Next is Hobyo port
Moderator: Moderators
Next is Hobyo port
HG waqti yeeysan isaga lumin siyaasada sanadkaan kala guurka ah they need to give the highest priority to Hobyo port. inkastoo si xun loo maamulay mashaariicdii baraawe iyo mogadishu astudium oo €19 million ku baxdey hada waxaa ku xiga dekeda hobyo iyo baladweyne airport oo isla lacagtii baraawe loo qoondeeyay bal fiiriya farqi u dhaxayn doona engineero turkey ah ayaa dhisi doona qanadaraaskana waa well trusted local company. odey Xaaf qandaraaska hobyo ayaa lagu raali galiyay iyo jidadka.
Sheikh Hassan Al turabi ayaa hada ka hor ka digay hadii sudan noqdo oil producing country inay u dhamaan doonto mararka qaarkood nimcada waxay isku badashaa dhibaato(when Fortune turns into misfortune) ilaahay amarkiis koonfurtii waa goosteen oo 80% iskalaha saliida dawladii Darfoor ayay lacagtii u isticmaashey hadana koonfurtii ayaa isku dagaalay lacagtii!
hirshabelle state waa dawlad curdan ah dekada fitni ayayba u keeni kartaa mida kale hadiiba dekad la samaynayo halaga sameeyo ruun nirgood oo adan yabaal iyo jalalaqsi ku dhagan maxaawaaye ceel macaan oo banaadir ku taal? sababta marka loogu diiday inay noqoto dekada oo baraawe loo qoondeeyay is because marka is very close to Xamar. hiiraan dhaqaalaheeda waqooyiguu ku xiran yahay khudaar ay keenaan badeeco ay sii qaatan.
Jowhar iyo afgooye waxay ku xiran yihiin xamar marka dekada ceelmacaan waa xeelad ay ku raadsanayaan economic autonomy . anaga hobya aa dekad noo ah. look how all these guys got employed in this macmal port what do you think of when reconstructiin starts
https://eeas.europa.eu/delegations/keny ... ernance_en

Last edited by sahal80 on Mon Apr 06, 2020 9:58 pm, edited 2 times in total.
- UgaaskaBarakaysan
- SomaliNetizen

- Posts: 715
- Joined: Thu Nov 29, 2018 2:07 am
Re: Next is Hobyo port
Oday xaaf lacag boorso lagu wadey uu iska qaatey hadana nabad iyo nolal ba mamuulkan fadiidka ah gacanta kudigay. Filinka ha sisocdo kkk
- UgaaskaBarakaysan
- SomaliNetizen

- Posts: 715
- Joined: Thu Nov 29, 2018 2:07 am
Re: Next is Hobyo port
ok Seeraar iyo Xidigna boorso lacag ah oo 'Nabad iyo Nolol' bay qaateen. qoorqoor and PL r already in honeymoon there will be visits soon in both sides.
OG waxay xalinayaan in maamulka cawlyahan iyo maxamed subeer jeegaan ah noqdaan maamulkana loo raro buaale. after madobe next seeraar.

Last edited by sahal80 on Mon Apr 06, 2020 11:09 pm, edited 11 times in total.
- Jimcaale201
- Posts: 18
- Joined: Sun Dec 29, 2019 5:59 am
Re: Next is Hobyo port
Qoor Qoor and Qaybdiid appear to be the only two siyaasiyiin from the region interested in its development. Qoor Qoor made some announcement recently on project commencement but I'm very disappointed that there is no reliable information available on a roadmap. Qatar announcement was in August 2019. Deafening silence since. What is Khayre also doing given this was meant to be one of his pet projects?
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Next is Hobyo port
Dude ruun nirgood xeeb maleh.sahal80 wrote: Mon Apr 06, 2020 9:47 pm HG waqti yeeysan isaga lumin siyaasada sanadkaan kala guurka ah they need to give the highest priority to Hobyo port. inkastoo si xun loo maamulay mashaariicdii baraawe iyo mogadishu astudium oo €19 million ku baxdey hada waxaa ku xiga dekeda hobyo iyo baladweyne airport oo isla lacagtii baraawe loo qoondeeyay bal fiiriya farqi u dhaxayn doona engineero turkey ah ayaa dhisi doona qanadaraaskana waa well trusted local company. odey Xaaf qandaraaska hobyo ayaa lagu raali galiyay iyo jidadka.
