Cabdiraxmaan cabdishakuur SHAME

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Cabdiraxmaan cabdishakuur SHAME

Post by bashe19 »

Cabdiraxman Cabdishakuur oo loobalan Qaaday Aduun laceeged.

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxman Cabdishakuur , oo inta badan ku caan ah mucaaradka Bidixda Fog ee Xukumadda Nabad Iyo Nolol





inta ugu badan siyaasiga waxaa lagu eedeeya mid uqidmeeya danaha dowladaha aasiyada bari dhaca ee la isku yiraahdo Qaliijka, isaga sidoo kalle kaqaata qidmad lacageed oo joogta ah si uu hanaanka hwleedka dowladda kol walba uu kagaga hadla, isaga oo sheega wax qabadkaasta oo dowladdu in ay tahay hanaan baalmarsan sharciyada axdiga ee barlamanka ku dhigan.

Garyaqaan Axmed-Nasir Cabdullahi oo ah Qareen iyo maalqabeen aad looga hibeysto dalalka caalamka gaar ahaan geeska Afrika, ayaa farriin uu Twitterka u soo mariyay u soo diray nin aan qaraabo nahay oo ku eedeysan inuu gatay Badii Soomaaliya, xiriirna la leh Safaarada Imaaraatka carabta, wuxuuna ku yiri

“Caawa waxaan Eebbe hortiisa ka ballan-qaadayaa caawa in aan Bil waliba Mushaar kuu siiyo $200,000 (Labo Boqol oo kun oo Doolar), haddii aad meel fagaare ah ka ballan-qaaddo in aad joojineyso lacagaha aad ka qaadatid dalalka Bariga Dhexe si aad Soomaaliya u curyaamiso.”


Arigtidan maaha mid bahda Dayniile Media Group kasoo Maxataya ee waxaa sidaas yiri Abuukaate Abdinasir


:dj: :dj:
User avatar
dalalos101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2603
Joined: Mon Jul 02, 2018 8:26 pm

Re: Cabdiraxmaan cabdishakuur SHAME

Post by dalalos101 »

he got away lightly I really want this nigga to be on his knees Fuck N&N for letting him live
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”