Reer muqdisho have had enough
Posted: Wed Apr 29, 2020 3:38 pm
First it was reer Boondheere. Now reer Wardhiigley
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
No such thing as free land being distributed in those lands. Secondly Celi cumar dont even live from Balcad to warsheikh.original dervish wrote: Fri May 01, 2020 6:43 am Warsheikh......I feel you brah.
However, tearing up Xamar is not the solution.
PS I'm going in with my cuz fam on free land being distributed to Celi Omar from Balacad to Warsheikh.
AbkoowDhiblaawe wrote: Fri May 01, 2020 6:48 amNo such thing as free land being distributed in those lands. Secondly Celi cumar dont even live from Balcad to warsheikh.original dervish wrote: Fri May 01, 2020 6:43 am Warsheikh......I feel you brah.
However, tearing up Xamar is not the solution.
PS I'm going in with my cuz fam on free land being distributed to Celi Omar from Balacad to Warsheikh.
Another Doofaar refugee talking about my city, and of all the Doofaars its the naked bush dwelling sub species. Kkkkkkkbashe19 wrote: Fri May 01, 2020 12:13 pmAbkoowDhiblaawe wrote: Fri May 01, 2020 6:48 amNo such thing as free land being distributed in those lands. Secondly Celi cumar dont even live from Balcad to warsheikh.original dervish wrote: Fri May 01, 2020 6:43 am Warsheikh......I feel you brah.
However, tearing up Xamar is not the solution.
PS I'm going in with my cuz fam on free land being distributed to Celi Omar from Balacad to Warsheikh.
I dont get it so called reer Muqdishu, do you mean "UNUKAALEH", Bcos xamar before 1970 there were more majiirtens and Marehan then Abgaals. Majeeeten iyo Marehanka xamarkeliya ma degeneyn waxay xitaa degenaayen Warsheekh ilaa Cadale. Waku gagacaabi karaa raga ugu taajirsanaay sida Cabdi Khawaaje. Abgaal deexday ka iman jireen iyagoo coos, xaabo iyo caano dameero ku wata, waxay ka iibsan jireen reer xamar, daarood iyo talyaani magaalada degenaa, sidan bey u kaladeganaayen:
Kaambo hada Cabdulcasis majeerten, marehan, shiqaal
Bilaajo hada Shibis carab yemani, talyaani, soomali qasan
Shengaani reer xamar talyani
Xamar weyne reer xamar cadcad, jareer
Xamar jabjab, ceelgaab isku raran: soomaali Harti i badan.
Waaberi, Eelaay iyo jareer, xooga abgaal
HODAN, HOWLWADAAN WARDHIIGLEY YAQSHIID KAARAAN MABA JIRIN, Abgaal xamar coows iyo xaabu dameero ku keeni jiray waana ka noqon jiray
![]()
Everytime a doofaar talks about the history of my city I'll bring the excellency and ground breaking pioneers as evidence of who really owned and still owns Muqdisho.Dr. Daa’uud Axmed Shuqul Naxariistii janno Allaha siiyee marxuum Dr. Daa’uud
Axmed Shuqul wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho 9kii bishii Maarso sanadkii
1945tii. Wuxuu waxbarashadiisa dugsiyada Hoose & Dhexe ee Jamaal C/naasir ku
dhammeystay magaalada Muqdisho, Dugsigii sarena wuxuu kaga baxay magaalada Leningrad
ee dalka Ruushka, halkaas oo uu sanadkii 1968dii mar kale ku dhameystay
waxbarashadiisii jaamacadeed. Wuxuu dib ugu soo laabtay isla sanadkaas dalka
Soomaaliya, wuxuuna shaqo ka bilaabay Isbitaal Digfeer halkaas oo uu ka shaqeynayay
illaa burburkii Soomaaliya. Sanadkii 1973dii wuxuu taqasus ku sameeyay dhinaca
qalliinka lafaha dalka Jarmalka. Sanadkii 1975 waxaa abaalmarin lagu siiyay dalka
Faransiiska kulan ay ku yeesheen dhaqaarta adduunka, ka dib markii uu noqday ninkii
ugu horreeyay ee Afrikaan ah ee ku guuleysta abuuritaanka lafaha burbura. Dr.
