deegamada soomaalida waxay u qaybsamaan sidan
1-Dawlad ku nool. waa deegaamo aan jiri karin dawlad dhexe la,aanteed hadii wax ka helasna wax xoogaa boqolaal kun aa lagu tuuraa iyo mashruuc aan labo bil dhaafayn ooy u dheertahay dhac iyo qawda maqashii waxna ha u qaban
2-community ku nool waxay u badan yihiin beesha dhexe ee Galmudug macnaha waxaa hogaamiya ganacsatada sida caato, xaaf iyo abtidoon iyo shirkado badalay haykalkii dawladnimada sida hormuud saa darteed dawlad maba u baahnaba
3-somaliwayn ku nool waxay u gaartahay beesha caasimada oo xataa baadiyaheeda ka dhisayso airporo iyo hospitalyo magaca SOMALIA lagu soo qaadey waxaa ka mid ah ururuka "haweenka soomaaliyeed" ururka "Dhalinyarta somaliyeed. hiblow iyo heblaayo somaliyeed xataa "National" footballka labo walaalo ah aa streakers ka ah
4- State Govt waxaa aad looga aaminsanyahay dhulka PL iyo JL oo arkey in wax walbe Xamar lagu koobay xataa ay keentay in la diido pm ka soo jeedo dhulkaan waana nabsiga xamar haya maanta. ccc waxaa loo buriyay bosaso airport awgeed iyo mashariic kale
read this article
https://mogadishuairport.com/puntland/
labadaas meelood kadib waxaa laga aamin sanyahay Hiiraan State(Hiiraan-side of Hirshabelle).
wixii stateka ah anagaa u badan wixii dawlada federalka ahna Jowhar aa u badan xataa mashruuca world bankiga waxaan u qaybinay Jowhar, baladweyne iyo buuloburde iyo balcad ayadoo lagu salaynayo deegaan walba xaajadiisa masalan baladweyne oo hada ka biloowdey mashruu laamiyada oo Somali stability fund hirgalinayso waxay u baahantahay mashaariih latacaasha fatahaada . buuloburde waxay u baahantahay airport casri ah iyo laami
"The World Bank today approved a $112 million grant to deliver prioritized infrastructure in Somalia’s cities and strengthen municipal government capacity. The Somalia Urban Resilience Project (SURP) II will support infrastructure investments in strategic cities such as Mogadishu, Garowe, Kismayo and Baidoa while also laying the groundwork for expansion to cities in the States of Galmudug and Hirshabelle to achieve national coverage"
JL waxaa loo qaybiyay kismaayo 16 laami oo sideed lagu bilaabayo iyo airporta casri ah oo loo samaynayo afmadoow iyo dhoobley halka gedo loo samaynayo jid cad(earth road) luuq-doolow inkastoo mashruuca african bank ku jiraan
https://www.afdb.org/en/documents/somal ... sal-report
http://www.radiokismaayo.com/kismaayo-o ... -laami-ah/
https://www.worldbank.org/en/news/press ... or-somalis
this is why im pro loosening of federal government control in security and development even in education in the near future for south central regions. i understand where PL comes from.
pro Federal vs pro state Government
Moderator: Moderators
Re: pro Federal vs pro state Government
Good analysis mudane Sahal, dont let these N&N neefs here distract you. Education is one of the areas that should be under the states. We need further decentralization. Only folks who cant do shit for themselves favor Centralism.
Re: pro Federal vs pro state Government
Halmogg wrote: Sun Feb 02, 2020 11:54 am Good analysis mudane Sahal, dont let these N&N neefs here distract you. Education is one of the areas that should be under the states. We need further decentralization. Only folks who cant do shit for themselves favor Centralism.

Re: pro Federal vs pro state Government
Let us not hate or criticise some one in a leadership position because of his qabiil , but I noticed some individuals in SomaliNet mainly Marexan are defending Farmaajo and N&N and supporting while turning blind eye what they are doing wrong
Qofka hadu xil wadanka u hayo dadku xaq bay u leeyihiin in ay saluugan sidad ay wax u wadan, wa khalad marka in aad la shir timaado qofka iyo dawlada hadad wax ka sheegto qabiil bad u Dan leedahay
Qofka hadu xil wadanka u hayo dadku xaq bay u leeyihiin in ay saluugan sidad ay wax u wadan, wa khalad marka in aad la shir timaado qofka iyo dawlada hadad wax ka sheegto qabiil bad u Dan leedahay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 2011 Views
-
Last post by mahadalla
-
- 4 Replies
- 767 Views
-
Last post by Django
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by newsbot
-
- 23 Replies
- 2099 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 18 Replies
- 3019 Views
-
Last post by knet
-
- 0 Replies
- 250 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 1 Replies
- 578 Views
-
Last post by original dervish
-
- 6 Replies
- 1225 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 1036 Views
-
Last post by mahoka
-
- 23 Replies
- 10998 Views
-
Last post by original dervish