Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by Kees70 »

Sawirro: Qoor-Qoor iyo Xaaf oo markii ugu horreysay kulmay, kadib doorashadii Dhuusamareeb
Istar Ahmed YuusufIstar Ahmed YuusufApril 6, 2020in Warar

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ee garabka dowladda, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa maanta duleedka deegaanka Godinlabe ku soo dhoweeyey Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo weli sheeganay inuu yahay madaxweynaha maamulkaasi.

Soo dhoweynta loo sameeyey Xaaf oo ka soo ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo muddooyinkaan ku sugnaa halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in haatan Qoor-Qoor iyo Xaaf kulamo is-xog wareysi ah ay ku leeyihiin deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in Xaaf iyo wafdigiisa loo soo galbin doono dhinac magaalada Dhuusamareeb oo wadahadallo lagu dhameynayo khilaafka Galmudug ay labada dhinac ku yeelan doonaan gudaha magaaladaasi.

Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka ay wadeen dadaallo lagu qancinayo Xaaf, si uu xilka u wareejiyo.

Dhowaan ayaa sidoo kale la filayaa in caleema saarka Qoor-Qoor lagu qabto magaalada Dhuusamareeb, taas oo horay dib loogu dhigay sababo la xariira fayruska Corona.

Image

Image

Image

Image
Samatalis249
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 289
Joined: Sat Feb 15, 2020 11:59 am

Re: Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by Samatalis249 »

Kees70 wrote: Mon Apr 06, 2020 3:10 am Sawirro: Qoor-Qoor iyo Xaaf oo markii ugu horreysay kulmay, kadib doorashadii Dhuusamareeb

Can you refrain from posting darood propaganda pictures. The yellow and red regions are isaaq while the black and green and darood within sool sanaag and degmada buuhoodle.
Image
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by sahal80 »

Ugu danbayn HG waa isku hareen wallee banaankaa lagu soo dhici :lol:

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Mon Apr 06, 2020 4:03 am Ugu danbayn HG waa isku hareen wallee banaankaa lagu soo dhici :lol:

:lol:

The kacaan boys honestly believed that they can rule Somalia let alone HG, qoor qoor no matter how he came to power is and should be aiding HG interests as he is currently doing, so far he's also been turning an blind eye to HGs expansion toward Nawaaxita Cabudwaaq, some even say that he is aiding them as he should because all of Galmudugs land is HG Goof.

In all HG waa iska HG, and their priority is to expel the nacas that sits in Mogadishu and then contain jebertis wherever they are.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by Kees70 »

Hon. Ahmed Moallin Fiqi oo ka hadlay Midnimada Galmudug

Image

Xildhibaan Ahmed Moallin Fiqi ayaa soo dhaweeyay midnimada reer Galmudug ayka gareen dib u hishiisiinta iyadoo cidkale aan ukala dabqaadeen,

Waxaa maanta Magaalada Godinlabe ku kulmay Madaxweyne Qoor Qoor iyo Madaxweynihii hore Galmudug mudane Xaaf,

Kulankaas oo soo afjaray qilaaf mudo soo jiitamayay Galmudug taaso ayka dhaheen doorashadii uu kusoo baxay Madaxweyne Qoor Qoor.

Hadalka Xildh. Ahmed Moallin Fiqi wa sida tan.

“Midnimo taam ah

GALMUDUG waxaa u buuxsantay saakay silsiladii midnimada iyo wadajirka, waxaana soo xirmay albaabkii kala qeybsanaanta Waa guul Ilaahay looga mahdiyo.

Dadaallo aan loo kala harin oo muddo socday ayaa ku soo gabagaboobay in madaxweynaha cusub ee Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo madaxweynihii hore ee Galmudug Md. Axmed Ducaale ay gacmaha isu saaraan duleedka Magaalada Godinlabe.

Madaxda, siyaasiyiinta iyo waxgaradka Galmudug waxay go’aanaadeen In wadahadal iyo dibuheshiisiin aan cid kale u kala dabqaadayn ay ku dhammaystaan arrimaha ka dhexjira, waxaa si gaar ah ugu ammaanan madaxweyne Axmed Qoorqoor oo tallaabooyin geesinimo iyo hormuudnimo leh dhanka dibuheshiisiinta u qaaday.”
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by Murax »

I was and still am going to say Ma Shaa Allah ignoring the nacas posts of Kees70, Sahal. I’m glad a consensus was reached :som:
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by Kees70 »

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Post by FarhanYare »

Kees 70,

I was in that phase HG everything in my early twenties, now am like meh. If they paid my bills though I would happily revert back to that phase. :eat:

FarhanYare wrote: Mon Apr 06, 2020 6:24 am Kees 70,

I was in that phase HG everything in my early twenties, now am like meh. If they paid my bills though I would happily revert back to that phase. :eat:
:up: ,

Sxb horta sorry for our last mini scuffle, but you have to wake up from this kumbaya Somalinimo, you need repel these dooro flies that fly around us as they benefit from our disunity, so no more jileec sxb and stay true to your HAG identity, and always defend the beesha 24H from those transgressors.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by FarhanYare »

Apology accepted :up:

BTW is ur old nick liibaax yare?
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by PrinceNugaalHawd »

Samatalis249 wrote: Mon Apr 06, 2020 3:42 am
Kees70 wrote: Mon Apr 06, 2020 3:10 am Sawirro: Qoor-Qoor iyo Xaaf oo markii ugu horreysay kulmay, kadib doorashadii Dhuusamareeb
Istar Ahmed YuusufIstar Ahmed YuusufApril 6, 2020in Warar

Sawirro: Qoor-Qoor iyo Xaaf oo markii ugu horreysay kulmay, kadib doorashadii Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ee garabka dowladda, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa maanta duleedka deegaanka Godinlabe ku soo dhoweeyey Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo weli sheeganay inuu yahay madaxweynaha maamulkaasi.

Soo dhoweynta loo sameeyey Xaaf oo ka soo ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo muddooyinkaan ku sugnaa halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in haatan Qoor-Qoor iyo Xaaf kulamo is-xog wareysi ah ay ku leeyihiin deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in Xaaf iyo wafdigiisa loo soo galbin doono dhinac magaalada Dhuusamareeb oo wadahadallo lagu dhameynayo khilaafka Galmudug ay labada dhinac ku yeelan doonaan gudaha magaaladaasi.

Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka ay wadeen dadaallo lagu qancinayo Xaaf, si uu xilka u wareejiyo.

Dhowaan ayaa sidoo kale la filayaa in caleema saarka Qoor-Qoor lagu qabto magaalada Dhuusamareeb, taas oo horay dib loogu dhigay sababo la xariira fayruska Corona.

Image

Image
Can you refrain from posting darood propaganda pictures. The yellow and red regions are isaaq while the black and green and darood within sool sanaag and degmada buuhoodle.
Image
Shut up with your lies Dhulbahante live south of Ceerigaabo all the way to Sool, the border starts in Central Sanaag, how are you moving it all the way to Eastern Sanaag near laasqoray? n how is half of Buhoodle district yours? U settle a small town on the Border, U r crazy!
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5153
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: Galmudug Intra-HG Heshiis, as Presidents Xaaf and Qoor qoor, and SFG Oppositions meet.

Post by STARKAST »

Guul HG and the success of their state and recent heshiis

Your neighbour northern wishes you nabad Iyo nolol
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”