Page 1 of 1
Sweden, Norway and Finland report overrespresentation of Covid cases within Somali communities
Posted: Thu Apr 16, 2020 5:25 pm
by FarhanYare
Dalka Norway ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in afartii qof ee la dhigo isbitaalka uu qof kamid ah yahay Soomaali qaxooti ku ah dalkaas. Halka dalka Sweden uu caddeeyay dadka ugu badan ee cudurka Coronavirus laga helay ay yihiin Soomaalida iyo qaybo ka mid ah dadka Bariga Dhexe.
Dalka Finland waxaa uu dhankiisa sheegay in qiyaastii 200 kiis laga dhex helay dadka Soomaalida ah ee dalkaas ku nool.
Sababaha ugu weyn ee Soomaalida ugu nugul yihiin cudurka, ayaa lagu sheegay inay tahay, Xaaladahooda nololeed oo cakiran, asalka dhaqan-dhaqaale ee xun, iyo xirfadaha luuqadda oo ay Soomaalidu ku liitaan.
Soomaalida dalalkaas ku dhaqan waxa ay ka shaqeeyaan shaqooyin hoose oo mushahar yar, sida iibiyayaal, nadiifiyeyaal, wadayaasha basaska, kalkaaliyeyaasha caafimaadka, iyo wixii la mid ah. Ma haystaan ikhtiyaar ay dadka kale ku qasbanaadaan inay meel fog ka shaqeeyaan.
Sweden wuxuu wadar ahaan cudurku marayaa 11,927 kiis oo la xaqiijiyey iyo 1,203 dhimasho. Finland wuxuu marayaa 3,237 kiis iyo 72 dhimasho ah halka Norway ay ka tahay 6,798 kiis iyo 150 dhimasho.
1 in 4 cases in Sweden is Somali!!! Sweden has almost 12,000 cases so that's roughly 3000 maryooley with covid and counting
That's prolly 35-40% of entire Swedish somalis
Re: Sweden, Norway and Finland report overrespresentation of Covid cases within Somali communities
Posted: Thu Apr 16, 2020 6:39 pm
by paperino
I wonder about Dr. Yalaxoow. Hopefully, he's safe.
Re: Sweden, Norway and Finland report overrespresentation of Covid cases within Somali communities
Posted: Thu Apr 16, 2020 7:37 pm
by mahoka
After this, those Scandinavian nations must address the problematic Somali immigration issue, will they continue to endanger their citizens and country for the sake of looking good on the international stage, the far right is already rising fast in these Nordic states so it shall be interesting to watch
Re: Sweden, Norway and Finland report overrespresentation of Covid cases within Somali communities
Posted: Thu Apr 16, 2020 11:37 pm
by bashe19
Soomaali, iyadaba qabiil bey faraqyada ishaysataa, dadkay martida u yihiina cisbitalada bay leeyihiin ma soomali ban u dhisanay, daawooninka ma soomali u kaydsaney, makiinada Oksijiinta ma soomaali ban u samaysaney, nacaydku wu sii kordhayaa marku waqtigu sii adkaado.
Soomali feker ay wadakeeda ku maalgashato qabiil baa ka habaabiyey, inay midowdo oo karti, awood iyo isgarabsi yeelato qabiil ba ka madoobeyey iyadana dacalada aduunkey daadsantahay ukumadeeada o caqli ahaan si qariban oon caqli laga sugeen ba lasii daadsan.
Illaahow sahal amuuraraha adigaa qaadiru kuli shey ahe, illaahow soomaali danteeda garansii adigaa raxmaan ahe, illahow kartideeda iyo quwadeeda tus adigaa casiis ahe, illaahow mideee adigaa waaxid ehe, illaahow asaaged haka reebine raaci safka hore gee adigaa awlaa ehe, illaahor soomaali iyo islaamba u naxariiso adigaa raxiim ehe wa aakhiru dacwa ALLXAMDULLILAH RABILCAALIMIIN WA SALALAAHU CALAYHI WASALIM RASUULUNAA KHAYRU QALQILAAH.
Re: Sweden, Norway and Finland report overrespresentation of Covid cases within Somali communities
Posted: Fri Apr 17, 2020 4:52 am
by original dervish
Unfortunately a lot of it was due to not following the official advice of social distancing.
The UK has seen similar cases among Muslims/Somalis.
Re: Sweden, Norway and Finland report overrespresentation of Covid cases within Somali communities
Posted: Fri Apr 17, 2020 6:52 am
by Murax
What do you expect? High diabetes, blood pressure, etc coupled with horrible hygiene. How many times would I eat a ‘isboort’ with Somalis only for one to grab a piece of hilib throw it on my side and say ‘qaado’. No thank you dude! This coming after that weird passing a dirty as water bowl for people to rinse their fingers, Wtf is that?!
