Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
Moderator: Moderators
Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
I call things like I see em, he’s Officially recognized. My only thing is if it was going to end up like this, why oppose this whole time? Smh.
DEG DEG: DF oo Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweynaha Jubbaland
Saalax Saciid SabriyeBy Saalax Saciid Sabriye
June 14, 2020
in Warar
Muqdisho ( Caasimadda Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweynaha Jubbaland.
Dowladda ayaa sheegtay in aqoonsigaas uu yahay mid Axmed Madoobe loogu aqoonsaday inuu si kumeel gaar ah u noqdo madaxweynaha Jubblanad muddo laba sano ah.
Labada sano ee Axmed Madoobe loogu aqoonsanday Madaxweynaha Jubbaland ayey sheegtay Dowladda inay ka bilaabaneyso waqtigii ay dhacday doorashadii Kismaayo ee dib loogu doortay, taasoo ka dhigan in hadda ay kaliya u hartay hal sano.
Sidoo kale war saxaafadeedka kasoo baxay Dowladda ayaa Axmed Madoobe loogu baaqay inuu isku keeno qeybaha kala duwan ee Jubbaland si looga tashto dhismaha Maamulka Jubbaland marka uu dhamaado waqtiga kumeel gaarka ah ee loo ogolaaday Axmed Madoobe.
Dowladda ayaa ugu dambeyntii cambaareysay faragelin ay sheegtay inay Dowladda Kenya ku heysto arrimaha Soomaaliya gaar ahaan Jubbaland.
Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka kasoo baxay Dowladda
Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyada oo ka duuleysa qaraarkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ay ku ansixiyeen go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta kaasoo ay ku caddaysay inaysan aqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii Jubaland ee hareer marsanaa habraacyada saxda ah ee ay dejisay Wasaaradda, kana hor imaanayay Dastuurka Jubaland iyo Dastuurka Federaalka;
DFS iyada oo tixgelisay mawqifkii caddaa ee Beesha Caalamka ee ku aaddanaa in ay lagama maarmaan tahay in ay dhacdo doorasho la isku raacsanyahay, la isku halleyn karo, haysata taageerada dadka Jubalanad oo dhan, horseedi karta midnimada bulshada Jubaland, laguna duray sax ahaanshaha doorashadii dhacday;
DFS waxay ka xuntahay faragelinta qaawan ee Kenya ee arrimaha doorashooyinka Jubaland taasoo dooneyso in ay cadaadis siyaasadeed uga dhigto Dawladda Federaalka Soomaaliya si ay danaheeda uga gaarto qadiyadaha lagu muransan yahay ee dhex yaalla labada wadan gaar ahaan dacwada badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.
DFS oo garawsan baahida loo qabo in la helo maamul ay heshiis ku yihiin dhammaan dadka deegaanka, ayna lagama maarmaan tahay in la lasoo afjaro khilaafaadka soo jiitamayay waxay soosaartay go’aamadan;
DFS waxay Mudane Axmed Maxamed Islaam u aqoonsanaysaa Madaweynaha Maamulka Kumeel Gaar ah ee Jubaland.
More in Home
Sawirro: Madaxweynaha JF iyo wafdi uu horkacayo oo u amba-baxay DALKA Jabuuti
Sawirro: Abiy oo ka dagay Jabuuti, qeybna ka ah shirka Soomaaliya iyo Somaliland
Somaliland oo shaacisay in FARMAAJO uusan laheyn qowl, lalana-geli karin heshiis
Al-Shabaab oo askar goosatay ku soo bandhigay JILIB
Cabdiraxmaan Macalin Cali oo lagu dilay Koonfur Afrika
Muddo-xileedka Maamulkan KMG ah waa labo sano ah oo ka bilaabanaysa xilligii uu dhammaaday muddo xileedkii u dambeeyay.
Waxaan ugu baaqaynaa Madaxweynaha KMG ee Jubaland inuu fidiyo gogol ay isugu imanayaan dhammaan dadkii ku kala irdhoobay khilaafka ka dhashay doorashadii Jubaland si dib loogu yagleelo Jubaland mideysan, ayna ka dhacdo doorasho waafaqsan Dastuurka Jubaland iyo Dastuurka Federaalka.
DFS iyada oo gudanaysa waajibeedkeeda dastuuriga ah waxay mar walba u taagan tahay ilaalinta danadaha qaranka, midnimada shacabkeeda iyo wadajirka dhuleed iyo badeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Last edited by Murax on Sun Jun 14, 2020 5:35 am, edited 1 time in total.
