most trending business in Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

most trending business in Somalia

Post by sahal80 »

Somalida waa reer guuraa ma ogtahay marba dhinac ay u guuraan. Dadka ugu badan birmingham waa waa reer scandinavianka oo u badan sweden waxaa ku xiga reer holand hada wixii aan ka qaadan jinsiyada dib,ay u noqonayaa inkastoo ciyaalkii xaga ku dhashtey inta ku koreen oo jaamacada ku jiraan. Hada waxay xoolihii kala baxeen dahabshiil iyo hormuud ayagoo Forex ku shubanasyo. aniga Sanbaloolshe waa ka soo horjeedaa aritan wuxuu protectgareenayaa HG iyo irir interests tolkiisaaba meeshaan safka hore uga jira kulahaa dhaqaalaha hawiye iyo isaaq aa lagu duminooyaa :pac:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: most trending business in Somalia

Post by AbkoowDhiblaawe »

Sxb forex is legit. Waa ka macaashay
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: most trending business in Somalia

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Feb 15, 2020 8:43 am Sxb forex is legit. Waa ka macaashay
:up: i know 6 people doing well. war waa lagu nastey meesha wallahi xamaali waa laga baxay.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: most trending business in Somalia

Post by grandpakhalif »

AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Feb 15, 2020 8:43 am Sxb forex is legit. Waa ka macaashay
I thought Forex was a scam? How do I get in? Which company should I invest in?
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: most trending business in Somalia

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Sat Feb 15, 2020 9:01 am
AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Feb 15, 2020 8:43 am Sxb forex is legit. Waa ka macaashay
:up: i know 6 people doing well. war waa lagu nastey meesha wallahi xamaali waa laga baxay.
Yeah I was unsure in the beginning but I have already the money I invested in after 3 months.
Samatalis249
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 289
Joined: Sat Feb 15, 2020 11:59 am

Re: most trending business in Somalia

Post by Samatalis249 »

I have a relative that has gained her investment back and is promoting it. Some say it’s a pyramid scheme though.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”