Dani oo youthkii Cisman Maxamud iyo Ciise Maxamud ka dhigay TUMAALO, IYO MAKEupst in Jigjiga.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Dani oo youthkii Cisman Maxamud iyo Ciise Maxamud ka dhigay TUMAALO, IYO MAKEupst in Jigjiga.

Post by bashe19 »

Dani oo 70 dhalinyara dugsi sare kasoo qalinjebisyey, ka dhigay daasado alxan iyo make ups iyo bilaacado qodeyaal; Ok qaarkin waxaad ku fekerirabtaan waa farsamo maxaa ku jaban? waxaa lagu soo qaaday inay noqondoonann Dhaqaatiir, Avvocatayaal iyo Enjineero, mid walba oo iyaga ka mida waxaa waalidkii laga qaatay 1.500 US doolarmarkaa wadarta lacagta raadi; 70 X 1500 = 105.000 doolar dhalinyaradu kuma ay faraxsana maxaa xigi doona?

:dj:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Dani oo youthkii Cisman Maxamud iyo Ciise Maxamud ka dhigay TUMAALO, IYO MAKEupst in Jigjiga.

Saciid Deni oo ka jawaabay CABASHO ka soo yeertay ardaydii loo qaaday Itoobiya
March 11, 2020

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa markii ugu horreysay ka jawaabay cabashadii dhowaan ka soo yeertay arday uu maamulkaasi u diray magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida dalka Itdoobiya.

Madaxweyne Deni ayaa meesha ka saaray in ardaydaasi loo diray waxbarasho Jaamacadeed, balse wuxuu sheegay in looga faa’iideeyey fursado lagu barayo xirfado kala duwan oo ay ka heleen dowlad deegaanka Soomaalida, sida uu hadaka u dhigay.

Sidoo kale tirada saxda ah ee ardayda ayuu ku sheegay illaa 70 arday oo ka baxay deegaanada maamulkaasi.

“Maalin dhaweyd 70 arday oo xirfado baranaya ayaa dowlad-deegaanku nagu caawiyey, waxaa lay tusay muuqaal laga soo duubay oo ay diiddeen;mid baa soo noqday wuxuu yir, anigu Tumaal ma noqon karo; ma wuxuu rabaa in uu fadhi ku dirir noqdo, annagu waxa aan dhiirigelinaynaa waa waxsoo saarka iyo farsamada.” ayuu yiri Siciid Deni.

Ugu dambeyn wuxuu carabka ku dhuftay inay jiraan dad badan oo cadow ku ah Puntland, islamarkaana faafinaya weerar liddi ku ah maamulkaasi.

Puntland ayaa in muddo ah dhaleeceyn kala kulmeysa ardayda ku sugan deegaanadeeda oo illaa iyo hadda aanan helin shahaada dugsiga sare, dowladda federaalka Soomaaliya.

Polus
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 477
Joined: Fri Jul 28, 2017 3:13 pm

Re: Dani oo youthkii Cisman Maxamud iyo Ciise Maxamud ka dhigay TUMAALO, IYO MAKEupst in Jigjiga.

Post by Polus »

Majareerteen araan jaan turning its guns now on the pl youth. Excellent, kill eachother :stylin:
User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: Dani oo youthkii Cisman Maxamud iyo Ciise Maxamud ka dhigay TUMAALO, IYO MAKEupst in Jigjiga.

Post by DalJecel60 »

Polus wrote: Wed Mar 11, 2020 7:16 am Majareerteen araan jaan turning its guns now on the pl youth. Excellent, kill eachother :stylin:
SubxanaAllah
So much hate
May Allah Heal you
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”