Daa’uud Axmed Shuqul wuxuu isku mar ka wada shaqeeyay Isbitaallada Digfeer, Xoogga &
Martiini, wuxuuna jaamacaddii Medicina ka ahaa Lucturer 1980 – 1990kii. Markii ay
burburtay dowladdii dhex ee Soomaaliya wuxuu shaqo ka bilaabay Isbitaal ku yaalla
magaalada Frankfort ee dalka Jarmalka sanadkii 1992dii – 1994tii. Sanadihii u
dhaxeeyay 1994tii ilaa 1999kii wuxuu degganaa dalka Talyaaniga. Dhammaadkii sanadkii
1999kii wuxuu u soo guuray magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu ku
geeriyooday 04tii bishii Novembar 2007da, waxaana lagu aasay qabuuraha muslimiinta
ee ku yaalla berriga magaalada London. Marxuumku wuxuu ifka kaga tagay 3wiil & 2
Gabdhood oo ku kala nool dalalka Ingiriiska, Mareykanka & Jarmalka. Naxariisto janno
Allaha siiyo. Isha qoraalkan C/casiis ‘Xildhiban’
Why are the so many Marehan in Mogadishu, it is huge investment and brain drain on our home regions, let these unukaa leh people build their city and live there alone, by just being their we have increased bilicda magaalada, it use to be a Bantu looking city.bashe19 wrote:AbkoowDhiblaawe wrote: Fri May 01, 2020 6:48 amNo such thing as free land being distributed in those lands. Secondly Celi cumar dont even live from Balcad to warsheikh.original dervish wrote: Fri May 01, 2020 6:43 am Warsheikh......I feel you brah.
However, tearing up Xamar is not the solution.
PS I'm going in with my cuz fam on free land being distributed to Celi Omar from Balacad to Warsheikh.
I dont get it so called reer Muqdishu, do you mean "UNUKAALEH", Bcos xamar before 1970 there were more majiirtens and Marehan then Abgaals. Majeeeten iyo Marehanka xamarkeliya ma degeneyn waxay xitaa degenaayen Warsheekh ilaa Cadale. Waku gagacaabi karaa raga ugu taajirsanaay sida Cabdi Khawaaje. Abgaal deexday ka iman jireen iyagoo coos, xaabo iyo caano dameero ku wata, waxay ka iibsan jireen reer xamar, daarood iyo talyaani magaalada degenaa, sidan bey u kaladeganaayen:
Kaambo hada Cabdulcasis majeerten, marehan, shiqaal
Bilaajo hada Shibis carab yemani, talyaani, soomali qasan
Shengaani reer xamar talyani
Xamar weyne reer xamar cadcad, jareer
Xamar jabjab, ceelgaab isku raran: soomaali Harti i badan.
Waaberi, Eelaay iyo jareer, xooga abgaal
HODAN, HOWLWADAAN WARDHIIGLEY YAQSHIID KAARAAN MABA JIRIN, Abgaal xamar coows iyo xaabu dameero ku keeni jiray waana ka noqon jiray
![]()
Dude don't waste your time on cayayaan. There's a reason I ignored him.Ardentte wrote: Fri May 01, 2020 8:40 pmAnother Doofaar refugee talking about my city, and of all the Doofaars its the naked bush dwelling sub species. Kkkkkkkbashe19 wrote: Fri May 01, 2020 12:13 pmAbkoowDhiblaawe wrote: Fri May 01, 2020 6:48 am
No such thing as free land being distributed in those lands. Secondly Celi cumar dont even live from Balcad to warsheikh.
