CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by Kees70 »

CC Shakuur: Go’aanka BF waxa uu ka dhigan yahay madaxweyne Farmaajo labo waddo midkood ayaa u furan


Image
Muqdisho (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka falceliyey dib u dhicii maanta uu ku dhawaaqay guddoonka labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo ku yimid furitaanka kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka Soomaaliya mudo aan la cayimin.

Cabdiraxmaan waxa uu tusaale u soo qaatay hanaankii dowladihii dalka soo maray ay xilka iskugu wareejiyeen iyo caqabadihii xukuumad kasta soo wajahay markii la gaaray gaba-gabada mudo xileedkeeda.

Kasoo bilaaw xukuumadii Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan, Cabdullahi Yuusuf, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh, intaas oo xukuumadood ayuu qormadiisa ku xusay caqabadihii ay ku dambeeyeen markii uu gabagabo gaaray mudadoodii xil heynta, waxuuna xukuumadii Madaxweyne Xasan Sheekh in dalka ay doorasho gelisay iyada oo aan gacan shisheeye kala wareegin.

Sidoo kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa talooyin u soo jeediyey Madaxweyne Farmaayo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Halkan hoose ka aqriso qoraalkan oo bartiisa Facebook-ga uu soo dhigay C/Raxmaan C/Shakuur.

Saaxiibbo badan ayaa i soo waydiiyey kulammada Baarlamaanka oo dib loo dhigay ilaa muddo aan la cayimin. Muddo kororsi billawgeed so maaha ayaan igu yiraahdeed. Waxaan ku iri xilligii uu dhammaan rabay muddo xileedkii dowladdii Carta lagu soo dhisay, madaxweyne C/Qaasim na uu maareyn waayey kala guurkii awood wareejintii, Raysal-Wasaarihiisii Xasan Abshir ayaa qeyb ka noqday shirkii Eldoret, waxaana shirka hagayey IGAD.

Xiligii madaxweyne C/laahi Yuusuf (AUN) uu kari waayey maareeynta kala guurkii awood wareejinta, Raysal-Wasaare Nuur Cadde ayaa oggolaaday shirkii Jabuuti, Qarmada Midoobe ayaana shirka gacanta ku haysay.

Markii uu madaxweyne Shariif maareyn kari waayey kala guurkii awood wareejinta Kampala ayaa la isla tegey, madaxa Raysal-Wasaare Farmaajo ayaa lagu heshiiyey, hawshii kala guurkana UN-ka ayaa la wareegay. Madaxa Farmaajo wuxuu keenay in muddo sanad la helo.

Madaxweyne Xasan Shiikh tanaasul badan ayuu sameeyey, si kala guurka uu u maareeyo. Wuuna ku mahadsan yahay. Tanaasulkaas wuxuu ka badbaadiyey in dalka dibaddiisa la isla aado.

Haddaba madaxweyne Farmaajo labo waddo midkood ayaa u furan;

1- In uu tanaasul la yimaado, kartina u yeesho muddada yar ee harsan maareynta kala guurka awood wareejinta.

2- Ama faragelin iyo in dalka dibaddiisa la tago u diyaar garoobo.

Madaxweyne Yuusuf markii uu arkay in ay talo gacantiisa ka baxday, wuu xishooday oo si xarrago leh ayuu xilka uga degey, isagoo ay sanad u harsan tahay, laakiin madaxweyne C/qaasim hawl uu billawgeedii diiday ayuu dhammaadkeedii isagoo marti ah ka tartamay wixii ku dhacayna waa la ogaa.

Raysal-Wasaare Khayre waxaa u furan in uu qayb ka noqdo kala guurka awood wereejinta, sidii Xasan Abshir iyo Nuur Cade, haddii uu isku dayo in uu muddo kordhinta qeyb ka noqdo sidii Farmaajo ha isku diyaariyo in madaxiisa lagu heshiinayo.

Yaan waqti la iska lumin ee waayihii inna soo maray wax halaga barto. Ma jiraan Baarlamaan iyo Xukuumad kaligood muddo kororsi samayn kara.
User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2635
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by Turbulence »

A part of me wants to see Farmaajo gone so I don't have to read about these opposition guys endless empty threats. When they fail to do anything about Sadaq John raiding their houses in the middle of th night, killing their guards and voilating their women do they really believe anyone will take them serious.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by Kees70 »

Turbulence wrote: Mon Apr 20, 2020 1:50 pm A part of me wants to see Farmaajo gone so I don't have to read about these opposition guys endless empty threats. When they fail to do anything about Sadaq John raiding their houses in the middle of th night, killing their guards and voilating their women do they really believe anyone will take them serious.

Saadaq john is an Employee of Farmaajo ee waa iska shaqaale, its the coward nacas farmaajo thats is responsible of all you mentioned and plus most of Somalia problem of today (Extraditing Somalia Citizens to Ethiopia to be tortured, working with Alshabaab as explosion increased, cause feuds and disarray among Somalia federal states and many more).

So The sooner that nacas farmaajo leaves the better for all of us and especially better for Somalia.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by Nomand »

The only debate going on now is either 1 year or 2 year extension.

Parliament wants 2 years, government wants 1 year.

I would very much like to see abdishakur carry his threat, infact I am hoping he does.

I hope he is in the front lines commanding his militia.
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by ReturnOfMariixmaan »

Nomand wrote: Mon Apr 20, 2020 2:02 pm The only debate going on now is either 1 year or 2 year extension.

Parliament wants 2 years, government wants 1 year.

I would very much like to see abdishakur carry his threat, infact I am hoping he does.

I hope he is in the front lines commanding his militia.

