Funny reer Mudug talks about dameero anshax xun kkkk
Posted: Thu Feb 27, 2020 6:16 pm
gabdhaha horteeda ay isku fuulayaan kkkk arkan ma carab uh joogi jiray waxaan xusuustaan ayagoo ka caban jiray history channel daanyeerada iyo xoolaha isfuulaya ee national tv ka soo baxa

