Page 1 of 2

Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Sun May 31, 2020 12:04 pm
by Kees70
Gobolka Banaadir oo markii ugu horreysay matalaad ku yeelan doona Aqalka Sare



Muqdisho (Caasimada Online) – Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horreysay matalaad ku yeelan doona Aqalka Sare ee baarlamanka, sida ay go’aamiyeen Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Guddigan, oo ka kooban 14 xubnood, ayaa maanta sheegay inay soo geba-gebeeyeen howshooda, iyadoo warbixintooda u gudbin doona Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka.

Xeerarka Guddiga ay soo dhameystirayeen ayaa waxaa ka mid ahaa sidii Gobolka Banaadir uu wax uga heli lahaa kuraasta Aqalka Sare ee baarlamanka, arrinta Somaliland iyo arrimo kale.

Sida ay noo sheegeen xubno guddiga ka mid ah, waxay go’aamiyeen in 7 kursi oo dheeri ah lagu daro Aqalka Sare oo hadda ka kooban 54 kursi, ayada oo 7-da kursi lasii doono Gobolka Banaadir.

Guddiga ayaa sidoo kale go’aamiyey in kuraastaas 7-da ah lagu dooran doono hab qeybsiga 4.5.

In kuraastan la meel-mariyo ayaa u baahnaan doonta wax ka beddel lagu sameeyo dastuurka dalka, kaasi oo laga rabo baarlamanka Labada Aqal uu ku ansixiyo 3 meel labo meel.

Xubno ka tirsan guddiga ayaa sidoo kale noo sheegay, qeybinta 7-da kursi ay go’aan ka gaari doonaan hoggaanka sare ee dalka.

Arrntan ayaa khilaaf cusub horseedi doonto, ayada oo la rumeysan yahay in beelaha dega Muqdisho ay ka dhiidhin doonaan in dad aan u dhalan gobolka ay Aqalka Sare ku matalaan.



https://www.caasimada.net/gobolka-banaa ... alka-sare/

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Sun May 31, 2020 12:30 pm
by AbkoowDhiblaawe
Reer Xamar 1, Wacbuudhan 2, harti 1, Waceysle 1 , murusade 1 n HG 1. This how it should be divided. There's no way it will be divided through 4,5. Wishful thinking

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Sun May 31, 2020 1:54 pm
by BigBreak
The Upper House should give 9 seats to Banadir and the remaining 45 be divided up equally among the 5 regional states of Somalia. The lies and delusions of Somaliland and Somalia being one country must end and I hope the Hawiye candidates for Somalia's presidency should not shy away at recognising Somaliland as a separate country

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Sun May 31, 2020 3:09 pm
by sahal80
Banaadir having 7 seats in the upper parliament is great it will make it equal to the FMS. HAG gains more through federalism fuck the old 18 gobol.

they havent mentioned 4.5 but if this happens 4 will go to hawiye(i predict Abgaal 2, Murusade1, HG1 we hawadle can get as cadcad(dhabarwayne :lol: )) and 3 for the rest and beesha shanaad each 1. now think of this; Digil(not mirifle i bet it will go for garre who claim to be samaale but are part of D&M in 4.5. lower shabelle governor belongs to them even beesha shanaad could shiilhal affiliated reerow hassan or duduble affiliated madhiban) and Cadcads are an ally. only needs to elect its governor to become full state.

sorry about this guy including SL map
PL 11
Southwest 8
JL 8
Galmudug 8
Hirshabelle 8
Banaadir 7


Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Sun May 31, 2020 5:32 pm
by AbdiWahab252
This is a silly idea! It should be 40% Abgaal 30% HG 10% Cadcad, 10% Kamasale Hawiye 10% Murusade, Hawadle, Gugundhabe.

All of the above sacrificed for the liberation of Xamar in 1991

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Sun May 31, 2020 5:52 pm
by Kacdoon
AbdiWahab252 wrote: Sun May 31, 2020 5:32 pm This is a silly idea! It should be 40% Abgaal 30% HG 10% Cadcad, 10% Kamasale Hawiye 10% Murusade, Hawadle, Gugundhabe.

All of the above sacrificed for the liberation of Xamar in 1991
Tell me dear what did you do to the Cad cad ?

