Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
Moderator: Moderators
Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
Some qabiilist fake wadani haters ma u quuraan xataa their so called N&N inay bixiso mushaarka xildhibaanada bc they know their FMSs and deegaans dont contribute shit to this budget. they have no evidence except links dating back to 2013 waagii new dealka ooy Norway tiri lacagteena mpska iyo civil servantska ayaan siinaynaa via UNDP hada waa lacagtii new dealka 2013 oo aheed $3bn marka la isku daro aduunka dhan kuna ekeed xiligii xassan sh(3 yeas baa loogu talo galay) ee majirto lacag kale. i posted many threads in 2014 about this money when these haters had no clue of it. bc of corruption Norway bas ayaa soo daysay ee maaha lacag iskeed ay u soo dirtay waa qaybteedii.
i posted this article like 4 times
https://kenmenkhaus.wordpress.com/2014/ ... d-somalia/
intii kale lacagta waxaa lagu hagaajiyay world bank oo bilaabay meeshuu ka siin lahaa gudigii isku dhafka ee deeqbixiyaasha iyo dawlada somalia inuu UNDPda ku wareejiyo waliba waa daahi jirtay sanad walbe waxay i baahneed saxiix i will post these ex wasiirka maaliyada fargeeti saxiixyaal after. nairobi was about the new deal money in the world bank by the end of that money this new policy started
http://www.puntlandobserver.com/somalia ... onference/
in may 2016 after 3 years(lacagtii new dealka xiligay dhamaatey macalaa tii norway) waxaa bilaabatey siyaasad cusub oo ah in shaqaalaha iyo xildhibaanada dawladu bixiso ciidamadana 60% 40% kale waxaa bixin jiray UAE iyo maraykanka. imaaraadka markii meesha ka baxeen waxaa yimid culees 2017kii mareynkankiina waa jareen waatii la sameeyay sanduuqa tabarucaadka shiikh umal horboodaayey si 40%kii loo kabo ugu danbayn mareekeynka waa soo daayeen.
the point is in 2016 ayaa waxaa la dhahay canshuurta VAT soo saara hotelada iyo suuqaqa gala. Dawladii hassan sh oo masaalixda hiraab ilaalin jirtey barnaamajkaan kuma dhiiran waxay bilbaabtey in dekada iyo airporka bas la habeeyo si deenta looga cafiyo. dawladaen markey timid VATkii ay soo saartey waatii buuqa dhacay oo suuqaqii xirmeen ilaa heshiis laga gaarey. meeshii waxaa ka soo baxay lacag badan iyo saving badan oo tii dekada lagu sameeyay. lacagtaan waxay ku filnaatey shaqaalihii iyo xildhibaanadii iyo 50% ciidankii waxaa la yiro well done waxaan idin ka kabaynaa kaabayaasha dhaqaalaha, infrustructureka no more shaqaale iyo masruufaatka hadaad saan ku wadaan waxaa dhici karta in dernta la idinka cafiyo laakiin siyaasada masruufka gaarsiiya dhamaan FMSka ha is dabaraan mushaarkooda waata hada socota
i asked my friend and he said
"i asked about who pays the MPs, they told me that the Somali governemt pays them. UNDP stopped to pay them during the HSM government. UNDP paid them during Abdullaahi Yuusuf and Shariif days"
ok let me clear this for the last time. lacagta xilibaanada la siiyo waxaa laga bixiyaa from the NATIONAL BUDGET oo isugu jirta local revenues and donor grants oo carabta ku jiraan yacnii ma jirto wax si gaar ah xildhibaanada ugu qoran waxay la midyihiin the rest very clear? taasoo ka dhihan inay canshuurta u badan yihiin.
here we go
"parliament: $22.6 million both senate and peoples house"
https://www.google.co.uk/url?sa=t&sourc ... 9qS6bkm9tz
https://www.google.co.uk/url?sa=t&sourc ... 2842421526

Last edited by sahal80 on Fri Feb 28, 2020 8:40 pm, edited 1 time in total.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
Hawiye dollars pay these MPs. Darood and the rest are leeches who take and don’t pay their shae
Re: Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
AbdiWahab252 wrote: Fri Feb 28, 2020 8:19 pm Hawiye dollars pay these MPs. Darood and the rest are leeches who take and don’t pay their shae

politics aside let us agree this Govt pay mps from a money majority of it comes from canshuurta Xamar
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
Sahal
I am proposing that the government budget be divided 4.5. Hawiye brings 22.2%, Darood 22.2%, Dir 22.2%, DM 22.2%and others 11.2%.
If the power can be shared on 4.5 so can the bills! You will suddenly see Darood claiming to be fewer than Hawiye, Dir claiming to be 1/4 the size of Hawiye, D&M will say they are a small group and Dir will claim to be Hawiye’s brother and same family so share the Hawiye bill

