Sidii wadanku u burburay Hawiye wareer iyo waali baa kasoo hadhay, silal iyo mu,aamaradyo aan dhamaad baa dhexdooda yaal, qaarkod gawaarida Aminsom baa jiidha, waxay ku leeyihiin, wlhi inaan la aaseyn ilaa cadaalad la helO, qaarkod askri ayaa 5 kun shillin soomali u dila bajaajle, dadkii ehelka u ahaa bajaajlaha waxay leeyihiin wlhi inaan la aaseyn marxuumka, kuwo maalqaben ah ayaa is mu,aamareynaya midbaa la dili, walaahi inaan la aaseyn marxuumka.
Waxaa dhacday in nin ku xiraa xabsiga muqdisha uu kasoo jeeday reer botenti ah ay dhaqtar coidanla asluubta kaso qorteen warqad in maxaabiiskoda cisbitaal loogu qaado, saraakil hoose iyo askar waardiye ahaa laaluusheen, sidaana maxbuuskodi cisbitaal privite ah loogeeyey, intaa kadib waxaa arinta ka warhelay taliyihii xabsiga, marka bu baaburqaatay o kasoo baxshay isbitaalki, wuxuuna keenay cisbital martini dowladu maamusho dabeed maxbuuski ba halkaa ku geeriyoday aun, marka qaraanadisi waxay taagan yihiin WLHI INAAN LA AASAYN MARXUUNKA ILAA CADAALAD LA HELO, marxuumadaa badankood waxaa dilay gacan ka xaqdaran, hase yeeshe MA'LAAIKTI ILAAHAY AYAA SACABA FURAN SOO DHAWEENTODA LA DULTAAGAN OO LEH DHAQSO USOO AASA.
Sidaa waxaan dhigaya quraanka iyo sunnada rasuulka WCW.
Marka Hawiyow su,aashu waxay tahay sidee marxuumintaa naxariista eebe deg deg ugu helaan, qaraabadiina cadaalad u helaan kafekera habka quruxbadan WALAAHI INAAN LA AASEYN MARXUUMKA.
WA BILAAHI TOWFIIQ
Wlhi inaan la aasi doonin marxumka; Ilaa ....
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 805 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by bashe19
-
- 0 Replies
- 307 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 15 Replies
- 1288 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 28 Replies
- 2815 Views
-
Last post by OAF
-
- 28 Replies
- 1641 Views
-
Last post by Quruxley
-
- 1 Replies
- 291 Views
-
Last post by bashe19
-
- 6 Replies
- 431 Views
-
Last post by Enlightened~Sista
-
- 1 Replies
- 459 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 41 Replies
- 2344 Views
-
Last post by Faranacab