Sheikh Hassan Al turabi ayaa hada ka hor ka digay hadii sudan noqdo oil producing country inay u dhamaan doonto mararka qaarkood nimcada waxay isku badashaa dhibaato(when Fortune turns into misfortune) ilaahay amarkiis koonfurtii waa goosteen oo 80% iskalaha saliida dawladii Darfoor ayay lacagtii u isticmaashey hadana koonfurtii ayaa isku dagaalay lacagtii!
hirshabelle state waa dawlad curdan ah dekada fitni ayayba u keeni kartaa mida kale hadiiba dekad la samaynayo halaga sameeyo ruun nirgood oo adan yabaal iyo jalalaqsi ku dhagan maxaawaaye ceel macaan oo banaadir ku taal? sababta marka loogu diiday inay noqoto dekada oo baraawe loo qoondeeyay is because marka is very close to Xamar. hiiraan dhaqaalaheeda waqooyiguu ku xiran yahay khudaar ay keenaan badeeco ay sii qaatan.
Jowhar iyo afgooye waxay ku xiran yihiin xamar marka dekada ceelmacaan waa xeelad ay ku raadsanayaan economic autonomy . anaga hobya aa dekad noo ah. look how all these guys got employed in this macmal port what do you think of when reconstructiin starts
https://eeas.europa.eu/delegations/keny ... ernance_en
Ceel macaan or Warsheikh would be ideal cause the port in xamar is too small.
Re: Next is Hobyo port
"cause the port in Xamar is too small" kkkkk what has Hirshabelle got to do with Xamar? hirshabelle port was not included in the stability fund project for FMS ports bc hassan sh instead suggested to them to expand Mogadishu port with the funds for Hirshabelle port now after they lost power in Xamar they come up with ceelmacaan port and cisaleey airport as alternative ports and this is danger on Mogadishu ports. this is why hiiraan is what makes hirshabelle an autonomous federal state. we want a real port for the state not a luuq port for Xamar!
your gabacsato is free to build ceel macaan or warsheekh port but this money comes from the donors so we want a port that is closer to Hiiraan than xamar. SFG rejected ceelmacaan and since waare Adale is the official port. there is qatar talk and ethiopia and i heard ex hiiraan governor abdifatah will be named wasiirka dekadaha but i know it will take ages for lack of security and roads this is the border with al shabaab controlled area at masjud cali gaduud so as reer hiiraan we r fine with hobyo port and we r economically export and import from our North. jowhar and afgooye r connected with Xamar and we redistribute any thing comes from baydhabe.
warsheekh and el macaan at the border with kaaran. already SFG is building new airport for xamar in warsheekh!
Ruunirgood is not on the coast just like ceeldheer, mareeg is on the coast. what i meant was the coast in ruun nirgood direction is the best place to start a new port for hirshabelle.
http://www.kismaayo24.com/wp-content/up ... 5/ruun.jpg
in the future cadale can be our big port and we can construct a road between jowhar and jalalaqsi at mahadaay 26km north of jowhar.
Ethiopia will use hirshabelle future port via Hiiraan. not my word.
your gabacsato is free to build ceel macaan or warsheekh port but this money comes from the donors so we want a port that is closer to Hiiraan than xamar. SFG rejected ceelmacaan and since waare Adale is the official port. there is qatar talk and ethiopia and i heard ex hiiraan governor abdifatah will be named wasiirka dekadaha but i know it will take ages for lack of security and roads this is the border with al shabaab controlled area at masjud cali gaduud so as reer hiiraan we r fine with hobyo port and we r economically export and import from our North. jowhar and afgooye r connected with Xamar and we redistribute any thing comes from baydhabe.
warsheekh and el macaan at the border with kaaran. already SFG is building new airport for xamar in warsheekh!
Ruunirgood is not on the coast just like ceeldheer, mareeg is on the coast. what i meant was the coast in ruun nirgood direction is the best place to start a new port for hirshabelle.
http://www.kismaayo24.com/wp-content/up ... 5/ruun.jpg
in the future cadale can be our big port and we can construct a road between jowhar and jalalaqsi at mahadaay 26km north of jowhar.
Ethiopia will use hirshabelle future port via Hiiraan. not my word.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Next is Hobyo port
sahal80 wrote: Wed Apr 08, 2020 11:26 am "cause the port in Xamar is too small" kkkkk what has Hirshabelle got to do with Xamar? hirshabelle port was not included in the stability fund project for FMS ports bc hassan sh instead suggested to them to expand Mogadishu port with the funds for Hirshabelle port now after they lost power in Xamar they come up with ceelmacaan port and cisaleey airport as alternative ports and this is danger on Mogadishu ports. this is why hiiraan is what makes hirshabelle an autonomous federal state. we want a real port for the state not a luuq port for Xamar!
your gabacsato is free to build ceel macaan or warsheekh port but this money comes from the donors so we want a port that is closer to Hiiraan than xamar. SFG rejected ceelmacaan and since waare Adale is the official port. there is qatar talk and ethiopia and i heard ex hiiraan governor abdifatah will be named wasiirka dekadaha but i know it will take ages for lack of security and roads this is the border with al shabaab controlled area at masjud cali gaduud so as reer hiiraan we r fine with hobyo port and we r economically export and import from our North. jowhar and afgooye r connected with Xamar and we redistribute any thing comes from baydhabe.
warsheekh and el macaan at the border with kaaran. already SFG is building new airport for xamar in warsheekh!