That’s why long time ago if I’m in a group of Somalis no matter how old fashioned they are I get my own plate. I don’t care what they say or what they think. Motherfocker if you if you want to get a little bit of everything and isku walaaq then fine, buy the whole damn menu. As for me I’m washing my hands eith soap and getting me my own plate
Don’t even get me started on the picking hands and holding dhiif/snot hands

Re: Sweden, Norway and Finland report overrespresentation of Covid cases within Somali communities
Posted: Fri Apr 17, 2020 7:22 am
by barbarossa
bashe19 wrote: Thu Apr 16, 2020 11:37 pm
Soomaali, iyadaba qabiil bey faraqyada ishaysataa, dadkay martida u yihiina cisbitalada bay leeyihiin ma soomali ban u dhisanay, daawooninka ma soomali u kaydsaney, makiinada Oksijiinta ma soomaali ban u samaysaney, nacaydku wu sii kordhayaa marku waqtigu sii adkaado.
Soomali feker ay wadakeeda ku maalgashato qabiil baa ka habaabiyey, inay midowdo oo karti, awood iyo isgarabsi yeelato qabiil ba ka madoobeyey iyadana dacalada aduunkey daadsantahay ukumadeeada o caqli ahaan si qariban oon caqli laga sugeen ba lasii daadsan.
Illaahow sahal amuuraraha adigaa qaadiru kuli shey ahe, illaahow soomaali danteeda garansii adigaa raxmaan ahe, illahow kartideeda iyo quwadeeda tus adigaa casiis ahe, illaahow mideee adigaa waaxid ehe, illaahow asaaged haka reebine raaci safka hore gee adigaa awlaa ehe, illaahor soomaali iyo islaamba u naxariiso adigaa raxiim ehe wa aakhiru dacwa ALLXAMDULLILAH RABILCAALIMIIN WA SALALAAHU CALAYHI WASALIM RASUULUNAA KHAYRU QALQILAAH.
You are a shining example of the world of good a Faarax can do when he takes a firm stand against the evils of qabiilism, and wholly dedicates himself to, once and for all, end civil strife and establish perfect harmony and concord among Skinnies.
Re: Sweden, Norway and Finland report overrespresentation of Covid cases within Somali communities
Posted: Fri Apr 17, 2020 8:55 am
by Tuushi
This has been an immigrant problem. When other people (whites and mainly Asians) were hoarding masks and hand sanitizers,Africans were sleeping.
In the health care sector,most of front lines dying are also migrant. We do not take shit serious. We have a very false sense of reality. We dont wanna use ppe appropriately because,let's be honest,it is pain and horribly suffocating.
We are very nonchalant about the whole thing. I have been invited to gatherings while this is happening and it blew my mind. I have to turn people away from visiting us at home.
Some people have never learned to enjoy their own company and it sucks for everyone.
Re: Sweden, Norway and Finland report overrespresentation of Covid cases within Somali communities
Posted: Fri Apr 17, 2020 1:22 pm
by TheLoFather
FarhanYare wrote: Thu Apr 16, 2020 5:25 pm
Dalka Norway ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in afartii qof ee la dhigo isbitaalka uu qof kamid ah yahay Soomaali qaxooti ku ah dalkaas. Halka dalka Sweden uu caddeeyay dadka ugu badan ee cudurka Coronavirus laga helay ay yihiin Soomaalida iyo qaybo ka mid ah dadka Bariga Dhexe.
Dalka Finland waxaa uu dhankiisa sheegay in qiyaastii 200 kiis laga dhex helay dadka Soomaalida ah ee dalkaas ku nool.
Sababaha ugu weyn ee Soomaalida ugu nugul yihiin cudurka, ayaa lagu sheegay inay tahay, Xaaladahooda nololeed oo cakiran, asalka dhaqan-dhaqaale ee xun, iyo xirfadaha luuqadda oo ay Soomaalidu ku liitaan.
Soomaalida dalalkaas ku dhaqan waxa ay ka shaqeeyaan shaqooyin hoose oo mushahar yar, sida iibiyayaal, nadiifiyeyaal, wadayaasha basaska, kalkaaliyeyaasha caafimaadka, iyo wixii la mid ah. Ma haystaan ikhtiyaar ay dadka kale ku qasbanaadaan inay meel fog ka shaqeeyaan.
Sweden wuxuu wadar ahaan cudurku marayaa 11,927 kiis oo la xaqiijiyey iyo 1,203 dhimasho. Finland wuxuu marayaa 3,237 kiis iyo 72 dhimasho ah halka Norway ay ka tahay 6,798 kiis iyo 150 dhimasho.
1 in 4 cases in Sweden is Somali!!! Sweden has almost 12,000 cases so that's roughly 3000 maryooley with covid and counting
That's prolly 35-40% of entire Swedish somalis
LIES, DAMNN LIES AND CORONAVIRUS STATISTICS!!!

Posted: Sat Apr 18, 2020 1:08 pm
by Nubis