Abgaal: cayaarta offsite bey ka galeen, cambuulada iyo bunku wa u iidaaman yahay powerka meel ay kagalaan be la' yihiin, iyaga dhexdoodana wey isu dhakanyihiin korkana midnimo beeney tusayiin, yaa Mariixmaan naga leexiya?
Habargidir: xoogoodu galmuguw aaday dekedda hobyood, hadaan xoogeena kusoo jeedino Qatar waxba ugama baahnin unukaa dhisan karna, aryaa Bakaaro halagasoo gurmado, xamar iyo dowlada dhexe Marexan a u dayney.
Ogaadeen: Xitaa Kismaayo wa ka carareen awalba say u dhan yihiin dabaqoodhiyaal saddex baasaboorley ahaayeen, Kismaayo baahiya ka dilaacday, firxadkooda laga dareema Gaariza gubaay, Qabridahar iyo Jigjiga, Somalia Marexan ban uga nimid awowgod la gubka.
Majiirten: Dekeda Bosaaso inaga iyo Imaraatka nooma qaybsanto aad bey u yartahay dowladii dhexena cayaarta nagu fahantay in Dubei nalaka xukumo muufo aan maraq lahayn kor u sidaan, war walaahan yeeleyn Somaali Marexan nagama dooran karaan, wa inaan cayaarta Abgaal number 7 beena u dhiibna, kafin 10 buuxa an kula wareegna.

ILLAA HADA SIYAASADA WA LAGU KALA DAMBEEYAA