Disclaimer arintaan beesha murursade kama soo horjeedo waxaan saareynaa kaliya tooshka wareega sida gobolka banaadir loomaamulo oo saamayn xataa kuleh galmudug!
this sounds like the Illuminati and freemason conspiracy theories but it's true.
markaad aragtid titleka GOL waxaa u moodaa dicreeto madaxwayne laakin dikreetadaas waxay ka timid mp dhagdheer how? read this long post.
ex strong man of banaadir ibrahim dheere with finish
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Gobolka banaadir waa beesha murursade oo iska leh jagada maamulka iyo maaliyada hadaba sidii xukuumada N&N u soo baxdey lacagta waxay hoos taalaa gudoomiye ku xigeenka asagaa baxsha mushaaraadka iyo mashaariicda gobolka arintaan oo gudoomiyaasha gobolka ee la soo shaqeeyay gacmahooda ka xirtey.
ibraahim Dheere proved to be very incompetent and corrupted, ninkaas nin wax soo bartay maaha, xitaa shahaado duqgsi hoose ma heesto inkastuu leeyahay xisaab ayaan aqaan oo imtixaanka la iiga qaaday markaan maamulka ki soo biiray!
waxaa u sii dheeraa fudeed iyo musuq. Sanadki hore 2019 ayuu xaday lacago mushaaraadka shaqaalaha gobolka loogu talgalay, waxuu ka faaiideeystay Cumar Finish oo ku maqnaa South Africa. Markuu soo laabtay Finish weey isku dhaceen, Finish waxuu gudbiyay dacwo ah in Ibraahim Dheere aysan isla shaqayn karin, markaas ka dib dhowr mar ayeey haddana isku dhaceen oo uu dacwooyin badan ka gudbiyay iyo in aysan wada shaqayn karin isaga iyo Ibraahim Dheere. Marki dambe waxaa la go'aansaday in xilka laga qaado Ibraahim Dheere, waqtiyadi ugu dambeeyayna waxuu sugaayay uun in xilka laga qaado, hore ayaana u sheegnay in Khayre rabay inuu ku badalo nin la dhaho Cabdi Dheere oo ah half brotherka ganacsade Gaambe Laakiin weey suuroobi waysay sababta soo socoto:
Waxaa Galmudug hardan culus ku dhex maray Saynab ( Farmaajo's wife) iyo senator Dhagdheer. Murusade waxaa Galmdug kaga soo aaday 3 wasiir, labo wasiir waxaa qaatay Foolculus, 1 wasiirna waxaa qaatay Sabdi maadama Sabdi uu heesto gudoomiyaha baarlamaanka. ( Sabdi and Foolcus are the two main branches of Murusade) sabdi waxuu wax u qaybsadaa saddex juffo hoosaad, Cabdalle, Habaridinle iyo Abakar, Cabdalle had already the speaker oo waxaa ah Maxamed Nuur Gacal, then Waxaa soo haray Abakar iyo Habaridinle oo isku qabsaday halka wasiir ee Sabdi ku soo aaday. Sayanab waa Abakar, Dhagdheerna waa Habaridinle. Saynab waxay kursiga u rabtay Maxamed Cabdi Door ( the late Abdi Door's son) Dhagdheer ayaa ka soo horjeestay oo kursiga kula qabsaday Saynab, waayo Abakar waxay heysteen jagooyin kale oo ay ka mid yihin wasiir ku xigeenka cadaaladda Dowladda Federaalka Ciise Weheliye Maalin, gudoomiye ku xigeenka gobolka Ibraahim Dheere, wasiirka sportska Koofur Galbeed Cali Dhuux ahna xildhibaan baarlamaanka Kofour galbeed iyo jagooyin kale. Marka Dhagdheer waxuu dhahay intaas ayaad haysatiin marka kursigaan anagaa iska leh, aad ayeey Sayanab iyo Dhagdheer isku qabsadeen. Saynab waxay ku adkeysatay in Maxamed Cabdi Door halkaas wasiir ka noqonaayo wax kasta oo dhaca. Kadib xildhibaanada Murusade ayaa shireen oo waa la dhax dhaxaadiyay Saynab iyo Dhagdheer, waxaa lagu heshiiyay maadama Ibraahim Dheere la badalaayo in kursigaas aan Abakar lagu celinin oo la siiyo Habaridinle, Dhagdheerna uu isna wasiirka GM u daayo Maxamed Cabdi Door. Sidas waxaa qadka uga baxay ninki Gaambe uu watay oo ahaa Cabdi Dheere maadama uu isagana yahay Abakar. Waxaa ku xigeenka gobolka loo magacaabay nin ay isku reer yihiin Dhagdheer oo Habaridinle ah, waxaa shaqsiyan ninkaas isagana dhinac ka riixaayay oo ay isla dhasheen ganacsade Murusade ah oo lagu magacaabo Nuur Qooloow, waa ganacsadaha iska leh Hotel Xayaat, Muqdisho. Ganacsadahaan waxa uu aad ugu dhawyahay Khayre.
Waraqdda Hoose waxaa ka muuqda magacaabis shalay gadaal laga magacaabay 2 wasiir, mid waa Cabdinaasir Geelle oo kursigiisa la isku heystay midka kalana waa Maxamed Cabdi Maxamed ( Maxamed Cabdi Door ninkii Farmaajo sh shariif u keenay oo fadli kulahaa shariif oo gurigiisa xamar deganaan jiray xiligii iu ardayga ka ahaa dugsigii shiikh suufi asagoo markaas mahadaay ka yimid waana qaraabada saynab). wiilka Cabdi Door, dib ayuu u dhacay isagana oo kursigiisa ayaa Saynab iyo Dhagdheer isku heysteen. Labada kursiba hadda xal ayaa laga gaaray oo shalay ayaa la magacaabay. Isla marki magaacbistaan soo baxday, waxaa xilki laga qaaday Ibraahim Dheere oo heshiiskii Saynab iyo Dhagdheer ayaa la fuliyay. maxamed cabdi (door) mid kamida labadii wasiir galmudug loo magacaabay oo la la sugayay kuxigeenka cusub ee banaadir!
How Banaadir is run!
Moderator: Moderators
Re: How Banaadir is run!
new banaadir deputy governor with mp dhagdheer.
-
- Posts: 193
- Joined: Mon Apr 27, 2020 10:51 am
Re: How Banaadir is run!
Ramadan Mubarak Sahal
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 1679 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 1 Replies
- 10 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 12 Replies
- 1663 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 699 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 0 Replies
- 2327 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 1189 Views
-
Last post by Strategic
-
- 6 Replies
- 1161 Views
-
Last post by Caesar
-
- 5 Replies
- 760 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 24 Replies
- 2867 Views
-
Last post by Demure