NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Post by sahal80 »

Ciid Mubaarak

marka hore waxaan ku bilaabaynaa xogteena hoose ee khaaska ah

Xaliimo Yareey oo 27 bisha laga sugaayay arrimaha doorashada ayaa ku fashilantay inay ku dhawaaqdo waqtiga doorashada taas oo keenaysa in miiska saamilayda(FGS, FMS,Mucaarad and civil society) lageeyo oo laga heshiiyo xiliga doorashasa waxaa la filaa in waqti ay ku darsato waxaa loo maleeynaa in 10 ka June ay hortagi doonto baarlamaanka ayadoo dhihi doonto; "Laba caqabad ayaa na hortaagan,mid waa sharciga xisbiyada oo aan la ansaxin wali, midda kalana waa miisaanyadda doorashada oo maqan wali, labadaas hadii aan jawaab ka helno oo diyaar yihiin waxaan idiin sheegi karaa jadwalka doorashada iyo sida aanu u qaban karno, hadi labadaas aysan diyaar ahayn markaas in laga heshiiyo doorashada ayeey noqoneeysaa. Dawlada UK oo UNSC u soo gudbin rabtey draft that rules out term extension ayadoo lasugaysa inta halima yareey ka cadeynayso mawqifkeeda. dhamaadka june shirka FGS&FMSka ayaa malafka doorashada lagu goaamin u fiirsada.

aniga ma dhageesto ciyaala suuqa iyo duqbilow iyo dahir calasow iyo abdirizak kabayare laakin dadka macquulka ah. inkastoon carabaha ku soo koray oo idhibayso af somaliga lagu celceliyo sida waa kow waa koow what a waste of time wallahi mawada dhagaysan waa dhaadhaafinayay waan ku nacay gaarhaye laakin marmar waa isdhsafiyaa oo dhageestaa qaab wacdi iyo siyaasad isigu jira madaama ramadaan lagu jiro :lol:
ictisaam waaye
i listen to him as analysis iyo waayo aragnimo. jump on 43;00 about labada N oo lakala ruqsanayo kheyre oo galgalaya gorgortan ah "warnimanyahow intaan wax bad baadin karey waa badbaadshee anaa extensionka diidee wax ii ogolaada"

he makes good points. wuxuu dhahay cadaanka waxay diidayaan in meesha balaayo kale ka soo bacdo sida syria iyo ciraaq hadii dadka xamar kacdoon sameeyaan amnigoodeey ka fakarayaan marka ma ogola extension. see thats what i call waayo aragnimo as political islamist he knows how they think. he said yamaamaato waa shaydaan marka hore iska dhigaya inuu kula sicdo kadibna kaa bari noqanaya! :shock:

Wow! Farmaajo waa maraykan saanaa u danbaysey :lol:

wuxuu dhahay jabwayn ayaa ka gaaray N&N social mediahii ay ciidamayn jireen kadib markii looga guulaystey Farmaajo codbixino dhowr ah ayagoo iska shifaya oo leh "fake accounts ay istocmaaleen"

waa waxay sameeyn jireen :lol:

ciyaalka schoolada aa basekooda ahaa markii la fasaxay waa waayeen wax dhah saxweeye thanks coronavirus kkkkkkkkkkkkk

ugu danbayn casekii bada ooy ku jabeen oo hassan sh shacbiyad wayn siiyay(ayaantaan misawiradiisaan ku arkay avatarada facebooka) :lol:

from 43:00 to 58:00 labadii N&N oo lakala qaatey
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Post by XimanJaale »

Sahal,

Who do you want to become the president of Somalia in the next election. And for what reasons do you want them to become president.

Eid mubarak btw
ReerGarowe
Posts: 193
Joined: Mon Apr 27, 2020 10:51 am

Post by ReerGarowe »

XimanJaale wrote: Sahal,

Who do you want to become the president of Somalia in the next election. And for what reasons do you want them to become president.

Eid mubarak btw
Someone who's a confederalist. Centralism is finished
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Post by paperino »

XimanJaale wrote: Sat May 23, 2020 3:31 pm Sahal,

Who do you want to become the president of Somalia in the next election. And for what reasons do you want them to become president.

Eid mubarak btw
Personally, anyone (even a dictator) capable of ending the political chaos and uniting the country under a central gov.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Post by sahal80 »

XimanJaale wrote: Sat May 23, 2020 3:31 pm Sahal,

Who do you want to become the president of Somalia in the next election. And for what reasons do you want them to become president.

Eid mubarak btw
Eid Mubarak to You. sxb i support any new face im not pro hassan sh, sheikh sharif, Farmaajo and Kheyre but i support Kheyre tactically nothing has to do with qabiil like hawiye and Farmaajo being Darood. the analyst i posted is darod. Kheyre is against term extension bc it will be at his expense as it will require a pm from the opposition so we have some thing in common with him. you r free to believe it or not asaga iyo farmaajo waa kala adkaan waayeen farmaajo tries to restore back running every thing and officials in the bank or security or banaadir dealing with him stright instead of kheyre like it used to be before hoping in this way to deconstruct him he also asked him to do cabinet reshuflle so theu can cohabit atleast while ambushing eachother.

Kheyre wants to host shirka FGS and FMS in late june in Jowhar with the participation of Madoobe you will see.

Farmaajo kheyre khilaf is open now. all my old talking points

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Post by XimanJaale »

sahal80 wrote: Sat May 23, 2020 5:21 pm
XimanJaale wrote: Sat May 23, 2020 3:31 pm Sahal,

Who do you want to become the president of Somalia in the next election. And for what reasons do you want them to become president.

