Ahmed Madobe one step away from recognition
Posted: Wed Apr 01, 2020 5:39 pm
Ahmed madobe is recognized by beesha caalamka as the leader of JL but they support talks with his opposition aka isbadaldoon and the federal govt.
hadii qoorqoor Xaaf iyo mucaaradkii HG u tanaasuleen muxuu madoobe oga duwanyahay hadii Isbadal doonkii u tanaasulaan? it will make him the only president in the eyes of beesha caalamka!
N&N split has accelerated the surrender of JL for change after Kheyre office cut off their expenses. clearly he is in cahoots with Madoobe!
finally they were told by Farmaajo that there wont be JL elections bc any extension it will apply to JL.. so those who support extension donr know what is waiting for them!
it was seen Faemaajo happily walking with the two speakers like any extension is up to them! there will be a middleground solution like only the parliament getting extended and any lockdown could be up to 6 months wich is the remaining time before the parliamentary elections took place.
kheyre also talked about tax exemption for ganacsatada and asking for donor money during this period of time.
magalaada Naiorbi ee dalka Kenya kulan u dhaxeeyay madaxdii Jubbaland ee uu khilaafku ka dhaxeeyay. Kulankaas oo ay soo qaban qaabisay dowlada Kenya ayaa waxa ku kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmad Madoode, Cabdinasir Seeraar iyo Cabdirashiid Xidig oo uu wehliyo gudoomiyahiisa Baarlamaanka Shiikh Dahir.
Kulanka oo wajigiisii horay socday mudo saacado ah ayaa waxa la isla gartay in la soo afjaro gabi ahaanba qilaafkii u dhaxeeyay madaxda, qilaafkaas oo ka dhashay doorashadii sanadkii hore ka dhacday Jubbaland. Dhanka kale heshiiskaan ayaa waxa soo dadajiyay Dowlada Fedaraalka oo ku balan furtay kooxda isbadal doonka iyaga oo ka waayay taageero dhaqaale iyo mid siyaasadeed si ay u sii wadaan dagaalka ka dhanka ah Axmad Madoobe.
Heshiiska la filayo in dhowrka cesho ee soo socda in lagu kala saxiixdo magalaada Nairobi ayaa waxa uu soo afjarayaa khilaafkii daba dheeraaday ee u dhaxeeyay madaxda Dowlad Goboleedka Jubblanad. Dhanka kale waxaa markii ugu horeeysay Jubbaland ka soo wajahayo Farmaajo iyo kooxaha uu ku shaqeeysto mucaarad xoogan oo hal aragti ka qaba Dowlada Fedaraalka, kaas oo ah in si buuxda loola dagaalo hogaanka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in heshiis buuxa ay labada dhinac wada qaataan iyada oo saxiixa heshiiskaas ay goobjoog ka ahaan doonaan qaar kamida wadamada taageera dowlada Fedaraalka. Saxiixa Heshiiskaan ka dib, Jubbaland waxa u bilaaban doonta waji cusub oo sahlaya in dadka deegaankaas ay helaan hogaan midaysan oo ka shaqaynaya danaha Jubbaland.