kkkk hadey taas dhacdo SFG waa lagu kala carari lahaa. this is why i support Banaadir state who gets onoy 24% of Xamar revenue.AbdiWahab252 wrote: Fri Feb 28, 2020 8:59 pm Sahal
I am proposing that the government budget be divided 4.5. Hawiye brings 22.2%, Darood 22.2%, Dir 22.2%, DM 22.2%and others 11.2%.
If the power can be shared on 4.5 so can the bills! You will suddenly see Darood claiming to be fewer than Hawiye, Dir claiming to be 1/4 the size of Hawiye, D&M will say they are a small group and Dir will claim to be Hawiye’s brother and same family so share the Hawiye bill
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
Sahal
Yes and it would reduce government expenditure

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
Good post Sahal. Banaadir state is under process.
Re: Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
munaafiq HAG,
tell me HAG magaalo ay dhisatey ama degaan, the answer is no.
During carte conference HAG siyaasiin could have said, forget muqdisho, and choose another city to host the capital.
Muqdisho was a ghost city.
Muqdisho has tremendously benefited being the capital city. Billions have been poured in to revive muqdisho.
The port re-opened, the airport, hospitals, roads, street light and all sort of infrastructures, and hosting the gov,amisom, and the ic.
the civil service, police, military, all HAG.
Majority of gov and IC contracts comes under HAG businessmen. The capital city provides plenty of opportunities. SFG/muqdisho is the most centralised country in the developing world. The rest of Somalia receives nothing.
magaladii ayaa loo camirey, hadana waxey taagan yihiin, hanalooo xalaaleeyo muqdisho, and somaaliyeey waad mahadsantihiin for restoring muqdisho and HAG nation economically and politically.
you can't have your cake and eat it.
Benaadir state without a doubt will be a shared city either under 4.5 system or one man one vote, where every Somali is welcomed from saylac to ras kambooni.

- UgaaskaBarakaysan
- SomaliNetizen
- Posts: 715
- Joined: Thu Nov 29, 2018 2:07 am
Re: Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
I agree with your premise a 100%, but unfortunately Mogadishu will never return to how it was before 91'.Too many moryaans and idps have filled it up. This was its prime when the people were beautiful and the city peaceful.Cunaaye25 wrote: Sat Feb 29, 2020 6:30 pm munaafiq HAG,
tell me HAG magaalo ay dhisatey ama degaan, the answer is no.
During carte conference HAG siyaasiin could have said, forget muqdisho, and choose another city to host the capital.
Muqdisho was a ghost city.
Muqdisho has tremendously benefited being the capital city. Billions have been poured in to revive muqdisho.
The port re-opened, the airport, hospitals, roads, street light and all sort of infrastructures, and hosting the gov,amisom, and the ic.
the civil service, police, military, all HAG.
Majority of gov and IC contracts comes under HAG businessmen. The capital city provides plenty of opportunities. SFG/muqdisho is the most centralised country in the developing world. The rest of Somalia receives nothing.
magaladii ayaa loo camirey, hadana waxey taagan yihiin, hanalooo xalaaleeyo muqdisho, and somaaliyeey waad mahadsantihiin for restoring muqdisho and HAG nation economically and politically.
you can't have your cake and eat it.
Benaadir state without a doubt will be a shared city either under 4.5 system or one man one vote, where every Somali is welcomed from saylac to ras kambooni.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Confirmed FGS pays Mps salaries NOT Norway
AbdiWahab252 wrote: Fri Feb 28, 2020 8:59 pm Sahal
I am proposing that the government budget be divided 4.5. Hawiye brings 22.2%, Darood 22.2%, Dir 22.2%, DM 22.2%and others 11.2%.
If the power can be shared on 4.5 so can the bills! You will suddenly see Darood claiming to be fewer than Hawiye, Dir claiming to be 1/4 the size of Hawiye, D&M will say they are a small group and Dir will claim to be Hawiye’s brother and same family so share the Hawiye bill

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 727 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 5 Replies
- 912 Views
-
Last post by sahal80
-
- 33 Replies
- 2019 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by Modern-poli
-
- 16 Replies
- 1333 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 0 Replies
- 309 Views
-
Last post by Coeus
-
- 6 Replies
- 632 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 6 Replies
- 730 Views
-
Last post by Coeus
-
- 32 Replies
- 1516 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 13 Replies
- 830 Views
-
Last post by theyuusuf143