Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
Moderator: Moderators
Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
Madaxweyne Ku Xigeen Cabdiraxmaan Saylici Oo Shaaciyey Inuu U Tartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
Tuesday April 28, 2020 - 18:24:45

Hargeysa(HWN):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa shaaciyey inuu u sharaxan yahay xilka gudoomiyaha xisbiga Kulmiye.
Somaliland: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Jawaab ...
Madaxweyne ku xigeen Saylici ayaa sheegay in marka la gaadho shirweynaha xisbiga Kulmiye uu isku sharaxi doono xilka gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isaga oo ku dooday inuu mudan yahay xilkaas maadaama oo uu aas aasayaashii xisbiga Kulmiye ku jiray.
Madaxweyne ku xigeen Saylici ayaa mar wax laga waydiiyey inuu hunguri kaga jiro xilka gudoomiyaha Kulmiye waxa uu ku jawaabay "Way igu jirtaa sababta oo ah cid iiga xaq badani ma jirto oo aas aasayaashii xisbiga ayaan ka mid ahay”
Madaxweyne ku xigeen Saylici oo hadalkiisa sii wata ayaa soo bandhigay sababta uu haatan ugu soo beegay shaacinta musharaxnimadiisa xisbiga Kulmiye waxaanu yidhi "Wax shan sano kaa xigto hadaad musharax u noqoto waxaad noqonaysaa nin dagaalkii oo Wajaale ka socda qorigiisa ka sii furay oo rasaasta iskaga dhameeyey Gabiley markaa maxaad la gaadhi aaga dagaalku ka socday.”Ayuu yidhi madaxweyne ku xigeenka Saylici oo u waramay Universaltv.

- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
He can't!
It really depends on what family you are born into..

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
He got my support.

Yes he cansalafi_student wrote: Sat May 02, 2020 10:31 am He can't!
It really depends on what family you are born into..
There is no political families in somaliland. There is only clans , and his clan are one of the biggest two stake holders.
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
So if is not tribalism, why not Garxajis!!theyuusuf143 wrote: Fri May 08, 2020 11:22 pmYes he cansalafi_student wrote: Sat May 02, 2020 10:31 am He can't!
It really depends on what family you are born into..
There is no political families in somaliland. There is only clans , and his clan are one of the biggest two stake holders.
They are majority in somaliland, biggest tribe, why not them.
masajidka ciyaarta ka daa.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
First I didn't say there is no Tribalism, in fact somaliland is created by the tribes for the tribes. Secondly somaliland is true democracy , if the clan you mentioned are the largest then they have better chance to win than others.Starabdi wrote: Fri May 08, 2020 11:36 pmSo if is not tribalism, why not Garxajis!!theyuusuf143 wrote: Fri May 08, 2020 11:22 pmYes he cansalafi_student wrote: Sat May 02, 2020 10:31 am He can't!
It really depends on what family you are born into..
There is no political families in somaliland. There is only clans , and his clan are one of the biggest two stake holders.
They are majority in somaliland, biggest tribe, why not them.
masajidka ciyaarta ka daa.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
Ilaahay saylici maqasle madaxweyne noogama dhigo. Wuxu ku fiicanyahay uun ina kolba xaflad lagu casuumo oo xadhiga ka jar la yidhaahdo. Marwalba maqaska jeebkiisa ayuu ku sitaa
-
- Posts: 193
- Joined: Mon Apr 27, 2020 10:51 am
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
No vice president anywhere in the world has any powerkaliil wrote: Sat May 09, 2020 7:54 am Ilaahay saylici maqasle madaxweyne noogama dhigo. Wuxu ku fiicanyahay uun ina kolba xaflad lagu casuumo oo xadhiga ka jar la yidhaahdo. Marwalba maqaska jeebkiisa ayuu ku sitaa
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
Ilaahaw ka dhig oo weliba ku raaji hadaad doonto , at least iidoor ku danahooda bay ku faafi lahaayen. Imika kala badh waynu waalanay .kaliil wrote: Sat May 09, 2020 7:54 am Ilaahay saylici maqasle madaxweyne noogama dhigo. Wuxu ku fiicanyahay uun ina kolba xaflad lagu casuumo oo xadhiga ka jar la yidhaahdo. Marwalba maqaska jeebkiisa ayuu ku sitaa
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
[quote=theyuusuf143
Ilaahaw ka dhig oo weliba ku raaji hadaad doonto , at least iidoor ku danahooda bay ku faafi lahaayen. Imika kala badh waynu waalanay .
[/quote]
Isaaqa waxa u talin kara uun nin sidii daahir riyaale adag laakiin saylici waa nin jilicsan oo isaaqa uma talin karo. Hadii xiitaa madaxweyne loo doorto maqaarsaar ayuu noqonayaa oo dad kale ayaa ku shaqaysanaya.
Ilaahaw ka dhig oo weliba ku raaji hadaad doonto , at least iidoor ku danahooda bay ku faafi lahaayen. Imika kala badh waynu waalanay .
[/quote]
Isaaqa waxa u talin kara uun nin sidii daahir riyaale adag laakiin saylici waa nin jilicsan oo isaaqa uma talin karo. Hadii xiitaa madaxweyne loo doorto maqaarsaar ayuu noqonayaa oo dad kale ayaa ku shaqaysanaya.
- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
As it stands, civil servernts whom are on the payroll are exclusively from one family.
History reveals - when a group of people legitimise unfairness they would eventually ruin themselves with their own hands..... Is already ticking
Ok Bye
History reveals - when a group of people legitimise unfairness they would eventually ruin themselves with their own hands..... Is already ticking
Ok Bye
Re: Cabdirahman Saylici oo u tartamiya gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
I welcome this and in fact I would like all the political parties to each be lead by a Gadabursi. Then we can make sure beesha barakaysan ee Isaaq can be united fully again like under our friend Riyale
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 848 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 0 Replies
- 333 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 0 Replies
- 585 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 1 Replies
- 626 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 1 Replies
- 581 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 3 Replies
- 614 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 528 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 5 Replies
- 766 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 26 Replies
- 1357 Views
-
Last post by salafi_student