Eid mubarak btw
Eid Mubarak to You. sxb i support any new face im not pro hassan sh, sheikh sharif, Farmaajo and Kheyre but i support Kheyre tactically nothing has to do with qabiil like hawiye and Farmaajo being Darood. the analyst i posted is darod. Kheyre is against term extension bc it will be at his expense as it will require a pm from the opposition so we have some thing in common with him. you r free to believe it or not asaga iyo farmaajo waa kala adkaan waayeen farmaajo tries to restore back running every thing and officials in the bank or security or banaadir dealing with him stright instead of kheyre like it used to be before hoping in this way to deconstruct him he also asked him to do cabinet reshuflle so theu can cohabit atleast while ambushing eachother.

Kheyre wants to host shirka FGS and FMS in late june in Jowhar with the participation of Madoobe you will see.

Farmaajo kheyre khilaf is open now. all my old talking points

So you want a new face? Fair enough.

But what kind of new face do you want. What kind of leader do you want? What should they do that is gonna be different to the old faces.

You also mentioned Khaire is a tactical guy. To be honest I am not suprised. Because Farmaajo found him, and Farmaajo will hire someone similar to him. I remember when Farmaajo appointed the PM. He said he will make sure the PM is better than him. I guess Farmaajo is a man of his word. Because Khaire is a good prime minister and he takes no shit like Farmaajo. They both have arrogant personality which is needed in Somalia. We had many soft and servile leaders since TNG and TFG and even Xassan Sheek Maxmuud times.

I personally want Farmaajo or Khaire to win next election. They both proofed to us that they can work together. But they have shown us good development in the country. Gaal dil gartiis na sii.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Post by sahal80 »

XimanJaale wrote: Sun May 24, 2020 8:13 am

officially i dont have one candidate but there r siyaasiyiin i dislike them like Dam jadiid. hassan sh just appointed odowaa as the general secretary of the party he replaced fiqi damn this guy never learns from his mistakes. this party is behind the HAG division.

im not against Abgaal or HG just Damjadeed

some r blaming murusade now but under their rule ciidamo ay caafadooda dul dhigeen oo wiilashooda soo qab qaban jiray in the name of Al shabaab

Hawadle the guys who opened Jowhar conference without the participation of Hawadle.

i dont mind any new face but he must be the total opposite of Farmaajo with reconciliation- oriented leadership example Dahir Gele. reerow hassan guy who campaings for him says

"taxliilkiisa on farmaajo aadaan uga helay. wuxuu yiri mushkiladiisa waxa weeye inuu somalia ka tagay 1985kii oo dawlad xoogan ka jirtay wuxuu soo noqdey asagoo u heesta current somalia situation uu la midyahay kii 80skii!!

maba ka war hayo in wadankaan meel fog laga keenay oo la isku keenay saa darteed dadkii markaleey kala irdhoobeen meel walbe dab uu ka shiday ayaa jabaaxaya dhulka gees ka gees saa darteed geele waa rajul al marxala the man of the stage ama ninka xiligaan ugu haboon oo dabkaan damin kara oo midnimadii baadigoobi kara"

https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 7#p4978391
ReerGarowe
Posts: 193
Joined: Mon Apr 27, 2020 10:51 am

Re: NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Post by ReerGarowe »

Sheikh Sharif and all of the Madasha opposition coalition should step aside and let Dahir Gelle be the only viable candidate to challenge and defeat the N&N gang.

Dahir Gelle as President and Mr Juha (from PL) as Prime Minister
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Post by sahal80 »

Gamber ugu fariisanee like Garhaye said
Image
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: NIEC oo fashilantay, Jabkii CBB, "labada N oo la kala qaadanayo"

Post by theyuusuf143 »

XimanJaale wrote: Sun May 24, 2020 8:13 am
sahal80 wrote: Sat May 23, 2020 5:21 pm
XimanJaale wrote: Sat May 23, 2020 3:31 pm Sahal,

Who do you want to become the president of Somalia in the next election. And for what reasons do you want them to become president.

Eid mubarak btw
Eid Mubarak to You. sxb i support any new face im not pro hassan sh, sheikh sharif, Farmaajo and Kheyre but i support Kheyre tactically nothing has to do with qabiil like hawiye and Farmaajo being Darood. the analyst i posted is darod. Kheyre is against term extension bc it will be at his expense as it will require a pm from the opposition so we have some thing in common with him. you r free to believe it or not asaga iyo farmaajo waa kala adkaan waayeen farmaajo tries to restore back running every thing and officials in the bank or security or banaadir dealing with him stright instead of kheyre like it used to be before hoping in this way to deconstruct him he also asked him to do cabinet reshuflle so theu can cohabit atleast while ambushing eachother.

Kheyre wants to host shirka FGS and FMS in late june in Jowhar with the participation of Madoobe you will see.

Farmaajo kheyre khilaf is open now. all my old talking points

So you want a new face? Fair enough.

But what kind of new face do you want. What kind of leader do you want? What should they do that is gonna be different to the old faces.

You also mentioned Khaire is a tactical guy. To be honest I am not suprised. Because Farmaajo found him, and Farmaajo will hire someone similar to him. I remember when Farmaajo appointed the PM. He said he will make sure the PM is better than him. I guess Farmaajo is a man of his word. Because Khaire is a good prime minister and he takes no shit like Farmaajo. They both have arrogant personality which is needed in Somalia. We had many soft and servile leaders since TNG and TFG and even Xassan Sheek Maxmuud times.

I personally want Farmaajo or Khaire to win next election. They both proofed to us that they can work together. But they have shown us good development in the country. Gaal dil gartiis na sii.

If the peaple are voting laandheere candidates have better chance to win, culusaw party for example can easily defeat khayre party as culusaw has bigger support base . Farmaajo fkked up his own support base so he may not get enough votes from puntland and jubaland. I want A.A.W to win .
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”