Qoorqoor caadi maaha waa nin raba inuu dhamaan wax la cuno(N&N, mucaarad, the three anti-N&N FMS)but our sources say he will jump on the anti- government bandwagon later on perhaps in this shir when he will support the scenario of indirect elections.
Ahmed Madobe is Coming to GLK much better than jowhar or baidoa.
Galmudug oo laga yaabo inay martigeliso Shirka Dowlada Federalka iyo Dowlad goboleedyad. Jowhar.com
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in magaalo ka mid ah dowlad goboleedka Galmudug lagu qaban doono shir ay isugu imanayaan madaxda dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo maalmaha soo socda dhici doona.
Qabashada shirkan ayaa waxaa gadaal ka riixaya Beesha Caalamka, si loo bilaabo jawi is faham ah oo la isugu keeni karo Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in doorka shirka fududeyntiisa iyo qaban qaabadiisa uu qaadan doono Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan, iyadoo dhammaan dhinacyada shirkaas ka qeyb galaya si isku mid ah Xafiiska UNSOM u casuumi doono.
Illaa iyo hadda ma jiro goob rasmi ah oo shirku ka dhacaya,hase yeeshee waxaa jira warar kala duwan oo soo baxaya oo tilmaamaya in shirka uu ka dhici karo magaalada Gaalkacyo ama magaalada Dhuusamareeb.
Dowlada Maraykanka ayaa dhowaan ugu baaqday dowlada federalka inay wadahadalo la gasho dowlad goboleedyada.
Kulankan ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhowaan ay kulmeen ergeyga qaramada midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo agaasimaha sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa dhowaan soo saaray warsaxaafadeed uu ku baaqay inay kulmaan madaxda dowlada federalka iyo dowlad goboleedyada waxaana baaqaas soo dhoweeyay illaa saddex dowlad goboleed sida Hirshabelle,Puntland iyo Jubbaland,balse kama aysan hadlin dowlad goboleedyada Koofurgalbeed iyo Galmudug.
GLK(southside) may host the meeting between FGS and FMS leaders
Moderator: Moderators
Re: GLK(southside) may host the meeting between FGS and FMS leaders
Maybe the meeting should be in a city that is fully controlled by Puntland since PL is the only state that is fully free from the control of the SFG. Galkayo unfortunately is divided into two different administrations and this cannot continue if Somalia is to fully recover and unite with a single functioning state
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: GLK(southside) may host the meeting between FGS and FMS leaders
I am invested in a hotel there. Illahey ha naga Diigo Shiirjoob ama Sabjoog
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1124 Views
-
Last post by sahal80
-
- 21 Replies
- 1971 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 49 Replies
- 3196 Views
-
Last post by udun
-
- 28 Replies
- 2042 Views
-
Last post by paperino
-
- 3 Replies
- 388 Views
-
Last post by Coeus
-
- 30 Replies
- 2364 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 0 Replies
- 480 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 2542 Views
-
Last post by bashe19
-
- 8 Replies
- 1586 Views
-
Last post by AbdiWahab252