I dont get it so called reer Muqdishu, do you mean "UNUKAALEH", Bcos xamar before 1970 there were more majiirtens and Marehan then Abgaals. Majeeeten iyo Marehanka xamarkeliya ma degeneyn waxay xitaa degenaayen Warsheekh ilaa Cadale. Waku gagacaabi karaa raga ugu taajirsanaay sida Cabdi Khawaaje. Abgaal deexday ka iman jireen iyagoo coos, xaabo iyo caano dameero ku wata, waxay ka iibsan jireen reer xamar, daarood iyo talyaani magaalada degenaa, sidan bey u kaladeganaayen:
Kaambo hada Cabdulcasis majeerten, marehan, shiqaal
Bilaajo hada Shibis carab yemani, talyaani, soomali qasan
Shengaani reer xamar talyani
Xamar weyne reer xamar cadcad, jareer
Xamar jabjab, ceelgaab isku raran: soomaali Harti i badan.
Waaberi, Eelaay iyo jareer, xooga abgaal
HODAN, HOWLWADAAN WARDHIIGLEY YAQSHIID KAARAAN MABA JIRIN, Abgaal xamar coows iyo xaabu dameero ku keeni jiray waana ka noqon jiray
![]()
Another laandheere Abgaal born in Muqdisho, while Mareexaan were naked in the bushes eating qulle.
Doctor, researcher, teacher, pioneer and an inspiration to us all. Dr Daa'uud Axmed Shuqul.
Everytime a doofaar talks about the history of my city I'll bring the excellency and ground breaking pioneers as evidence of who really owned and still owns Muqdisho.Dr. Daa’uud Axmed Shuqul Naxariistii janno Allaha siiyee marxuum Dr. Daa’uud
Axmed Shuqul wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho 9kii bishii Maarso sanadkii
1945tii. Wuxuu waxbarashadiisa dugsiyada Hoose & Dhexe ee Jamaal C/naasir ku
dhammeystay magaalada Muqdisho, Dugsigii sarena wuxuu kaga baxay magaalada Leningrad
ee dalka Ruushka, halkaas oo uu sanadkii 1968dii mar kale ku dhameystay
waxbarashadiisii jaamacadeed. Wuxuu dib ugu soo laabtay isla sanadkaas dalka
Soomaaliya, wuxuuna shaqo ka bilaabay Isbitaal Digfeer halkaas oo uu ka shaqeynayay
illaa burburkii Soomaaliya. Sanadkii 1973dii wuxuu taqasus ku sameeyay dhinaca
qalliinka lafaha dalka Jarmalka. Sanadkii 1975 waxaa abaalmarin lagu siiyay dalka
Faransiiska kulan ay ku yeesheen dhaqaarta adduunka, ka dib markii uu noqday ninkii
ugu horreeyay ee Afrikaan ah ee ku guuleysta abuuritaanka lafaha burbura. Dr.
Daa’uud Axmed Shuqul wuxuu isku mar ka wada shaqeeyay Isbitaallada Digfeer, Xoogga &
Martiini, wuxuuna jaamacaddii Medicina ka ahaa Lucturer 1980 – 1990kii. Markii ay
burburtay dowladdii dhex ee Soomaaliya wuxuu shaqo ka bilaabay Isbitaal ku yaalla
magaalada Frankfort ee dalka Jarmalka sanadkii 1992dii – 1994tii. Sanadihii u
dhaxeeyay 1994tii ilaa 1999kii wuxuu degganaa dalka Talyaaniga. Dhammaadkii sanadkii
1999kii wuxuu u soo guuray magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu ku
geeriyooday 04tii bishii Novembar 2007da, waxaana lagu aasay qabuuraha muslimiinta
ee ku yaalla berriga magaalada London. Marxuumku wuxuu ifka kaga tagay 3wiil & 2
Gabdhood oo ku kala nool dalalka Ingiriiska, Mareykanka & Jarmalka. Naxariisto janno
Allaha siiyo. Isha qoraalkan C/casiis ‘Xildhiban’
![]()
It's unfortunate you're indifferent to the plight of hundreds or thousands of people perishing in Xamar.