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Sun May 31, 2020 8:50 pm
by sahal80
hadii banaadir 4.5 la dhoho kama dhigna in eqaul qabiilada uqeebsadaan laakin hawiye maahaa hiraab oo kaliya iyo murusade aaway pre-hawiye hawiye maternal decent waxay ka buuxaan beesha shanaad sida cawramale, ajuuraan, hawiye-allied madhibaan. in cadcadaka waxaa heesataa gandarshe(shiikhal) iyo dhabaweyne(hawadle) morshe(ajuran) atleast they can be allied. uk home officeka dhabarweyne mar danbe ay bilaan been inay sharci siiyaan bc they were under hawadle protection. some of my family claimed them to get sharci and they were surprised when they got told your hawadle qqq they never knew about that myth.

in D&M waxaa heesataa garre


kursiga waa rotation among beelaha qabiil kaste wixii .5 ah bari waa badali kartaa kuwaan sheegaa ku badalee hadii mid aadan jecleen maanta ka soo gasho .5 iyo D&M you get me? and that will male Banaadir a HAG state.


Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Sun May 31, 2020 11:07 pm
by grandpakhalif
We dont want seats in Benaadir leave it for Hawiye, Darood already have Kismaayo.

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Sun May 31, 2020 11:07 pm
by grandpakhalif
We dont want seats in Benaadir leave it for Hawiye, Darood already have Kismaayo.

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Mon Jun 01, 2020 5:13 am
by sahal80
darood have already more seats than hawiye and the rest they have 17 in the upper parliament while hawiye got 14.

waxaa jira beelo dumi ka tirsanayo hassan sh sida shiikhaal "oo qoortooda madoobe loo dhiibay" iyo murusade oo galmudug hal laga siiyay.
the rule is hadii qabiilku sadex kursi ka heesto aqalka hoose waa in maamul goboleedyada laga siiyo 1 aqalka sare ah. shiikhaal waxay heesataa 3 kursi marka JL waa looga diiday inay kursiga aqalka sare ka helaan. most of sheekhal live in JL hadii maamulgoboleed laga hadlo. jilib is the biggest city in jubada dhexe and the majority are shiikhal and tunni forget about jubada hoose like Kismayo, geesgaduud iyo hoosingow.

murusade oo leh 7 kursi waxay xaq u lahaayeen 2 aqalka sare laakin 1 aa laga siiyay Galmudug.



Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Mon Jun 01, 2020 6:57 am
by Murax
Beesha Sade maxay heleen???

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Mon Jun 01, 2020 8:11 am
by Nomand
4.5 in baanadir is bullshit,

it should be 35 percent jareerweeyne

35 percent Digil iyo mirifle

7.5 percent cadcad

5 percent isaaq

5 percent darood

12.5 percent hawiye.

that is a fair representation of banaadir, which is what will probably happen when 1 man 1 vote takes place.

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Mon Jun 01, 2020 4:41 pm
by Cunaaye25
Xamar unukaa leh- soomali oo dhan ayaa iska leh.

You can't eat your cake, and have it too!
Casimada waa astaan qaran.

How come the intellectual HAG didn't rebuild muqdisho after 1991 when the city became a ghost town.
When TFG was created and they were happy to host the capital.

Hosting the capitals comes with tremendous benefits economically and politically.

1.Port-reopened,Airports, hospitals, road rebuilt , government institutions building rebuilt, parliament building/senate/theatre, stadium house,street light, and etc.

Land prices went up and residents of the city some became millionaires in the process, the benefit is huge.

The NGO contracts , hosting the embassies, Gov contracts, Civil servants,military,police, Somali business of commerce and majority of Somali institutions are in the hands of HAG.

It’s not enough for them, they want more and more,
They shouldn’t even get 1 sweat.

The HAG nation have truly benefited from post civil war.

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Tue Jun 02, 2020 7:46 pm
by XimanJaale
Before Siad Barre came into power, Mogadishu was only 3 districts. So do the maths

The irony how metrapolitian Mogadishu become since Farmaajo came into power.

Daroods deserve 25% and within that beesha Sade deserve 15% since we are the most numerous Daaroods in Xamar but also have the most promixity to Mogadishu land wise (South Central).

Re: Farmaajo giving Rights of Banaadir Mogadish away in 4.5 style

Posted: Tue Jun 02, 2020 10:47 pm
by Django
XimanJaale wrote: Tue Jun 02, 2020 7:46 pm Before Siad Barre came into power, Mogadishu was only 3 districts. So do the maths

The irony how metrapolitian Mogadishu become since Farmaajo came into power.

Daroods deserve 25% and within that beesha Sade deserve 15% since we are the most numerous Daaroods in Xamar but also have the most promixity to Mogadishu land wise (South Central).
That is a lie Cawliyahan only in Xamar is more than MX.