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
Kkkkk the sheikh caadi ma ahan. He is a battle hardened man He has learnt a lot from his days as a terrorist al Shabaab and Ogaden militia leader. I expect his own OG to remove him soon and replace him with another OG from jigjiga. The SLF (saransoor liberation front) will depose of him in a few years time bi idnila
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
Bro it's not like farmaajo did this willingly. He was forced by IC since all the FMS are against N&N except SW. Farmaajo was ordered to call for a dialogue with all the FMS, now he invited them to Xamar. But I don't think the meeting will be held there. Probably in GM or PL.
Big fail for N&N they wasted alot of resources on this fiasco. On top of that they used force in SW and GM. Now ppl will see it as farmaajo being qabiilist. Using force with bloodshed in non jeberti states. While accepting his fellow daarod to sit on the throne . He got terrible advicers
Big fail for N&N they wasted alot of resources on this fiasco. On top of that they used force in SW and GM. Now ppl will see it as farmaajo being qabiilist. Using force with bloodshed in non jeberti states. While accepting his fellow daarod to sit on the throne . He got terrible advicers
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N

admit that Farmaajo failed in every thing
2 years are face saving act waaba haduu Farmaajo soo noqonayo
Last edited by sahal80 on Sun Jun 14, 2020 6:04 am, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
Sayid axmed has won sahal was right when he said Farmaajo would be forced to recognize him. Guul Jubbaland!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
Farmaajo was willing to initiate a proxy war by Kenya and Ethiopia for control of J/L......no doubt about this.
He has achieved next to nothing for Somalia......Khyre is the only saving grace of this administration.
The only thing left for Farmaajo is to make an orderly and peaceful exit.....so someone more diplomatic and statesmanlike can lead Somalia forward.
He has achieved next to nothing for Somalia......Khyre is the only saving grace of this administration.
The only thing left for Farmaajo is to make an orderly and peaceful exit.....so someone more diplomatic and statesmanlike can lead Somalia forward.
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
i know all the time bc of the US recognizing him but i posted twice recently that Ethiopia reversing its position from buaale ironically i told this murax and said to him go capture it with your rag tag militias.grandpakhalif wrote: Sun Jun 14, 2020 6:03 am Sayid axmed has won sahal was right when he said Farmaajo would be forced to recognize him. Guul Jubbaland!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
I wonder what will happen to ciidanka Xamar laga keenay Gedo jooga! Cabdirashiid Janan will be back! They arrested him for nothingsahal80 wrote: Sun Jun 14, 2020 6:09 ami know all the time bc of the US recognizing him but i posted twice recently that Ethiopia reversing its position from buaale ironically i told this murax and said to him go capture it with your rag tag militias.grandpakhalif wrote: Sun Jun 14, 2020 6:03 am Sayid axmed has won sahal was right when he said Farmaajo would be forced to recognize him. Guul Jubbaland!
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
grandpakhalif wrote: Sun Jun 14, 2020 6:18 amI wonder what will happen to ciidanka Xamar laga keenay Gedo jooga! Cabdirashiid Janan will be back! They arrested him for nothingsahal80 wrote: Sun Jun 14, 2020 6:09 ami know all the time bc of the US recognizing him but i posted twice recently that Ethiopia reversing its position from buaale ironically i told this murax and said to him go capture it with your rag tag militias.grandpakhalif wrote: Sun Jun 14, 2020 6:03 am Sayid axmed has won sahal was right when he said Farmaajo would be forced to recognize him. Guul Jubbaland!
Go back to Bari flipflopping bastard marehanimadaada anaa galo
Last edited by nine on Sun Jun 14, 2020 7:13 am, edited 1 time in total.
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
This will be the status quo so long as the Kenyans are there anyone who thought other than dagaal removes Madobe is incorrect waa Kismayo how it is I laughed at some fellow Marehans who were telling me Buale marki la xoreeyo there will be doorashooyin iyo nacnac
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
Abkowdhiblaawe,
I agree with you 100%. Its not the did recognize him but its when and how. After all that energy, back and forth, Janaan etc now you recognize him after pressure. Right or wrong a lot of people even you maybe would have respected it more if N&N stuck to their guns no matter what out of principle. Now you look like you’re being an opportunist for elections. You’re right after GalMudug, SW this looks really bad. As my buddy Khalid Ali used to say Kii N&N ahaa Jab.
Sahal,
Ustaadh I said and was 100% that WAS N&N plan use the Eritrean trained troops for Bu’aale, install Oomar. Like I said before that has obviously failed and N&N looks bad. When did I say it was guaranteed? I think you have me confused with another MX forumer.