Ruunirgood is not on the coast just like ceeldheer, mareeg is on the coast. what i meant was the coast in ruun nirgood direction is the best place to start a new port for hirshabelle.
http://www.kismaayo24.com/wp-content/up ... 5/ruun.jpg
in the future cadale can be our big port and we can construct a road between jowhar and jalalaqsi at mahadaay 26km north of jowhar.
Ethiopia will use hirshabelle future port via Hiiraan. not my word.
Bro wallahi billahi the way you think is amazing sometimes.
As the demand will increase Mogadishu port must be expanded. The only two areas that can sustain a port is Middle shabelle or Lower Shabelle as Banaadir dont have enough land for a port. That's why I suggested Warsheikh or Ceel macaan because of its closeness to Xamar. This is more macquul too. I'm not talking about a alternative port but the port that's gonna replace the current port.
Re: Next is Hobyo port
kkk then your wrong sxb bc i only mentioned Hirshabelle port who mentioned Xamar port?AbkoowDhiblaawe wrote: Wed Apr 08, 2020 3:48 pmsahal80 wrote: Wed Apr 08, 2020 11:26 am "cause the port in Xamar is too small" kkkkk what has Hirshabelle got to do with Xamar? hirshabelle port was not included in the stability fund project for FMS ports bc hassan sh instead suggested to them to expand Mogadishu port with the funds for Hirshabelle port now after they lost power in Xamar they come up with ceelmacaan port and cisaleey airport as alternative ports and this is danger on Mogadishu ports. this is why hiiraan is what makes hirshabelle an autonomous federal state. we want a real port for the state not a luuq port for Xamar!
your gabacsato is free to build ceel macaan or warsheekh port but this money comes from the donors so we want a port that is closer to Hiiraan than xamar. SFG rejected ceelmacaan and since waare Adale is the official port. there is qatar talk and ethiopia and i heard ex hiiraan governor abdifatah will be named wasiirka dekadaha but i know it will take ages for lack of security and roads this is the border with al shabaab controlled area at masjud cali gaduud so as reer hiiraan we r fine with hobyo port and we r economically export and import from our North. jowhar and afgooye r connected with Xamar and we redistribute any thing comes from baydhabe.
warsheekh and el macaan at the border with kaaran. already SFG is building new airport for xamar in warsheekh!
Ruunirgood is not on the coast just like ceeldheer, mareeg is on the coast. what i meant was the coast in ruun nirgood direction is the best place to start a new port for hirshabelle.
http://www.kismaayo24.com/wp-content/up ... 5/ruun.jpg
in the future cadale can be our big port and we can construct a road between jowhar and jalalaqsi at mahadaay 26km north of jowhar.
Ethiopia will use hirshabelle future port via Hiiraan. not my word.
Bro wallahi billahi the way you think is amazing sometimes.
As the demand will increase Mogadishu port must be expanded. The only two areas that can sustain a port is Middle shabelle or Lower Shabelle as Banaadir dont have enough land for a port. That's why I suggested Warsheikh or Ceel macaan because of its closeness to Xamar. This is more macquul too. I'm not talking about a alternative port but the port that's gonna replace the current port.
"hirshabelle state waa dawlad curdan ah dekada fitni ayayba u keeni kartaa mida kale hadiiba dekad la samaynayo halaga sameeyo ruun nirgood oo adan yabaal iyo jalalaqsi ku dhagan maxaawaaye ceel macaan oo banaadir ku taal? sababta marka loogu diiday inay noqoto dekada oo baraawe loo qoondeeyay is because marka is very close to Xamar"
i mentioned ceel macaan it was the initial plan of hirshabelle to be the port bc Abgaal ganacsato wanted to escape from the heavy taxation of xamar.
Hirshabelle maaha wax ay hal reer leeyihiin ama shabeelada dhexe oo kaliya ama hiiraan oo kaliya waxay kooban tahay labada gobo marka waa in wax walbe dhexda laga kala goosto. markey dekad timaado waa in hiiraan laga sameeyo transportation network and trans-border trade and customs. i dont care about Mogadishu port or banaadir state port in ceel macaan as long its not part of hirshabelle that is totally different stuff.
