HAG talo wadanka kuma laha oo dawlada federalka ma hogaamiso, mar waxay aadaan garowe marna kismaayo oo la mid ah Farmaajo aaway Galmudug aaway Hirshabelle aaway Mogadishu? dad sidaas ah waa adagtahay inay xukunka ku soo noqdaan waliba kuwa abgaalka hogaamiya oo ah wajiyo gubtay this is why Kheyre is the only one with a chance
Hadaba Akhyaarey waxaa harey hal HAG Card. kulama ka socda Xalane waxaa looga hadlaa dawlada federalka iyo "dawladaha xubnaha ka ah" ee maamulgoboleedyada khaasatan PL oo wadata cardka wadahadlka JL oo raba inay talada doorasha wax ku lahaadaan. waxaa lagu soo daray wax la yiraahdo "Xisbiyada Migadisho" oo loola jeedo dadka matala dadka xamar ku dhaqan
waxaa biloowdey political assassination iyo takfiirin lagu qaadayo opposition leader abdirahman abdushakur oo ku fududaadey arimo diimeed waana qac runtii sxb kitaab xoor aa awalba aheeda siyaasada diin ha usoo daliishan kitaab ma furin mudo dheer waa kaa hoos baxday
waxaa arintan ka danbeeya Ictisaam-run NISA oo hassan dahir isticmaalayso iyo UMAL oo ka aargoosanaya Xamar oo leh "shakuur wuxuu rabaa inuu xisbigiisa taageero naago helaan!"
wadaadnimada Sahalist UMAL hadeey dhab ka tahay muxuu udurayaa shakuur siyaasad ahaan?
shakuur waxaa lagula dagaalamayaa waa ninka Xamar ugu shacbiyada badan oo dhahay dhulkaan anaa leh farmaajo you failed in your constituency aka JL iyo PL kabax afaaraha Xamar!
HAG ninka calanka idiinsida yaan diin la idiinku soo gaban in meesha laga saaro. shakuur waa habar aji hooyadiisna waa baadicade wuxuuna ku dhashtey buuloburde laakin tuulo waxba ilama aha markaad fiirisid HAG oo la haysto we have common fate he is here to liberate us from Sahalist al ictisaam and al shabaab terrorists
Xisbiyada Mogadishu the last HAG card
Moderator: Moderators
Re: Xisbiyada Mogadishu the last HAG card
إلي ان تقوم الساعة amaa ku sii heyn doontaa HAG
Re: Xisbiyada Mogadishu the last HAG card
maxaa ku diidee inaan talayo yeelano? you the real Sahalist sxb. atleast
قل خيرا او اصمت
talada waxey ku soo hartey Farmaajo, deni iyo madoobe like i said HAG ma heesato hal state ah oo talo leh saas darteed hada waxaa lagu daray agendaha xalane "xisbiyada muqdisho" this is wht they r targetting cabdirahman abdishakur bc he got a voice in the national agenda.
Re: Xisbiyada Mogadishu the last HAG card
It's always someone else fault when their failed project fails. Meeqo shaati ayey u soo gashteen HAG umada soomaliyeed.
USC, warlodism, Ictisaaam, Islamic court, Alshabab,Xisbul Islam, to a nasty opposition.
Dahir aways waa qabyiliiste terrorist, he ran away with a few men, like coward from alshabab, accusing ina Godane being qabyiliiste
.
They hold the capital to hostage, all the money flowes trough them, SNA, civil servants the whole gov is HAG. But they still accuse Sahal of running the show
cajiib
HAG extremist maalin walba shaati cusub usoo gashta umada soomaaliyeed
USC, warlodism, Ictisaaam, Islamic court, Alshabab,Xisbul Islam, to a nasty opposition.
Dahir aways waa qabyiliiste terrorist, he ran away with a few men, like coward from alshabab, accusing ina Godane being qabyiliiste
They hold the capital to hostage, all the money flowes trough them, SNA, civil servants the whole gov is HAG. But they still accuse Sahal of running the show
HAG extremist maalin walba shaati cusub usoo gashta umada soomaaliyeed
Re: Xisbiyada Mogadishu the last HAG card
Do you live in the Middle East?
You are so lucky. I want to move there one day.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 396 Views
-
Last post by galia
-
- -1 Replies
- 0 Views
-
Last post by gregbenson72
-
- -1 Replies
- 0 Views
-
Last post by gregbenson72
-
- -1 Replies
- 0 Views
-
Last post by jamesberry
-
- 0 Replies
- 5136 Views
-
Last post by kelvinmop2
-
- 0 Replies
- 5098 Views
-
Last post by kelvinmop2
-
- 0 Replies
- 3996 Views
-
Last post by kelvinmop2
-
- 1 Replies
- 388 Views
-
Last post by YASIR123
-
- 5 Replies
- 870 Views
-
Last post by accident
-
- 3 Replies
- 348 Views
-
Last post by The_Emperior5

