Hutu uprising being orchestrated by warlord Cumar Finish in response to ex-control Afgooye attack

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

EnlightenedNomad
Posts: 109
Joined: Sun Jul 14, 2019 5:35 pm

Hutu uprising being orchestrated by warlord Cumar Finish in response to ex-control Afgooye attack

Post by EnlightenedNomad »

Hutus willingly aid terrorists and are lax when it comes to their own security. You would think the Zoobe attack would be the straw that broke the camel's back, I guarantee you nothing will amount to this protest as it will not have a strong showing.

https://www.caasimada.net/xog-cumar-fil ... ka-joogay/
EnlightenedNomad
Posts: 109
Joined: Sun Jul 14, 2019 5:35 pm

Re: Hutu uprising being orchestrated by warlord Cumar Finish in response to ex-control Afgooye attack

Post by EnlightenedNomad »

The Hutu that put forth this list of recommendations to improve the security of Muqdisho is a woke Hutu. Hutus must take full responsibility for the security of the city, otherwise your community will continue to suffer.

1. AMNIGA IN GACANTA LAGA GALIYO DADKA DEGAN: Xamar waxaa wada degan soomali oo dhan, waana sababta ey caasimad u tahay, lkn waa lagu kala badanyahay dhibteeduna dadka dagan ayay si gaara u taabaneysa. Magaalada ganacsigeeda, deegankeeda iyo dhaq’dhaqaqeda guud waxaa hormuud u ah 3 beel oo ka tirsan beesha Hawiye. Dhib waliboo ka dhacda 3-daas beel ayuu si gaara u saameeya, dhimashada ugu badan iyaga ayuu gaara, hantida ugu badan dadka beelahas ku abtirsada ayuu ka bur’buraa, Iyaga laftoodu waxeey ugu kala badanyihiin hadba meesha dhibtu ka dhacdo. Tusaale qarax haduu Waqooyiga Xamar ka dhaco beesha Abgaal ayaa qasaaraha ugu badan kasoo gaaraa, hadii musiibo Xararyaale ama Daynile ka dhacdo beesha Murusade,

hadii KM4 iyo Banadir dhibaato dhacdo Habargidir ayuu qasaaraha ugu badan ee naf iyo maalba leh gaara. Sidaa darteed, amniga iyo maamulka magaalada waa in qabaa’ilka dhibtu sida gaarka ah u taabaneyso gacanta loo galiyaa, faragalinta dowladda dhexana laga daaya.

2. PÓLICE IYO NABAD SUGID GOBOLKA U GAAR AH LAGANA SAARO MILITARIGA IYO PÓLICE KA FEDERALKA: Si loo xaqiijiyo in dadka degaanku amnigooda xaqiijiyan, waa in ciidan ka madax banaan hay’adaha amniga federaalka loo sameeyaa sida magaalooyinka kale ee dalka. Waa in ciidanka federaalka ee leh Police, Nabad sugid iyo Military meelo cayiman la geeya oo aaney ku milmin laamaha amniga gobolka Banaadir. Ma aragteen dowlada dhexe oo faraha kula jirta amniga iyo howlaha pólice ka Puntland ama Jubaland? Mase aragteen taliyaha pólice-ka federaalka oo hor boodaya musiibo maamuladaas ka dhacday? Hadaba hadii larabo in gobolkaan amnigiisa la sugo halaga daayo faraha badan. Soomalidu waxeey ku maah’maahda “Dherigii gacma badan kariyaani waa fuud xaraarada”

3. SARAAKIISHA HOGAAMIN DOONTA CIIDANKA WAA INEEY AQOON IYO KARTI KU YIMAADAN: Si loo xaqiijiyo hadafka guud ee amniga magaalada, saraakiisha hogaamin doonta laamaha amniga gobolka waa inaan la siyaasadeen, oon laga eegin inuu xisbiga markaa talada haya taagero u yahay. Dad badan waxeey aaminsan yihiin sababta hay’adaha amnigu ugu fashilmeen shaqadooda ineey tahay aqoon dari iyo karti la’aan heysata shaqsiyaadka loo magacaabo. Xilalka la magcaabayo ee masiirka umadda soomaliyeed loo dhiibayaahi waa ineey karti iyo mudnaan ku yimaadan, si gaara laamaha amniga waa inaaney siyaasad lug ku yeelan.

4. ASKARTA IYO SARAAKISHA KA SHAQEEYNEYSA AMNIGA GOBOLKA WAA IN XAAFADAHA LAGA QORAA: Mida u danbeeysa lkn muhiimad gaara lihi waa soo xulista iyo qorista askarta iyo saraakiisha amniga gobolka waa in fiiro gaara loo yeesha. Xaafad waliba waa in dhalinyarada degan ee aan balwada laheyn ama aan hore falal danbiya usoo galin laga qoraa. Pólice aan xaafada uu ka shaqeeynaya kala aqooni amni ma sugi karo, askarta degma kastaahi waa ineey dadka xaafada kala yaqaanan ogaan karaana qofkii cusub ee kusoo biira xaafada.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19065
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Hutu uprising being orchestrated by warlord Cumar Finish in response to ex-control Afgooye attack

Post by FarhanYare »

waligiinba calalacal iyo protesting ku jira. Qaraxdishu ka samray. HG is rapidly becoming laangaab maalin walba qarax uun.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Hutu uprising being orchestrated by warlord Cumar Finish in response to ex-control Afgooye attack

Post by barbarossa »

The anticipated massive 'Hutu' Spring will, inchallah, culminate with toppling of the hapless Farmaajo led 'Faqash/Doofaar' regime.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Hutu uprising being orchestrated by warlord Cumar Finish in response to ex-control Afgooye attack

Post by AbdiWahab252 »

barbarossa wrote: Thu Jan 02, 2020 4:56 am The anticipated massive 'Hutu' Spring will, inchallah, culminate with toppling of the hapless Farmaajo led 'Faqash/Doofaar' regime.
Bishop Barbossa your dofaar comment reminded me of the story of when Jesus healed a mentally disturbed man by casting his demons into a flock of swine. May be Governor Finish can cast the demons into the Farmaajo Faqash swine and his Magician in laws who conjure up all kinds of witchcraft to keep the piggery in power.

I pray that you had a blessed holiday season. Do you celebrate Christmas with the Orthodox Church later this month
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”