Re: Next is Hobyo port
He is a total reer baadiyo wlh, he cant see that a port in Ceelmacaan is exponentially better investment and more strategic than a port in ruun nirgood, how the fuck is comprehending such a simple supply and demand scenario so difficult? Why shouldn't Hirshabelle use its proximity to Xamar as an advantage? Xamar port is too small for 3million(still growing) strong population another much bigger port is absolutely necessary. The city counsil is weighing its options as beesha abgaal control Xamar and beesha abgaal owns the coast in Ceel Macaan why the fuck should the opinions of Xawaadle who has never seen a coast matter? Wlh reer baadiyo are a menace, such illogical zoos. Sahal Stick to Hiiraan you baffoon reer sh/dhexe will decide where the port will be, your opinions don't matter.AbkoowDhiblaawe wrote: Wed Apr 08, 2020 3:48 pmsahal80 wrote: Wed Apr 08, 2020 11:26 am "cause the port in Xamar is too small" kkkkk what has Hirshabelle got to do with Xamar? hirshabelle port was not included in the stability fund project for FMS ports bc hassan sh instead suggested to them to expand Mogadishu port with the funds for Hirshabelle port now after they lost power in Xamar they come up with ceelmacaan port and cisaleey airport as alternative ports and this is danger on Mogadishu ports. this is why hiiraan is what makes hirshabelle an autonomous federal state. we want a real port for the state not a luuq port for Xamar!
your gabacsato is free to build ceel macaan or warsheekh port but this money comes from the donors so we want a port that is closer to Hiiraan than xamar. SFG rejected ceelmacaan and since waare Adale is the official port. there is qatar talk and ethiopia and i heard ex hiiraan governor abdifatah will be named wasiirka dekadaha but i know it will take ages for lack of security and roads this is the border with al shabaab controlled area at masjud cali gaduud so as reer hiiraan we r fine with hobyo port and we r economically export and import from our North. jowhar and afgooye r connected with Xamar and we redistribute any thing comes from baydhabe.
warsheekh and el macaan at the border with kaaran. already SFG is building new airport for xamar in warsheekh!
Ruunirgood is not on the coast just like ceeldheer, mareeg is on the coast. what i meant was the coast in ruun nirgood direction is the best place to start a new port for hirshabelle.
http://www.kismaayo24.com/wp-content/up ... 5/ruun.jpg
in the future cadale can be our big port and we can construct a road between jowhar and jalalaqsi at mahadaay 26km north of jowhar.
Ethiopia will use hirshabelle future port via Hiiraan. not my word.
Bro wallahi billahi the way you think is amazing sometimes.
As the demand will increase Mogadishu port must be expanded. The only two areas that can sustain a port is Middle shabelle or Lower Shabelle as Banaadir dont have enough land for a port. That's why I suggested Warsheikh or Ceel macaan because of its closeness to Xamar. This is more macquul too. I'm not talking about a alternative port but the port that's gonna replace the current port.
Re: Next is Hobyo port
ardentte
advantage for you not for us. you are thinking of xamar market and we have ethiopian market.
like i said we are fine with hobyo port i dont care if you work on your own port as abgaal or middle shabelle or xamar you see mj are opening their garacad port with their xoog and relations but the offical mudug port is hobyo. we wont sign hirshabelle port deal that is not serving for both regions interests and this govt is with Hiiraan vision and against a rival port in ceelmacaan . we will appoint wasiirka dekadaha who will appoint a mixed port management from the two regions. other than that it will be serving one side and the money will be used for their impowerment and subjugating the rest. teeda kale its over Adale has gone through and is one of the 4 ports Ethiopia has its eyes on.

Sxb I dont take any Somali related news on twitter serously, until its verified. If you can't put your insecurities aside and stop seeing everything as a zero sum game there wont be any development in Hirshabelle. If you think undermining us is the way forward waad waalantahay. We could start undermining you and the whole Hirshabelle project, I will always be eating good in Xamar, we could easily turn whole Hirshabelle into Gaajo(start stalemates and make any future developments a headache for the state) xagee badar ka helee? Xawaadle are xaasid but not stupid, dont go down that path. Hirshabelle with a port in CeelMacaan getting a tax revenue from three states will benefit you too nacallatullaah. You think HG want another port at their border? They will obviously support Ceel Macaan over one right at Galgaduud. I persume Gaaljecel and everyone(Baadicadde, Jareerwayne etc) who live adjacent to the river support CeelMacaan as its closer. Will you undermine the state(the majority) for your qabill? Honestly I also support privitizing Ceel Macaan as unukaa leh and another port at Galgaduud border wich will be shared(55% for us and rest for everyone else). I dont see how this is better outcome for Xawaadle, yacni your xaasidnimo is blinding you.
