Page 1 of 1
Islaam Cusub oo dhawaan ay dooratey Beesha Cali Maxamed "Cali dheere" Ayaa Muqdisho Lagu soo dhaweeyay
Posted: Fri Mar 06, 2020 4:32 pm
by UgaaskaBarakaysan
Isimada have always been and will continue to be the backbone of our community. Tolka needs a worldwide conference from the Sade communities in qurbaha, gobalada: mudug/galgaduud, qoraxeey/doolow/Liban, Gedo/Jubboyinka etc
Re: Islaam Cusub oo dhawaan ay dooratey Beesha Cali Maxamed "Cali dheere" Ayaa Muqdisho Lagu soo dhaweeyay
Posted: Fri Mar 06, 2020 4:40 pm
by barbarossa
Kaaley qabiilkaan ma waxaa loogu magac darey the legendary Indian actor Amitabh Bachchan oo soomaalidu u taqaan Cali Dheere?
Re: Islaam Cusub oo dhawaan ay dooratey Beesha Cali Maxamed "Cali dheere" Ayaa Muqdisho Lagu soo dhaweeyay
Posted: Fri Mar 06, 2020 8:23 pm
by XimanJaale
I see lots faces I recognise. Cant wait to go back there.
Re: Islaam Cusub oo dhawaan ay dooratey Beesha Cali Maxamed "Cali dheere" Ayaa Muqdisho Lagu soo dhaweeyay
Posted: Sat Mar 07, 2020 6:13 pm
by dalalos101
I remember the kids on Snet who don't know Mareexaan subclan trying to tell me Cali Dheere aren't Cali Maxamed, ciyaal Qurbojoog wax ee garanayaan baa iska yar, I welcome this new Islaam, horta dhaqanka Cali Dheere is he Islaam ? never knew that, I know we have Garaad, Ugaases and Suldaan, never heard of Islaam before.