Page 1 of 1

Seattle: Ciidamada Liberal la wareegay goobtii ay ku sugnaayeen Seattle Police

Posted: Sat Jun 13, 2020 7:05 pm
by Murax
Voltage, oo sheegta inuu yahay madaxweynaha maamulkan Isbedeldoonka Seattle, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in boolisla gobolka Washington ay tanaasuleen

"Waxaan halkan ka sheegeynaa oo aan ka naxnay dhibaatooyinkii iyo cunsurinimada ka dhacay mareykanka, inaan go`aansannay inaan soo afjarno oo aan dadka shacabka ah u gargaarno.

www.warkasuuban.com



Voltage nooga waran, you and SultanOrder part of the takeover? :shock:

Re: Seattle: Ciidamada Liberal la wareegay goobtii ay ku sugnaayeen Seattle Police

Posted: Sat Jun 13, 2020 7:23 pm
by AbdiWahab252
This is the liberal version of the Bundy ranch saga when Obama the bitch was President

Re: Seattle: Ciidamada Liberal la wareegay goobtii ay ku sugnaayeen Seattle Police

Posted: Sun Jun 14, 2020 5:29 am
by FarhanYare
They've murdered another black guy in atlanta.