Sahal this is an honest question for you. How do you envision Hirshabelle in 10 years, what are your goals for the state? I persume you would want to work for HS in the future. What is your ideal situation, do you want a state devided on qabiil lines where everyone will yell unukaa leh? Or do you want a unitedand prosperous state that will make the skinnies die of envy. Undermining eachother won't benefit anyone at the long run halahaas aan ku heshiino.

Sahal this is an honest question for you. How do you envision Hirshabelle in 10 years, what are your goals for the state? I persume you would want to work for HS in the future. What is your ideal situation, do you want a state devided on qabiil lines where everyone will yell unukaa leh? Or do you want a unitedand prosperous state that will make the skinnies die of envy. Undermining eachother won't benefit anyone at the long run halahaas aan ku heshiino.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Next is Hobyo port
Well said eeboow. I'm sick and tired of this zero sum game. Lets have a federal state who are united , have the same vision. Isqabqabsi or undermining wakhti uma haayno. If it can't work out, fine .Afar faataxo. Wabilahi Towfiiq. Middle shabelle Banaadir aa ku darsaneyna. And we will be eating good.Ardentte wrote: Thu Apr 09, 2020 5:21 am Sxb I dont take any Somali related news on twitter serously, until its verified. If you can't put your insecurities aside and stop seeing everything as a zero sum game there wont be any development in Hirshabelle. If you think undermining us is the way forward waad waalantahay. We could start undermining you and the whole Hirshabelle project, I will always be eating good in Xamar, we could easily turn whole Hirshabelle into Gaajo(start stalemates and make any future developments a headache for the state) xagee badar ka helee? Xawaadle are xaasid but not stupid, dont go down that path. Hirshabelle with a port in CeelMacaan getting a tax revenue from three states will benefit you too nacallatullaah. You think HG want another port at their border? They will obviously support Ceel Macaan over one right at Galgaduud. I persume Gaaljecel and everyone(Baadicadde, Jareerwayne etc) who live adjacent to the river support CeelMacaan as its closer. Will you undermine the state(the majority) for your qabill? Honestly I also support privitizing Ceel Macaan as unukaa leh and another port at Galgaduud border wich will be shared(55% for us and rest for everyone else). I dont see how this is better outcome for Xawaadle, yacni your xaasidnimo is blinding you.![]()
Sahal this is an honest question for you. How do you envision Hirshabelle in 10 years, what are your goals for the state? I persume you would want to work for HS in the future. What is your ideal situation, do you want a state devided on qabiil lines where everyone will yell unukaa leh? Or do you want a unitedand prosperous state that will make the skinnies die of envy. Undermining eachother won't benefit anyone at the long run halahaas aan ku heshiino.
![]()
Re: Next is Hobyo port
sxb waxaa i xasuusunee muuse suudi oo mar dhahay "hirshabelle intaas aa nalaga siiyay" asagoo ka hadlayay abgaalka dawlada federalka hiiraan oo ah meesha loo badan yahay dhan waa la tagey. serviceka waxaa loo samaynaa stateka qofka ceelcali jooga ama maxaas jooga ama adan yabaal jooga ama jowhar jooga ama baladweyne jooga ama feerfeer jooga. income dekada kurti meelahaas ayaa lagu bixinayaa canshuurtana waa la midaynayaa under the finance minister. hadaad shaki ka qabtid daawo intervirwga waare la yeeshay sntv he says adale. sidoo kale qatar.
sidaas ayay equalityga ku jirtaa hadaad diido orod oo ceel macaan ka furo kkk SGF blocked ceelmacaan port. look they took ovrr warshiikh. garoonka caasimada kulahaa
jaadka xamar ee tahriibka waxaa laga soo dajiyaa ceelmacaan oyo jaseera
https://www.google.co.uk/amp/s/www.caas ... shada/amp/

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 47 Replies
- 10493 Views
-
Last post by Django
-
- 41 Replies
- 13653 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 6 Replies
- 2305 Views
-
Last post by Righteous
-
- 1 Replies
- 1876 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 14 Replies
- 2838 Views
-
Last post by Unionist
-
- 21 Replies
- 3726 Views
-
Last post by Sanaagian
-
- 0 Replies
- 1551 Views
-
Last post by Strategic
-
- 6 Replies
- 16481 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 43 Replies
- 3777 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 6 Replies
- 1408 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan