Xog qatar ah oo hada halay kadib markaan sameeyay threadkaan oon raadinayay ujeedka kheyre waxaa la ii sheegay in Habeen hore asaga iyo Farmaajo ku heshiiyeen in doorashada xiligeeda lagu qabto maxaa keenay isbadalka Farmaajo?
saan marar badan sheegnay extension wuxuu u baahanyahay heshiis mucaaradka iyo maamulgoboleedyada laga galo waliba mucaaradla hiraab ee dagaalka iclaaminaya oo markaas pmka la siiyo ama abgaal sida u badan ama HG. Farmaajo haduu arintaan damco waxaa kala tuuraya kheyre oo la heshiin kara ugu yaraan maamulgoboleedyada kuna xirankara beesha caalamka waxaan si fiican ugu sharaxay in my thread "Farmaajos dilemma"
waxay keeneen aan 2 sano kuwada darsano hadeey xaajada xumaatana baydhabo u guurno halkaas oo walaalaheen itoobiya nagu ilaalinayaan laakin hada Kheyre wuxuu la yimid new tactics oo ah "ok seedi, isma sharaxayo hal xisbina waa samaysanaynaa adiga ayaana wax kula dhisi laakin aan ku qabano doorashada waqtigeeda!
mr xukun jaceyl waa filan waayey afkuu kala taagey kadbina xabadkuu kheyre ku qabtey saying "i knew you will say that i knew you thanks seedi"
Farmaajo waxaa laga dhaadhiciyay hadii kheyre kula socdo waa soo baxaysaa waxba ha ku darsan hada qabo wasiiradaas kheyre la hadlayo ayaa la soo calinyaa ayagoo xilibaano ah oo kuu codeeyn doona
Kheyre saas ayuu shirka u qabtey 'asagoo bilaabay ololihii Mooge"
"markii la gaaro dhamaadka sanadka ayuu kheyre ku dhawaaqi inuu asaga yahay musharaxa xisbiga"
