milicsadaa khayrka
Macaan iyo Alloow iiga yeel,Muxammad kii raaca
Mas'alada Alloow i waafaji maxabadii diinta
Alloow muuqeeyga uu muslinku jeclaystaaye
Alloow miisaanka aakhiro aan janno mutaystaaye
Tix culus
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Posts: 1
- Joined: Sun Dec 01, 2019 2:40 am
Re: Tix culus
Masha Allah
walal jazakallahu kheyr gabayga wanaagsan.
ma faafin kara kara hadan magacada xuso.

- DalJecel60
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1767
- Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm
Re: Tix culus
Seedyare wrote: Sun Dec 01, 2019 1:49 pm Tixdii towbad keenka
Mudanoow Allahayooow maalig baa tahaye
Adaa Muunad iyo lahaa magacyo waawayne
Adaa Macbuud sariyo ahaa lagama maarmaane
Inyaroo masuuba maa hee oo madaxa taagaysa
Idil makhluuq oo dhami aduu kugu madiixaaye
Moowloow miskiin baan ahiyo magac-u-yaalkiiye
Mid xanuuno uu daashadoo maaruqaan ahaye
Mid maroor iyo qalooc maamay baan ahaye
Mid mool sii gala hayoo muquurtaan ahaye
Mid ma huraanka laayacoo meel dhigaan ahaaye
Maquustaan heeyeeshee ihiyo midaan faaruqine
Magan Alloow adaan kuu ahoon ,midig ku saaraaye
Adaan muxubada qalbiga kuugu muraadaaye
Ma jirto cidaan kula simaa ama kugu misaalaaye Alloow mawd inta uu i helin Muslinna i aasin
Macno Allahayoow ii yeel maalig baa tahaye
Maahir Alloow iga yeel oon milicsadaa khayrka
Macaan iyo Alloow iiga yeel,Muxammad kii raaca
Mas'alada Alloow i waafaji maxabadii diinta
Alloow muuqeeyga uu muslinku jeclaystaaye
Alloow miisaanka aakhiro aan janno mutaystaaye
Muslim Diiran Baan Ahoo Macbuudka Caabudaaye
Munkarkana Iska Dhowroo iyo Fusuqa Maqane
Marwooyinkaan Waaniya iney qarshaan intii ka Muuqataaye
Mandhooyin Idinkuna Masuul Noqda Waxaan Nahay Magan Ilahiye
Diidnay MusuqMasuqiyo ,Nimankani Maanka Liite
Sheydan Mici Dheer , Miyaad Qowlkisi Raaceysaaye
Murankiyo Hadalada Xun Miyey Kugu Maaxeene
Sheydan Macbuudkii Caasiyey Misana Dadkii Marahabaabsheye
Micnihiyo Ujedada Ha Noqoto Wax Manhajka Raacsane
Mad'habkiyo Aqiidadana Ka Tagin Maalin Qudhee
Maal Waxaad Lahaydna Eytahay Miisaan Akhiireede
Masuul Iga Dardaaran iyo Duuco Miisan Weeyaane
Re: Tix culus
Mahadsanid wll .waad faafin kartaadalmar2019 wrote: Sun Dec 01, 2019 2:25 pm Masha Allah
walal jazakallahu kheyr gabayga wanaagsan.
ma faafin kara kara hadan magacada xuso.
Re: Tix culus
When I look back and revisit my 2019 poems, I just have a good laugh while acknowledging the long way I have come in Somali poetry.
Re: Tix culus
Mudanoow Allahayoow adaa, maalig oo jira eSeedyare wrote: Sun Dec 01, 2019 1:49 pm Tixdii towbad keenka
Mudanoow Allahayooow maalig baa tahaye
Adaa Muunad iyo lahaa magacyo waawayne
Adaa Macbuud sariyo ahaa lagama maarmaane
Inyaroo masuuba maa hee oo madaxa taagaysa
Idil makhluuq oo dhami aduu kugu madiixaaye
Moowloow miskiin baan ahiyo magac-u-yaalkiiye
Mid xanuuno uu daashadoo maaruqaan ahaye
Mid maroor iyo qalooc maamay baan ahaye
Mid mool sii gala hayoo muquurtaan ahaye
Mid ma huraanka laayacoo meel dhigaan ahaaye
Maquustaan heeyeeshee ihiyo midaan faaruqine
Magan Alloow adaan kuu ahoon ,midig ku saaraaye
Adaan muxubada qalbiga kuugu muraadaaye
Ma jirto cidaan kula simaa ama kugu misaalaaye Alloow mawd inta uu i helin Muslinna i aasin
Macno Allahayoow ii yeel maalig baa tahaye
Maahir Alloow iga yeel oon milicsadaa khayrka
Macaan iyo Alloow iiga yeel,Muxammad kii raaca
Mas'alada Alloow i waafaji maxabadii diinta
Alloow muuqeeyga uu muslinku jeclaystaaye
Alloow miisaanka aakhiro aan janno mutaystaaye
Muunad iyo adigaa lahaa ,magacyo waawayn e
Macbuud sare adigaaa ah oo, lagaana maarmayn e
mid caasiya oo muuqda iyo ,munaafaq mooyaane
Idil makhluuqoo dhami rabboow , way ku mahadshaan e
Allahayoow miskiin baan ihiyo , magac u yaal ruux e
Mahwiga aduunkaa i helay oo, maanka ii dagay e
Marmoor ma dayee qalooc ,maydhi kari waaye
Hayeeshee ma quustaan ahay oo ,waan mintidayaaye
Magantaadaan EEboow ahoon, soo maciin bidaye
Mana jirto cidaan kula simo amaan , kugu masaalaaye
Mawloow Allahayoow intaan , maral i aafaynin
amaan mawdku ii iman oon , aakhiro u meerin
Mabda'ayga Ebboow ka yeel, milicsigii diinta
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 284 Views
-
Last post by Gaashaanle_87
-
- 19 Replies
- 2554 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 0 Replies
- 402 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 0 Replies
- 294 Views
-
Last post by STOP!
-
- 2 Replies
- 437 Views
-
Last post by suga_delic
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by Starscream
-
- 6 Replies
- 440 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando