Damn there is no loyal official to farmaajo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Damn there is no loyal official to farmaajo

Post by sahal80 »

Kheyre iskaba dhaafba ma ogtahay in wasiirada daaroodka ay badanaaba ololo doorasho murashixiin kale ugu jiraan?

xagee sirta ha helnnaa waa waayn sida the coming UK draft at the SC in this month that rules out term extension? Farmaajo ragiisa! :russ:

waxay ku xirantahay xibnaha kale ee wadamada golaha Amaanka ku jira gaar ahaan kuwooda vito power ka ku leh in aysan dood ka qabin. Hadda kahor Haysom ay PNG ga siiyeen N&N in Dowladda Ingriiska waxay draft gareeysay warbaxin aad u kulul oo golaha amaanka ka soo baxi lahayd oo lagu cambaareeynaayo maamulka Farmaajo, laakiin waxaa revise gareeyay draftgaas Shiinaha oo ka dhigay mid yara qaboow oo aan ahayn tii hore oo Ingriisku soo draft gareeyay. Hadda waxay ila tahay dhamaan beesha caalamka aysan dood badan ka qabin draft-gaan marekanka horey u diideen

https://usun.usmission.gov/remarks-at-a ... somalia-5/




xildhibaanada Daaroodka ee beelaha yaryar sida jamaal iyo saadaq waxay la fadhiisteen dahir geele oo sidoo kale taageereen sheikh umal iyo ictisaam farmaajo ka quustey soo noqoshadiisa. nin siyaasi ah wuxuu leeyahay " Marka aad madaxwayne isku sharaxayso waxaa muhiim in siyaasyiinta badankood aysan cadaw gooni ah kuu arkin, qof ayaga hore u soo khayaamay ama godob hore ka galay aadan noqonin, haddii khayaano badan hore aad u soo sameeysay dhulka ayaa lagula jarayaa, tan labaad waa in aysan kuu arkin qof qabiilkooda neceb, hadii ay kuu arkaan in aad qabiilkooda necebtahay ama dagaal kula jirto ayadana kuuma codeeynaayaan. Labadaasba haddii ay kugu tuhmayaan cod kuma siinayaan 

Qodobka saddaaxaad inkastoo uu ka saameeyn yaryahay hassan sheekh iyo shariif marka hadii shacabwaynaha kuu arkaan qof xun labadaas taas ayaa saameeyn kuu yeelaneeyso umana codeeynayaan. Ogoow intaasba lacag ayeey kaa qaadanayaan laakiin codka intaas oo qodob ayuu ku xiranyahay iyo balanqaadyo. Xidlhbaanada Daarood inta badan ma rabaan Farmaajo laakiin Shariif iyo Xassan waxay u arkaan in qabiilkooda Daarood necebyihiin si gaar ahaaneed shariif oo ay suuqa u gashay thuma wallahi iyo 91 sidaas daraadeed ayaa Daahir uga rajo fiicanyahay labadooda haduu helo lacag fiican uu isku sharaxo. Shariifka dadka meeysan necbeen, Daaroodkana ma necbaan jirin laakin waxaa u fiicneed in kaambeeynkiisa dib ka bilaabo marka doorashada soo dhawaato, hadda isagana Daaroodka neceyb ayeey u qaadeen sida hassan shiikh dacaayado badana waa laga fidiyay sida inuu badda hore u gatay iyo waxaas sidoo kale siyaasiyiin Hawiye oo ka nasahan qodobada aan kor ku soo sheegay laakin lacag fiican haysto hadii ay tartanka ku soo biiraan ayagana rajo fiican ayay lahaan karaan"

reerow hassan u ololeeynaya dahir geele waa ardaddii fahad yasin oo al jazeera ka qoray. ar cidaan qaab yahuud ay u shaqeeyaan camal.

taxliilkiisa on farmaajo aadaan uga helay. wuxuu yiri mushkiladiisa waxa weeye inuu somalia ka tagay 1985kii oo dawlad xoogan ka jirtay wuxuu soo noqdey asagoo u heesta current somalia situation uu la midyahay kii 80skii!!

maba ka war hayo in wadankaan meel fog laga keenay oo la isku keenay saa darteed dadkii markaleey kala irdhoobeen meel walbe dab uu ka shiday ayaa jabaaxaya dhulka gees ka gees saa darteed geele waa rajul al marxala the man of the stage ama ninka xiligaan ugu haboon oo dabkaan damin kara oo midnimadii baadigoobi kara. good dacaayad :up:

daaroodka waawayn sida mj ka iyo OG waxay jecelyihiin shariifka oo u balanqaadey inay spacial status helayaan laakiin dahir geele wuxuu aad ugu xiranyahay mj ictisaamka sida cali xaaji warsame iyo siyaasiyiinta beelaha yaryar oo hada taxaaluf la galayo sida jamal iyo saadaq. shariif waxaa wata farool, gaas, ccc waxaa la dhahay juxa magacow pm laakin cuqdad qabiil iyo dal xaraash aa ku dhagan.



