Farmaajo to bring AMISOM, SNA & Turkish trained troops to Puntland in March 2020

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Futurist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1921
Joined: Tue Aug 02, 2016 4:34 pm

Farmaajo to bring AMISOM, SNA & Turkish trained troops to Puntland in March 2020

Post by Futurist »

Last edited by Futurist on Sun Feb 16, 2020 4:40 pm, edited 2 times in total.
User avatar
Futurist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1921
Joined: Tue Aug 02, 2016 4:34 pm

Re: Farmaajo to bring AMISOM & Turkish trained troops to Puntland

Post by Futurist »

Puntland is taking steps already to secure its boarders
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Axmed Muuse Nuur Yare, oo saaka wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso in ay ciidamo badan ku soo daabusho gobolka Mudug, si ay ula wareegto.

Guddoomiyaha ayaa sheegay ,in uu ka sii war-helay qorshe abaabulan oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku raadinayso, in ay bisha saddexaad ee soo socota ciidamo ku soo daabusho gobolka Mudug, gaar haanna magaalada Gaalkacyo, si ay ula wareegaan guud ahaan gobolkaasi.

Isagoo hadalkiisa sii wata, ayuu tilmaamay in qorshahaas ay Villa Somalia u bixisay xoraynta gobolka Mudug, islamarkanaa lagu doonayo in Puntland looga xoreeyo gobolka, balse uu fashil buuxa ku dambeyn doono.

Mudane Axmed Muuse Nuur, oo wax laga weydiiyay go’aanka Puntland ka qaadan doonto arrintaas, ayaa xusay in ay tallaabo militari kaga jawaabi dooonaan, haddii ciidamada Federaalku ay cag soo dhigaan taaka kamid ah dhulka Puntland.

Guddoomiyaha sidoo kale tilmaamay, in qorshaha Villa Somalia uu yahay mid ballaaran oo la doonayo in lagu qabsado dhulka Nabadda ah ee dowlad goboleedyada, isagoo tusaale u soo qaatay ciidamo la geeyay gobolka Gedo.
https://puntlandpost.net/2020/02/16/pun ... oomaaliya/
User avatar
Futurist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1921
Joined: Tue Aug 02, 2016 4:34 pm

Re: Farmaajo to bring AMISOM, SNA & Turkish trained troops to Puntland in March 2020

Post by Futurist »

Puntland is fighting back

Somaliweeyn007
Posts: 157
Joined: Fri Dec 06, 2019 6:02 pm

Re: Farmaajo to bring AMISOM, SNA & Turkish trained troops to Puntland in March 2020

Post by Somaliweeyn007 »

SNA gonna arrest Deni's fatass :clap:
Rifaad
Posts: 102
Joined: Sun May 31, 2009 4:24 am

Re: Farmaajo to bring AMISOM, SNA & Turkish trained troops to Puntland in March 2020

Post by Rifaad »

Fatso Deni Yoga the desert dweller Godkiisa biyo uugu soo galen no more playing games with chase players its high time he goes to Mogadishu and kiss the ring or face the music for his stubbornness. :som: :up:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo to bring AMISOM, SNA & Turkish trained troops to Puntland in March 2020

Post by sahal80 »

bullshit. AMISOM mandate waa southcentral and SNA without AMISOM and logistics cant work in PL
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Farmaajo to bring AMISOM, SNA & Turkish trained troops to Puntland in March 2020

Post by AbdiWahab252 »

Deni has failed to deal with the ISIS threat and AS is very active in Northern Galkacyo. The SNA needs to expand its authority over all FMS states
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”