Fighting breaks out in laasqoray between Somaliland and pro puntland wasakhgali

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Fighting breaks out in laasqoray between Somaliland and pro puntland wasakhgali

Post by Khalid Ali »

Ciidamada Somaliland Iyo Puntland Oo Ku Dagaalamay Magaalada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaasi
February 25, 2020
SHARE0

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo saaka ku dhexmaray Magaalada Laasqoray ee gobolka Sanaag Ciidamo kala taabacsan Maamulka Puntland iyo Soomaaliland.

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay sheegeen in dagaalkaas uu ahaa mid kedis ku bilaawdey,isla markaana Ciidamada dagaalamay ay kala wateen Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Cali Xuseen Soomaali iyo Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ugu magacaaban Somaliland Maxamuud Xaamud.

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalkaas uu ku geeriyoodey hal askari halka laba kale ay ku dhaawacmeen,sida ay sheegeen dadka deegaanka,kuwaas oo ka kala tirsan labada Ciidan ee dagaalamay.

Dagaalkaas Maanta ka dhacay Laasqoray ee gobolka Sanaag ee dhexmaray Ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland weli kama hadlin labada Maamul,waxaana lagu soo waramayaa in ay degan tahay xaalada Goobtii lagu dagaalamay.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

SHARE0
PREVIOUS POST
Maxay Tahay Sobobta Ay Milatariga Turkigu U Galeen Ka Hor Xiligii Ay Qabsadeen Iyo Dowlada Turkiga Iyo Uk Oo Ka Wada Hadlay Xaalada Suuriya
NEXT POST
Warbaahinta Kenya Oo Qortay In Qorshihii Abiy Ahmed Ee Ahaa In Farmaajo YIimaado Hargeysa Uu Gidaar Adag Ka Horyimid

RELATED POSTS
Nin Noolaa Xilligii Fircoon Oo Codkiisa Dib Loo Sameeyay Iyo Siday U Suuro Gashay
Dowlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa Oo Dhul Danguud Ah Ku Wareejisay Wasaarada Hawlaha Guud
Dowlada Iraan Oo Dishat Ganacsade Wayn Oo Ka Ganacsan Jiray Daroogada
ENGLISH NEWS
Warbaahinta Kenya Oo Qortay In Qorshihii Abiy Ahmed Ee Ahaa In Farmaajo YIimaado...
February 25, 2020
Maxay Tahay Sobobta Ay Milatariga Turkigu U Galeen Ka Hor Xiligii Ay Qabsadeen...
February 25, 2020
Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Loo Gudbiyay Warbixin Ku Saabsan Amaanka Somaliya...
February 25, 2020

@2019 - boramanews.com. All Right Reserved.
Borama News Network
FacebookTwitterYoutube
HOME
ENGLISH NEWS
SOMALI NEWS
ARRIMAHA BULSHADA
CONTACT US
User avatar
TarTar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1555
Joined: Sat Feb 08, 2020 10:37 pm

Re: Fighting breaks out in laasqoray between Somaliland and pro puntland wasakhgali

Post by TarTar »

Khalid Ali wrote: Tue Feb 25, 2020 3:57 am Ciidamada Somaliland Iyo Puntland Oo Ku Dagaalamay Magaalada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaasi

What subclans of Wasakhgalis fought
User avatar
TarTar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1555
Joined: Sat Feb 08, 2020 10:37 pm

Re: Fighting breaks out in laasqoray between Somaliland and pro puntland wasakhgali

Post by TarTar »

Who is leading Wasakhgalis on either side
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”