In 2020. HG isn't a threat. Wake me up when they make moves. All I hear is booto.

:-@
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by Nomand »

laftagareen just got 1 year extension, laftagrareen is the biggest N&N supporter, he got reassurances from the government that they too will get extended.

if laftagareen did not get those reassurances, he would have demanded that the election of koonfur galbeed take place before the national election. because this 1 year extension for laftagareen ends just after the national election. Due to Laftagareen being N&N supporter, if N&N where to lose the next president would do everything he can to get someone else in KG.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by sahal80 »

"Raysal-Wasaare Khayre waxaa u furan in uu qayb ka noqdo kala guurka awood wereejinta, sidii Xasan Abshir iyo Nuur Cade, haddii uu isku dayo in uu muddo kordhinta qeyb ka noqdo sidii Farmaajo ha isku diyaariyo in madaxiisa lagu heshiinayo"

"hadii kale in madixiisa lagu heshiinayo" Wow!

and that why Kheyre is going to promote a unanimously agreed agenda like electing interm govt otherwise there will an extension with a new PM . the other option is technical extension for 6 months.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by sahal80 »

Kheyre still looks different than all these pms but that does not mean he won't backstab Farmaajo he will take advange to replace him these guys did not replace their presidents they all gone together

Abdiqasim was avoiding mj so he picked dhuloos(ali khalif) and allied with mx(barre hiiraale his minister of defense)

Ali Khalif sent letters to the UN about Ethiopia army incursions
https://www.google.co.uk/amp/www.geeska ... -2001/amp/

in order to deconstruct Abdiqasim Govt ethiopia suggested to him to fire Ali khalif in exchange of hawiye warlords joining his govt he replaced him with awrtable(Cabdi Yuusuf) some warlords joined his govt like muuse suudi and qanyare. Kenya saw that there was some progress in Xamar though abdiqasim did not move to villa somalia he had loyal xaafado like deyniile(after he appointed qanyare wasiirka aminga and muuse suudi was controlling madiina and he had indhacade in marka and barre hiiraale in kismaayo so kenya said why not invite the pro ethiopian opposition(SRRC huessin caydiid, Moorgan, Abdullahi yuusuf, Salaad ali jeele, Hassan qalaad xooghayaha gudaha SRRC-hawadle who controlled Hiiraan) a)to Kenya and give them the pm so he can sign for us the sea....Kenya had some sinister agenda back then and was after a week govt that can sign for it thus helped the TNG on reaching out to the opposition see this was about reconciliation not elections and the TNG was supporting it
https://en.m.wikipedia.org/wiki/2002_So ... Conference

however Ethiopia followed the opposition there and told them to demand elections. before this time Abdiqasim had mj pm(Hassan abshir) he joined the mj opposition and then the pro Ethiopian warlords like muuse suudi followed him that is how Abdiqasim govt collapsed after his cabinet joined the opposition!


https://en.m.wikipedia.org/wiki/Somali_ ... on_Council

Ethiopian episode this time abdiqasim had mj pm who joined the pro ethiopia camp
https://en.m.wikipedia.org/wiki/2004_in_Somalia
User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2635
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by Turbulence »

Kees70 wrote: Mon Apr 20, 2020 1:56 pm
Turbulence wrote: Mon Apr 20, 2020 1:50 pm A part of me wants to see Farmaajo gone so I don't have to read about these opposition guys endless empty threats. When they fail to do anything about Sadaq John raiding their houses in the middle of th night, killing their guards and voilating their women do they really believe anyone will take them serious.

Saadaq john is an Employee of Farmaajo ee waa iska shaqaale, its the coward nacas farmaajo thats is responsible of all you mentioned and plus most of Somalia problem of today (Extraditing Somalia Citizens to Ethiopia to be tortured, working with Alshabaab as explosion increased, cause feuds and disarray among Somalia federal states and many more).

So The sooner that nacas farmaajo leaves the better for all of us and especially better for Somalia.
Nimankaan waxooda waa iska booto. Way ogyihiin hadii uu dagaal meesha ka dhaco oo ay dowlada burburto in ay faaido kasoo gaaraynin. Kuwa booteenayo waayihii dagaalada waxbo ma aheen. Shicib ayay ahaayeen. Nimankii warlord-yada runta ahaa ma booteeyaan. Way hawlgabeen intooda badan hada. Farmaajo waqtigiisa markuu dhamaado ayuu tagi. Wax qasab ku dhaqaajinaya majiraan.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by Voltage »

Ok nice, but what was the purpose of talking about Carta and Yusuf wich was a break down of the entire project?

CARTA ---> 4.5

Yusuf ---> Breaking the moderates off insurgency

I mean this guy can be against this all he wants, but at what point is he supposed to think Somalia has left the transition?

I am embarrassed for anyone who supports this guy
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by Murax »

Horta Meeshan Somalinet miyaa layiraahda mise Waabasho.net? :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: CC Shakuur, ''Farmaajo has Months left of his Term, so either he steps down peacefully or it will be by Force''

Post by Voltage »

Murax wrote: Tue Apr 21, 2020 4:47 am Horta Meeshan Somalinet miyaa layiraahda mise Waabasho.net? :lol:
These guys think I was joking about Abdulrahman Abdishakur. The guy literally doesn't care about being a fool because has given up all hope that he could be in any government so he just says whatever for money.

I have direct links to Cayr dhexdeeda at it's most private sanctum. They can't stand this dude.

If you show me this guy being in Galmudug, and especially in any setting where his Ugas and traditional leadership is presented, I will no longer say anything else about this guy.

His Ugas says if you don't want to hear habaar, don't mention his name in my house.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”