xataa aqoonsiga heshiis ahaan kuma dhicin to keep "the gains in Gedo" N&N aa hal mar daad dhinacooda ka soo furmay uu kheyre soo daayay but the man who saved the nation is abdi hashi also waare make it worse for Farmaajo for tipping the scales in favour of Pl and JLgrandpakhalif wrote: Sun Jun 14, 2020 6:18 amI wonder what will happen to ciidanka Xamar laga keenay Gedo jooga! Cabdirashiid Janan will be back! They arrested him for nothingsahal80 wrote: Sun Jun 14, 2020 6:09 ami know all the time bc of the US recognizing him but i posted twice recently that Ethiopia reversing its position from buaale ironically i told this murax and said to him go capture it with your rag tag militias.grandpakhalif wrote: Sun Jun 14, 2020 6:03 am Sayid axmed has won sahal was right when he said Farmaajo would be forced to recognize him. Guul Jubbaland!
Kheyre taktikiisa wuxuu ahaa aniga Farmaajo mardanbe ma ilaalinayo asagoo miciyo la,aan ah aan isa soo sharaxaa maba u bahni inaan hada isku dhacno waa guuleystey kkkkk
Hassan Sheikh was far better on JL than Farmaajo atleast they compromised, made some change and secured its support.
JL rejects being an interim admin.
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
me in response to youMurax wrote: Sun Jun 14, 2020 6:40 am Abkowdhiblaawe,
I agree with you 100%. Its not the did recognize him but its when and how. After all that energy, back and forth, Janaan etc now you recognize him after pressure. Right or wrong a lot of people even you maybe would have respected it more if N&N stuck to their guns no matter what out of principle. Now you look like you’re being an opportunist for elections. You’re right after GalMudug, SW this looks really bad. As my buddy Khalid Ali used to say Kii N&N ahaa Jab.
Sahal,
Ustaadh I said and was 100% that WAS N&N plan use the Eritrean trained troops for Bu’aale, install Oomar. Like I said before that has obviously failed and N&N looks bad. When did I say it was guaranteed? I think you have me confused with another MX forumer.
"
these things happened and you still are led by your tribal delusions
one N&N party failed
"Buaale offensive" failed after Ethiopia backpedaled its position on JL for whatecer reason
Farmaajo staff in preparation meetings with madobe staff!
Kheyre and now the speakers supporting a dialogue with saamileyda while your adeer keeps saying "we agreed one man one bite before in baydhabe" we r free country beesha caalamka should respect us

https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 3#p4980365
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
Gun ka tahay wasse, Farmaajo took same decision as me to recognize Madoobe as leader of JL it was your uncle Barre who failed marehan in his 10 yr rule and failed to make mamuul no go cry like a lil bitch Madoobe here to staynine wrote: Sun Jun 14, 2020 6:28 amgrandpakhalif wrote: Sun Jun 14, 2020 6:18 amI wonder what will happen to ciidanka Xamar laga keenay Gedo jooga! Cabdirashiid Janan will be back! They arrested him for nothingsahal80 wrote: Sun Jun 14, 2020 6:09 am i know all the time bc of the US recognizing him but i posted twice recently that Ethiopia reversing its position from buaale ironically i told this murax and said to him go capture it with your rag tag militias.
Go back to Bari flipflopping bastard marehanimadaada anaa galo

Re: Axmed Madoobe Wins, Outmaneuvers N&N
No road has been paved since the kacaan fell the place is the port and airport. No Marehan siyaasi today can polish Adeer Barre's boots he left a void no one has filled.grandpakhalif wrote: Sun Jun 14, 2020 7:34 amGun ka tahay wasse, Farmaajo took same decision as me to recognize Madoobe as leader of JL it was your uncle Barre who failed marehan in his 10 yr rule and failed to make mamuul no go cry like a lil bitch Madoobe here to staynine wrote: Sun Jun 14, 2020 6:28 amgrandpakhalif wrote: Sun Jun 14, 2020 6:18 am
I wonder what will happen to ciidanka Xamar laga keenay Gedo jooga! Cabdirashiid Janan will be back! They arrested him for nothing
Go back to Bari flipflopping bastard marehanimadaada anaa galo![]()
Nigga escaped multiple assassination attempts
The likes of you are Janan who we don't even know where he is. Abdi Shire is irrelevant. Ina Sayid is lower than Cirro was atleast Cirro had a few Marehan askar with him.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 4711 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 21 Replies
- 2389 Views
-
Last post by SuldaanOfSanaag
-
- 11 Replies
- 1184 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 4 Replies
- 519 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 589 Views
-
Last post by EnlightenedNomad
-
- 2 Replies
- 517 Views
-
Last post by paperino
-
- 21 Replies
- 1415 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 2 Replies
- 417 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 7 Replies
- 973 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 17 Replies
- 2673 Views
-
Last post by original dervish