لم يعد فرماجو رئيس الحكومة، لأن مهام رئيس الحكومة الموظف ليس كمهام رئيس الجمهورية المنتخب، واتضح فوراأن ساعة الرئيس متوقفة في اللحظة التي غادر بها البلاد مهاجرا نحو بلاد الغرب، وكانت الصومال أنذاك تحت حكم عسكري مهاب، هذا التصور للحكم المتجمد في عقد ثمانينيات القرن الماضي عجلت اصطدام الرئيس بالواقع، وخلال ثلاثة سنوات ونصف من فترة الولاية الرئاسية التي لم يبق منها سوى شهورمعدودة اتخذت حكومة الرئيس فرماجو قرارات خاطئة لم تؤد سوى نتائج كارثية، وتأزمت بعدها الأوضاع السياسية كبوابة إلكترونية مصممة على إغلاق نفسها ذاتيا في حال العبث بها، وبعد عقدين كن الصوماليون يأملون في استعادة نظام حكم يلمل شملهم ويتفادي أخطاء الماضي، فإن هذه الحكومة قررت العمل عكس عقارب الساعة والتطلع لإقامة نظام دكتاتوري يحتكم إلى منطق القوة، يهتم لشراء الذمم ويكمم الأفواه، ولا يتقبل رأيا مخالفا، علاقة هذه الحكومة مع الأقاليم الفيدرالية مبنية على ثلاثة مستويات، أقاليم تم تعليبها ومودعة في الرفوف (جنوب غربي، هيرشبيلي وغلمدق) وأقاليم استعصت على التعليب فتم نبذها ومعاداتها(بونتلاند وجمهورية ارض الصومال) وأقاليم يتم تعبئة قوات صومالية وأجنبية للسيطرة عليها وتعليبها(جوبلاند) حكومة لا تزال تمارس مهام حكومة مركزية في الوقت الذي ينص الدستور الانتقالي أن البلاد اتخذت الفيدرالية كنظام للحكم،


google translation



للجمهورية لم يعد فرماجو رئيس الحكومة، لأن مهام رئيس الحكومة الموظف ليس كمهام رئيس الجمهورية المنتخب، واتضح فوراأن ساعة الرئيس متوقفة في اللحظة التي غادر بها البلاد مهاجرا نحو بلاد الغرب، وكانت الصومال أنذاك تحت حكم عسكري مهاب، هذا التصور للحكم المتجمد في عقد ثمانينيات القرن الماضي عجلت اصطدام الرئيس بالواقع، وخلال ثلاثة سنوات ونصف من فترة الولاية الرئاسية التي لم يبق منها سوى شهورمعدودة اتخذت حكومة الرئيس فرماجو قرارات خاطئة لم تؤد سوى نتائج كارثية، وتأزمت بعدها الأوضاع السياسية كبوابة إلكترونية مصممة على إغلاق نفسها ذاتيا في حال العبث بها، وبعد عقدين كن الصوماليون يأملون في استعادة نظام حكم يلمل شملهم ويتفادي أخطاء الماضي، فإن هذه الحكومة قررت العمل عكس عقارب الساعة والتطلع لإقامة نظام دكتاتوري يحتكم إلى منطق القوة، يهتم لشراء الذمم ويكمم الأفواه، ولا يتقبل رأيا مخالفا، علاقة هذه الحكومة مع الأقاليم الفيدرالية مبنية على ثلاثة مستويات، أقاليم تم تعليبها ومودعة في الرفوف (جنوب غربي، هيرشبيلي وغلمدق) وأقاليم استعصت على التعليب فتم نبذها ومعاداتها(بونتلاند وجمهورية ارض الصومال) وأقاليم يتم تعبئة قوات صومالية وأجنبية للسيطرة عليها وتعليبها(جوبلاند) حكومة لا تزال تمارس مهام حكومة مركزية في الوقت الذي ينص الدستور الانتقالي أن البلاد اتخذت الفيدرالية كنظام للحكم، he means being pm is like being president.

Vermajo is no longer the head of the government, because the functions of the employed head of government are not the same as those of the elected president, and it became clear immediately that the president's hour was stopped at the moment when he left the country migrating towards the West, and Somalia was then under a magnificent military rule, this perception of the frozen rule in the eighties of the century The past precipitated the president’s collision with reality, and during three and a half years of the presidential term from which only a few months were left, the government of President Vermago made the wrong decisions that only led to catastrophic results, and the political situation was aggravated as an electronic portal determined to close itself in the event of tampering with it And after two decades, the Somalis were hoping to restore a system of government that would reunite them and avoid the mistakes of the past, this government decided to work counterclockwise and to aspire to establish a dictatorial regime that governs to the logic of power, is interested in buying receivables and silencing mouths, and does not accept a different opinion, the relationship of this government with the federal regions Built on three levels, regions that have been packaged and deposited in shelves (southwest, Hershbili, and Glamdaq), regions that have been difficult to pack, and have been ostracized and hostile (Puntland and Somaliland) and regions that are being mobilized by Somali and foreign forces to control and conserve them (Jobland), a government still exercising government functions Central while the transitional constitution states that the country has adopted federalism as a system of government,



  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”